Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Togdheer: Cadow yuurara ma magaalaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danab

Wednesday, March 14, 2001 - 11:01 am
Salaan dhamaan reer togdheer
waxaan rabay in aan ini waydiiyo magaalo la yiraahdo cadow yuurara ma jirtaa deegaanka Togdheer.
Nin saaxiibkay ah ayaa mar walba ka sheekeeya magaaladaas aniguna hore umaan maqlin
markaa suaashaas iga soo qanciya.
thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qumane

Saturday, March 17, 2001 - 10:15 am
to:danab haa saaxiib cadow yuurara waa magaalo waxaanay ka tirsan tahay gobolka togdheer qiyaastii 30km ayey burco u jirtaa waana waxayna u dhaxaysaa cali sahid iyo kabadheere waana nice place