Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Meeye dhalinyaradii ree Garbahaareey sanadihii 1978-1985.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Thursday, March 15, 2001 - 03:31 pm
Waxaan halkaan kabaafinayaa dhalintii ree garbo.
Gabdho iyo wiilalbo.Fadlan igalasoo xiriir halkan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x-garba

Saturday, March 31, 2001 - 09:00 am
Sheekhoow waa na kane bal soo daa! Xaashi-Weer oo biya-keenay inta matoorka aktiisa uga soo dhacday, meesha toggu waddada ka gooyo ma uga soo baxday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Sunday, April 08, 2001 - 06:42 pm
Saaxiib dhul aan aad ugartey ayaad kashanqarisey
hase ahaate shaqaale badan oo aanan ree gobolka-
ahayn ayaa shaqo dawladeed iyo mid gaar ah intabo
u iman jirey deegaanka aynu hadalhayno.Hadabo -
yaad kaxasuusataa dhalintii ree Garbo.Waliba si- ay kuugu sahlanaato maan kuu bilaabo.

Xarawe,Abdi Sade kumi,Xuud,Kaabir,Daqare,Arile.
Kusoo dar,ragii maxaa dhumay maxaase dhaqan.
By,your brother Xasan.