Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: MAREEXAAN IYO MAJEERTEEN MAXAA KA DHEXEEYA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Friday, March 16, 2001 - 08:58 am
Walaalayaal waxaan rabaa inaan ogaado qilaafka ka dhexeeya labadaa tol ee wada dhashay, daarood ismaaciilna isu xiga marka meesha laga saaro siyaasada oo loo eego xag dhaqan iyo wada xidid iyo degaanba ......maxaa weli wada naceynkan?...haduu siyad bare tagayna ma sii socdaa?..........ma ilaa aaqiruu soconayaa? fadlan rayigiina ka dhiibta bilaa aflagaado.
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILKAYAR

Friday, March 16, 2001 - 11:04 pm
SOOMALI WALAALKIIS HADUU ALAHA HA U NAXARIISTEE SIYAAD DHINTAY,CABDULAAHI YUUSUF OO AH NINKII BILAABAY NACAYBKA YAA WELI NOOL SO SIDAA DARTEED ILAA UU BAQTIYO LABADA REER MA U MALEENAYO INAY HISHIINAYAAN ANIGA ARAGTIDAYDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdilahi

Wednesday, March 21, 2001 - 01:56 am
salaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu.
walaalayaal waxaan rabaa inaan figradayda ka dhiibto su aashn uu walaalkay i waydiiya.
walaale waxay ila tahay mariixaan iyo majeerteen waxba inaysan ka dhexeyn xaaladatan hada aan joogno way jirtay mar ay khilaafaad dhexmaraan laakiin hada iska dhamaade:intaa kadib majeerteen iyo mariixaan way kala guursadaan, wayna wada dhaqmaan, wayna wada dagaan ,sidaa owgeed u malayn aan maayo hadii maanta qof majeerteen ah tago ceel cade oo ah meesha gado ugu danbaysa in wax layeeli mariixaana haduu tago meesha bari ugu danbaysa u malayn maayo in wax layeeli.
sidaa owgeed majeerteen iyo mariixaan waa walaayo.
wasalaamu calaykum: