Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: MAREEXAAN IYO MAJEERTEEN MAXAA KA DHEXEEYA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Friday, March 16, 2001 - 09:10 am
Walaalayaal waxaan rabaa inaan ogaado qilaafka ka dhexeeya labadaa tol ee wada dhashay, daarood ismaaciilna isu xiga marka meesha laga saaro siyaasada oo loo eego xag dhaqan iyo wada xidid iyo degaanba ......maxaa weli wada naceynkan?...haduu siyad bare tagayna ma sii socdaa?..........ma ilaa aaqiruu soconayaa? fadlan rayigiina ka dhiibta bilaa aflagaado.
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alisiyaad

Friday, March 16, 2001 - 10:07 am
majeerteen waa ilma daba rogoto.waxa la yiri 1960s
majeerteen women used to come to parliament and say inaadeerkay ayaa ah madaxweene ah,inaadeerkay aa wasiir ah,intay u yimaadaan wasiirada kale ee somali ween,halkaas ayaa loogu bixiyey ilma daba
rogato. mareexaan waa gob daarood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL CEERI

Friday, March 16, 2001 - 09:44 pm
ku raga meesha ka hadlaaya
waar meeshan waxaa leh dadka u dhashay gobolka sanaag in ay arimahooda ka hadaal kuna sheekaystaan markaa saaxiibayaal looma baahna in aad dad aan meesha laga aqoon ka hadal hayso
ilma dabarogato iyo midigihii mareexaan bogan lagama helee ordayad nacnacda meehsa kala baxa tan kale ma iminkaad heshiisiinaysaa dad xaq daro ku heshhiiyey xaqii ala ayay ku coloobaa oo ilaahay ayaa ka abaal mariya aya waxay soomali u geeysteen mar danbe waxaas oo kale ha la imanin hadii aad rabto orod ku heshiisii bagka
DHAKHLAND EE AAD LEE DIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Saturday, March 17, 2001 - 04:34 am
To: Real ceeri:
waxay soomalidu ku maahmaahday nin ceytamay afkiisaa ku yaala.....meeshan waxaan ooga naqaashenay arimo aan rabay in leyga jaahil bixiyo..halkana ma aha dukaan qabiil gaar ah loo furay...waxay ka dhaxeysaa soomali oo dhan iyo weli inta maslaxad nabadeed wada....teeda kale waxaa ceeb ah inaad qabiil dhan oo ab iyo asal dheer aad halkaan ku aflaadeyso.....
nabad alle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 05:19 am
March 17/01

Dadka meesha isugu yimi miyaanay qabiill mooyaane wax kale ka hadli karin?

DHAMAANTIIN WAAD WAALAN TIHIIN SABATOO AH QABIILKU WAA NOOC MINA WAALI.

Waxaa tihiin dad buka waayo qofka qabiil ka hadlaa wuu bukaa.
Ilaahay hortiisa sharaf kuma laha qof qabyaaladda ku dhaqmaa ama wax ku ximiya ama qabiil kaga eexda qof kale.

Maxaa idiin diiday inaad wax fiican ka hadashaan?

Qabiilaystayaasha aakhiro waxaa lagu gurayaa cadaabta.
Qof qabiil ku dhaqamay waa doofaar oo kale.

War qabill ka xorooba wax jira ma ahee.
waa magacyo been ah oo laydiinkal bixiyay.
Rag baana gidigiin idinku shaqaysta oo waxaad tihiin dad isteerinka loo hayo oo hadba dhinicii la rabo loo leexiyo.

waddankiinii sun Nukliyar ah ayaa lagu shubay idina waxaad weli nacasnimadiina hadal haysaan reer hebel.

Maalin walba xeebihiina ayaa kalluunkiina laga gurtaa
Kuwa kheeraadkiina xadaya oo niyuukliyarka idinku daadinaya idiinma muuqdaan ee idinka ayaa isu muuqda.

Miyaad xanuunsanaysaan haddaanaydin qabiil ku dhaqmin?

Dhamaantihiin jaahiliih qabiil googooyay ayaad tihiin ee isla yaaba oo adduunka wax la qabsada.


Dhulku idinka badan ee colaada iska daaya.

Maxaad sheegaysaan gidigiinba waxaa idin hantiyay Xabashidii.
Aidhis, dhilaysi, xashiishad iyo khamri ayay idiin keeneen.Ujeedo dheer ayayna meesha u yomaadeen. Idina weli reer hebel bay idinkaga dhegtay.

Xabashida iyo kuwa waddankiina xadaya idiinma muuqdaan ee idinka ayaa isu muuqda.

war maad iska dhimataan dad iyo duunyo midna ma tihidine?.

Alla nasiib darro weynaa!

War qabiil ka xorooba oo wax wada qabsada.


Mahadsanid

Nin reer Ceerigaabo ah
oo qabiilka neceb (#37)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wax san sheeg

Thursday, March 22, 2001 - 08:38 am
salkaan dhamaan

war nimanka majeerteen iyo mareexaanow hadduu ninkaasi idin yiri meel qaldaan baad murankiinii iyo khilaafkiinii la timaadeen dee waa runtii.

ma ogtajhay in %80 dadka degan aaney aqoon magacyada tolakan aad sheegeysaan markaa meelahaa muranka la ada oo dhulkiinu ha idin qaado and take your problem to your regions .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin qabiil nacay#37

Thursday, March 22, 2001 - 09:12 am
Re: real-Ceeri iyo wax san sheeg

Labadiinuba waad mahadsantihiin.

Ninkaa labada qabiil(anniga magac qabiil afkayaga laga maqlimaayee) ka hadlanayana waa nin jaahil ah oo aan wax kale ka hadli karin.
Hadduu Ilaahay ka baqayano qabiil kamuu hadleen.

Haddaad tiraahdeen war naga baxna waxay ahayd inuu qudhunkiisa iyo qabiil ka hadalakiisa la tago melaha qabiil lagaga sheekeeyo.

Reer Ceerigaabo haddanu nahay qabiilna uma baahnin oo waxaanu u aragnaa dib u dhac.
Markaa orod oo meel kale la aad qudhunkaad nagula soo gabanaysid.


Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real-ceeri

Sunday, March 25, 2001 - 10:17 pm
ku raga oo dhan
walaalayaal waad mahadsan tihiin anigu waxaan kula taliyey in hdii uu rabo in uu heshiisiiyo lbada qolo uu aad meelaha ama gobolada ay degan si ay dadka uga qayb qaadanayaa ay u noqdaan kuwa garanaaya anigu ceergaabo hadii aanku dhashay mareexaan magiciisa waa ii sun waayo waakiwii baabiyey hogankii umada soomaaliyeed majeerteena waa ii dacar oo waa kuwii bilaabay in soomaali xabad looqaato oo somaali la dilo ilaa imnikana ma damin xabadii ay bilaabeen cabdilahi yusuf dagaalkii 1977 ka dib
iminka waxaan u haysto ma jirto waayo qofkasta meeshii hooyadii ku dhashay ayuu joogaa ama ha hagaajiyo ama ha kharibo waa inoo iyo tartan iyo gobol kasta wuxuu qabsado....
waad salaamantihiin...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka-xoroobe #37

Monday, March 26, 2001 - 07:27 am
To: Dadka Reer Sanaag oo Dhan

RE: WADDO LAAMI OO ISKU XIDHA GOBOLAK SANAAG

Walaalayaal hadal haan ma buuxsho.

1.sidee loo dhisi karaa waddo laami oo gobolka sanaag isku xidha?
2. gobolka ku xidha gobolada kale(galbeed, bari iyo koonfur)?


Arrintaa ha la soo baadho waayo la'aanteed gobolkeenu waa go'doon.

Awoodeena oo dhan aynu gelino sidaynu arrintaa wax u qaban lahayn.

Talo keena oo warka aynu halkan ku kala qaadano.

Waa howl aad u muhiim la'aanteedna aynay waxba kal soconayn.


Nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real-ceeri

Tuesday, March 27, 2001 - 10:17 pm
ku qabiil ka xoroobay
walaal aad ayaan ula dhacay fekredaada ah in wado laami ah gobolka loo dhiso si aan uga qayb qaadano dhaqdhaqaaqa dadka kale samaynayaan wadao la´aan wax kala soconaaya ma jiraan xataa iaigu waxaan isku deyey in aan khamaar (lotery) ciyaaro si hadii aan wax u helo aan wado laami ah ugu dhiso waa waxtar wayn dad iyo duunyoba waxaan la yaabi jiray xoolaha laga qaado ceeri ee berbera loo wado oo siigadu sanka ka sii disho intaan la dhoofin.
walaalayaa dhamaan dadka gobolka u dhashayow qabiil kasta ahow inaga ayaa gobolkieenu ina sugayaa waxaugu horeeya ee ay u baahan yihiina ee dad badan garan la´yihiin waa wado laami ah ama hadii la waayo dhagax tuur ah sida wadooyinka ethiopia .
wixii fekrad ah aan isku darsanee ka soo jawaaba idinkun waana mahadsan yahay ninka fekreda keenay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka- xoroobe #37

Wednesday, March 28, 2001 - 05:20 am
Real-ceeri:

Halkan waxaa kala hadlaya qabiil-ka-xoroobe:

Walaal waad ku mahad santahay warqadaada wanaagsan.

fadlan asxaabtaada u sheeg arrintan wadada oo ka dhaadhici meel ay joogaanba.
Waa sidaa aad u sheegataye, real-ceeriyow, waa arrin muhiim oo aan la'aanteed wax horumar la gaadhayn.

Qof walbow arrintaa xil iska saar. haddii hadda aynu qabyaalad iyo qudhun ka hadli lahayn meeshani way buuxsami lahayd. Laakin marka aynu ka hadalo wax dan inoo wada ah waxaad moodaa in dad yari dan ka leeyihiin tasina waa nasiib darro.

Waxaan mar kale ka codsanayaa qof kasta oo reer sanaag ah inuu arrintan xil iska saaro oo laga wada xaajoodo sidii wax looga qaban lahaa.

Mahadsanid
Qabiil-ka-xoroobe (#37)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 07:05 am
dhamaam dadka ka hadlaya arrinta wadada waxaan idin leeyahay arrintaa wax ha laga qabto waa arrin aad u wanaagsane.

Annigu diyaar baan u ahay wixii layga baahdo. wixii war ahna waan idin la soo socdsiinayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real-ceeri

Wednesday, March 28, 2001 - 07:45 pm
ku mr#37 ka xoroope
waal adigaa mudan marka koowaad mar labaad sidaad sheegtay hadii aan qabiil ka hadli lahayn way ceeryoomi lahayd meeshan. what the bad luck.
saaxiib anigu dadaaal ayaan ku jiraa sidii dadka gobolka u dhashay ay ugu baraarugi lahaayenn in wadao la samaysto dowlad kuu maqanna ha sugin oo wado kuu dhista( yaan loo qaadan in aan dowlada ka soo horjeedo) waayo nin waliba jeebka buuxso ayuu u dagaalamaaya xataa kuwa gobolka metelaa markay hargaysa tagaan wixii ay soo helaan iyaga ku qayila hadhowna af madhan ayay gobolka la yimaadaan waajibku wuxuu saaran yahay dadka fahansan in transportion uu mihiim yahay aduunka oo dhan.
wixii faahfaahin ah iyo talooyin aan is dhaafsano waad mahad santiiin dhamaan reer sanaag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka-xoroobe

Thursday, March 29, 2001 - 02:41 pm
Real-ceeri:

waad mahadsanatahay walaal.
waa sidaad sheegtaye waxaynu u baahanahay inaynu innagu wx qabsanno cid kalena aanaynu wax ka sugin.

haddaynu cid wax ka sugno weligeen waynu sugaynaa.

Dadaal oo ummadda wixii ku dhegaysanaye arrintan ka dhaadhici.
Walaal arrintani ma howl yara oo waxaa laga yaabaa
inaan inteena wadwada lagaba hoos qaadin. Hase yeeshee waa arrin muhiim aha oo aan sidaa lagaga hadhi karin.

Goor ay noqotaba guul baynu ka gaadhiye ha niyad jabin.

annigu weli war raadis ayaan ku jiraa.
waana kula soo socodsiinayaa markay wax cusubi igu soo kordhaan.

Walaalkaa
qabiil-ka-xoroobe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rael-ceeri

Friday, March 30, 2001 - 12:04 am
ku ka xoroob
walaal waad salaaman tahay aniguna dadaal ayaan geleyaa waa inoo war danbe iyo wixii cusub ee soo kordha . ujeedaduna waa in marka hore fekreda dadka lagu dhaliyaa kadib ayaa wax qabadku imanayaa
waad salaamn tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 01:51 am
waxan weydiiyey kan laba qabiil sanaag ka warsanaya
meeshan lagamaba yaqaan
mareexaana faqash buu sanaag ka ahaa ka soo duulay koonfur inuu laayo dadka dhaladka ah ee degan sanaag siiba ceerigaabo oo waa cadawgii reer ceergaabo magana ma maqli karo way geysteen ayaan ognay yaa reer ceergaabo ah oo xusuustA KURDIN KIBIRKIISI IYO SUU DADKA ISAGA LAYN JIREY
majeerteena ma naqaan waxay yihiin hadaan magacooda maqalaa waxay isu yihiina ha la weydiiyo koonfur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

d

Friday, April 06, 2001 - 08:22 am
Is nin of your business

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 10, 2001 - 11:16 pm
run baad sheegtay sxb ninkan labada qolo raba in uu ku heshiisiiyo bade ka sanaag ma meel ayuu u waayey... gobolada ay degaan gal oo ku heshiisii labada xaq darada ku heshisha xaqa alla ayay ku colooban gardaradii iyo dhacii umada soomaaliyed ayaa colaysiiyey oo xaaraan ayaa uurkooda ka buuxda si toobada looga aqbalaayona garan maayo waayo wax ku maqan waa xaq dad bini aana ah ialaa kiisa waa kuu dhaafi karaa kanaadanaha se waa in aad iska celi saa ama cafis ka dalabtaa cidi aad dhacday...
kurtin waa kee waa kii dhacay oo rartay xoolihii ceergaabo ee duriyada, gawaadhidii uu qafaashay waxaa ka mid ahaa booyadii llma jaamac yare iyo iskarogadii ahmed saalax oo markii danbe ceeri tuugadu ku dhacday.