Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: XAWAADLE MA HAWIYAA MISE WAA SHEEGATO..?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamari

Friday, March 16, 2001 - 09:23 am
Walaalayaal qabiilkani ma hawiyaa mise sheegato..?waxaan maqli jiray anigoo caruur ah...xawaadle waxaa iska dhalay dadka cad cad iyo soomalida kale...marka mala qarameeyey..? sida ceydiid u qarameeyey..qolada loo yaqaan aaqiro moog(shiiqaasha) oo kale....? mise waxay hawiye u noqdeen degaanka ay la wadaagaan hawiyaha kale ee dega hiiraan..?
fadlan iga jaahil bixiya...cayna waa mamnuuc halkaan.........
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 11:56 am
Asalaamu aleykum,,,,,
Horta wax qarameeyn la yiraah ma jirto ee ogow,Shiiqaalna meel ha uga dhicin.

Xawaadle waa Hooyadaa kii dhabey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamari

Saturday, March 17, 2001 - 07:36 am
hadaan runta isku sheegno walaal somaliya 10 sano ee uugu danbeysay qarimeyntu wey socotay....siiba qabiilka hawiyahan oo qabiilo badan lagu soo daray walaal....soo ceydiid ma ahayn ninkii xitaa jareertii ku sheegay wada ceyr iyo saleebaan miiran.....aniga qaxii waxaan arkay jareer sheeganaysa habargidir walaal....
marka hadii aad difaacday xawaadle fadlan shiiqaal far baa ku taagan.... ee soo cadee?
nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoobloow

Sunday, March 18, 2001 - 08:45 pm
hadii aan ka waramo xawaadle taariiqdiisa ,xawaadle ma aha hawiye mana u eka deegaana kaama dhigi karo qabiil aadan aheyn xawaadle waa samaale waxaana dhashay naag mudulood oo waxay isla dhasheen oo ay isku aabo yahiin leelkase ,shiiqaalne waa carab la yaqaano oo diin keentay somaliya waxayna ahayeen sadax wiil oo walaalo ah oo diin fidineysay oo lakalo dhaho shiiq axmed oo loo bixyey loobage waxaana u bixiyay xawaadle kadib markii ay u bogeen diintii uu fidinaayey iyo shiiq qudub iyo shiiq gandarshe marka adigoon cidina meel uga dhicin soo baro tariiqda qabaailada somaliyed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waabis

Monday, March 19, 2001 - 01:01 am
Dhoobloow.
Itey ku qorontahay ama laga akhriyaa taatiikhda aad sheegeysid.Anigu ahi Xawaadle laakiin abka-ab ayaan ku dhexdhaqmay mana maqal xawaadle iyo Leelakas ayaa wlaalaa qaxii ka hor taasina wax layaaba maleh sababtoo eh gabaad ayaa laga rabay waxaana karabey Majeerteen iyo iney ku kala dhantaalaan wadda socodka hawiye.
Sababtoo ah horey ayuu jaanisyo badan usoo maray cida sheekadaan keentey,marka haddii ay runsheegaayaan xilligaas ayey warkan fidilahaayeen.
Marka soomaalidu waxey tiraahdaa sixun wax usheeg e sixirow ka daran!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin

Monday, March 26, 2001 - 05:50 am
waxaa la yaab ila noqotay sida aad u doonaysaan in aad u abuurtaan deganaasho iyo iska horimaad.
Anigoo xawaadle ah waligay ma aan maqlin dadka la dhaho leelkase, in ay wax u galeen xawaadle cade.

Laakiin waxaan hubaa waligood in ay Leelkase ay ay la dagaal gali jireen majeerteenka oo ay walaalo yihiin.
wixii arimahooda ka soo horjeedan ay si wadjira ugu soo wada jeesan jireen, dadkaas oo u badnaa Hawiye & Xawaadle.

Ma anigaa wali iloobe dowladii siyaad bare, oo ku socda isticmaalayo magaca darood ay ku dileen wilasheena xawaadlaha.
gaar ahaan mareexaan,majeerteen, ogaadeen.

maanta waxaan hubaa haddii aad awood lahaan lahaydeen in aad dhih lahaydeen Balad weyn aniga iska leh.

kolay markastaba waan feejigtanaanaynaa ama iska ilaalinaynaa, waxyaalaha beenta ah ee aad dadka ku soo gashaan.
Waxkasto oo ay yihiin Hawiye, iyagaan naqaanaa oo wax la qaybsanynaa.

Guul Xawaadle cade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOOBLOOW

Tuesday, March 27, 2001 - 01:57 am
TO YAASMIIN IYO WAABIS waxaan idinleeyahay sheeko caruur ayaad wadiin ee meesha kala taga , qabiilkana meesha ka daaya iyo wax aan meesha oolin ee su,aalahii niila waydiiya si wanaagsan fikradiina uga dhiibta ee sidii dad waxgarad ah u hadlaa magaca xawaadlena ha sheeganaha ileen uma dhalanee ,,qof xawaadle ah ama dhiig xawaadle ku jiro saas uma hadlee STOP VIOLANCES

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

banyii

Wednesday, March 28, 2001 - 07:39 am
waxaan halkaan kasalaamaa dhamaan reer hiiraan
saaxiib xamari mala socotaa in xawaadle habartaa kaadhalay hadii aadan inkireeyn malasocotaa in habargidir hada sheegato xawaadle
malasocotaa in xawaadle yahay kuwa ugu taariiqda dheer qabiilka hawiyaha marka taatiiqda haku qaldamin ee soobaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil daarood

Thursday, April 05, 2001 - 10:25 pm
Xawaadle soo ma aha kuwii jidka beletweyne ku xaari jirey ee lahaa,Banyii ama caraba wase,Ceebaay,kadiil,basey iyo kuwii kale ee ka iman jiray halgamowda iyo beerxaano,xawaadle waa kuwa ugu jaahilsan soomaali uguna xasadsan waan taan u bixinay jarmal xaasidnimo owgeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas

Friday, April 06, 2001 - 10:19 pm
Xamari qof walba qabiil uu ka dhashay annaga waxaan nahay Xawadle, nasab nasab dhalay, qabiil la yaqaanno oo degaan iyo dad leh adiga qabiilkaaga soo sheeg haddaadan garac ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Sunday, April 08, 2001 - 02:17 pm
Joodax Cade Geesiga Cadaw jabiye

Xawaadle waa ashraf naas waana dadka kan ugu xun haduu xanaaqo mayaqaan waa wiilkaagii
Marka anagu waan fiicanahay waana xunahay
saan waa naqaanaa sidaana waanaqaan
sidaad rabtaan ayaan idinla galeeynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Sunday, April 08, 2001 - 02:20 pm

Waxaa la iga helaa dalmar2222@somalitalk.com

joodax

Wednesday, April 11, 2001 - 07:28 am
wiildaarood abaa waakuqaldantay xawaadle waakii wadanka kaasaaray runtii markii loohadlo bale adiga meel mahaaysatid ee taas lasoco abaa maxasuusatid joodax waxaas kugu dhigay wiildaarood hooyadaa joodax aakaadhalay inkiraadana iska dhaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil daarood

Wednesday, April 11, 2001 - 07:41 am
TO joodax
Joodax ma waxaad tahay kii lo'da noo raaci jiray ee dhihi jiray walaalley labbo shillinaan haystaa oo aan rabbo in aan ku aado halgamowda oo ay hooyadey hadalka beri jirtay goormaad dad cayrisay ma waxaad is mooday habargidir.