Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: SADE COMMUNITY EDUCATIONAL FORUM....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Saturday, March 17, 2001 - 07:18 am
Hi all iam so glad to introduce this wonderful page...brothers and sisters this page will be about where all educated sade community through out the world will exchange their ideas and plans about educational levels in their respective towns back home.
guys what i would love to see in this page is that my sade bro.and sisters introducing their educational backgrounds and areas of interest too.
looking forward with great contribution guys....
ciao for now and bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Saturday, March 17, 2001 - 07:27 am
To: hi all again:

walaalayaal habkaan waa sida loo bixinayo warbixinta kuugu saabsan...fadlan sidaan u raaca.
mahadsanidiin:

magacaada:...
meesha aad ku nooshahay..
heerka waxbarashadaada...
qibrada shaqada......
qorshooyinkaada mustaqbalka ee waxbarasho....
qorshooyinkaada mustaqbalka ee wadanka...
aaraahdaada xaga waxbarashada ee wadanka...

fiiro gaar ah:
walaayaal fadlan uugu danbeyntii ii soo gudbi aaraahdaada ku saabsan page-kaan cusub,si aan u wada hormarino dhamaanteen.
sidaas iyo fikrado wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

URURKA RAINBOW

Saturday, March 17, 2001 - 11:31 am
1- xiyaas caanood dhudow
2- mareexaan kasii ah talxe
3-waxaan deganahay LINCOLOM, NEBRASKA
4- waxaan bartay SOCIOLOGY
5- waxaan ahay qofkii somaliyed oo ka mid noqda URURKA RAINBOW ee af hayeenka u ah <GAY & LESBIAN>
6-khibrada shaqo:<waxaan ahay isku dubaridaha "co-ordinator" nawaaxiga galbeedka iyo bariga ee deganayaasha maraykanka ee dibada ku dhashay
7-waxqabadka aan sugnay tan iyo hadda waxaa ka mid ah rug caafimaad iyo dugsi fadhiisin<head start> aan ka furnay GEDO somalia
8- Qorshaheena mustaqbalku waxuu yahay in aan gaarsiino figradaan ka dhanka ah isxaqiraada dareenka qofka, sinjiga, figrada, diinta iyo falsafadda uu shaqsigu aaminsan yahay, gobalada dalka oo dhan anagooo xarun saldhig ka dhiganayna BUURDHUUBO oo tan iyo hadda uu balanqaadkeeda mustaqbalku nagu geesinima gelinayo si kalsooni ah in aanaan wax khilaaf kala kulmi doonin beesha iyo deegaan .

9- Ururka RAINBOW waa mid madax banaan oo af hayeen u ah beesha dulman ee <GAY & LESBIAN> ee ku nool dunida oo dhan. cid alla iyo ciddii ka dan leh waa mid si diiran loogu sooo dhowaynayo.
haddaa danaynaysid fadlan la xiriir xoghaynta galbeedka iyo bariga maraykanka oo ah ISTAAHIL BARRE WAFADHAN; TEL. 1-800-200-9000 AMA 202-040-9000 W.DC.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Sunday, March 18, 2001 - 09:04 am
To: ururka rainbow:
walaalayaal halkaan sidaan horay kor oogu soo xusay waxaa page-kaan loogu talagay inaan looga xaajoodo arimaha bulshada ee suuban not like waxaad ka hadleyso......qowmuluudnimada..inaa li laahi........war ma soomali sidaas noqotay baa dunida ku nool maanta....?
sidaas iyo nabad alle iyo kulan qeyr leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 06:11 pm
Ururka Rainbow.
qof walba waxa maskaxda uga jira buu ku fakaraa
waxaad tahey qof abtigiis iyo aabihiisba khniisyo ahaayeen.adigana waxaa ku wasay Aadan gabyow, C/bdulahi Yusuf iyo Cigaal.adna Moorgan baa ku qaba.shahaadaada aad heysato waa mid aad ka qaadatey meelaha qaadka lagu cuno oo aad kula kulanto Hoyadaa oo lagu Geerasheynayo iyo naagta aabahaa qabo oo dhileysaneysa.
waxaad afhayeen u tahey nimanka aad u geyso walaashaa oo hartaada lagu waso.Beenaalayhow is qarinayaa is sheeg.waxaad nagu kaliftey in aan ceyno shururfleyda ku dhashey oo khaniisyada ka dhextimid.Aamus kalaabyahow kalaabku dhaley oo ilkaha iyo afka dheerba leh.
Soo jawaab mar kale Fallaar kale baan futada dhuuban kaaga dhajinayaa qurunlle.
Waad i taqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

URURKA RAINBOW

Tuesday, March 20, 2001 - 03:19 pm
Cagane iyo Anonymous:

ilma adeer waxba ha caroonina dad kalena aflagaado ha u gaysanina. xorriyadda shaqsigana ha fara gelinina. sababta aan ururkaan ugu biirnay ayey ka mid tahay xaqiraada, yasmada iyo aflagaadada. I know, meel ku taal dunida seddexaad oo weliba ka mid ah kuwa aad u dameeya ayaan ka imaanay sidaa awgeed hab barbaarintii khaldaayn ayaa weli maskaxdiina ka buuxda.

dhalin yaro badan oo weliba tolka u badan ayaa ururkaan ka mid ah, siiba qaybta bari ee Washington D.C. MARABO IN AAN MAGACOODA XUSO BALSE WIILAL IYO GABDHO AY DHALEEN MADAXDII DALKA QAARKA KA MID AH OO TOLKA AH AYAA KU JIRA, WELIBA QAAR BAA WAXAY ISU YIHIIN WALAALO AMA ILO ADEER.

HA IGU KHASBIN IN AAN HALKAAN HAL YEEYADEENA KU XUSO.

INTA AAN TAN IYO HADDANA TOLKA IYO DEEGAANKA U QABANAYNA IDINKU UMA QABAN BALSE HADAL IYO FAAN AAN MICNO LAHAYN AYAA ISKU SOO DHOWAYSATAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 04:30 pm
WAR MA MAJEERTEENBAA MEESHA KU JIRO WAA MAXAY WAXA QOOWMULUUDKA AH EE AY KU HADLAHAYAAN (GAY-LESBIAN) LATAGA DHAQANKIINA BOOSAASO, PAGE KAAN WAXAA LEH UUN MAREEXAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

makafoo

Tuesday, March 20, 2001 - 11:02 pm
waan u maleenaayay in aaqirka la idin wasaayolooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool,walaahi waan qoslay war nimanka sida u dhaama mareexan hadii kale qaniisyo ay wada noqonaayaan loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan Sh.Xuseen

Thursday, March 22, 2001 - 07:07 pm
Caro Alle kugu dhacdaye ma waxkale ood sheegto -
ayaad weydey.Hadalkani wuxuu ujeedaa kan mowduucan
bilaabey.Waxaan dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee
Muslimka ah ka codsanayaa inaan kaasoo kale aanan
lala wad wadin waxa uu meesha kusoo qorey.
Walaalayaal waa ineynu kawaantowno cayda iyo waxa
aanan aduunkeena iyo aakhiradeenabo faa iidada -
inoo lahayn.Waa inenu ogaano waxa aanu qorayno -
iyo waxa aynu kuhadleyno inuu Alle nagula xisaab-tamidoono maalin aynu taag daranahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Sunday, April 01, 2001 - 11:47 pm
TO: xasan sh.xusen
war ninyahow waa adigan eedeenaya ninka mowduucaan bilaabaye.......marka hore si fiican u aqri ma caybaan ku bilaabay ...? mise wanaag iyo aqoon isweydaarsi walaal.
fadlan intaadan falin ka fiirso
nabada alle
keyd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Sunday, April 01, 2001 - 11:51 pm
TO: xasan sh.xusen
war ninyahow waa adigan eedeenaya ninka mowduucaan bilaabaye.......marka hore si fiican u aqri ma caybaan ku bilaabay ...? mise wanaag iyo aqoon isweydaarsi walaal.
fadlan intaadan falin ka fiirso