Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Jubada Hoose: Mariixaan & Cayrba Ka Soo Taagan Galgaduud
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runlow Beendiid

Saturday, March 17, 2001 - 03:47 pm
Waa yaabe, Maxay Cayr iyo Mareexaan isaga mid yihiin ka soo cararidda dhulkii awoowayaashood ku dhaleen ee GALGADUUDEED oo ay isugu soo xamuuninayaan dhulka ummadda, sida GEDO, BAKOOL iyo JUBBADA HOOSE.?
Waxaa intaas ka daran in meeshay habeen seexdaan ay calan surtaan!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jannegale

Wednesday, April 04, 2001 - 02:00 am
Maadaama aysan dadkii abka-ab degenaa degaanka leysku haysto katalinin ama aan looga danbeynin oo waagii horana lagu soo galay soomaalinimo ka dibna lagu abooroobay. maxaa loogu diidayaa mariixaan iyo ceyr iney qeytooda ka qaataan. Miyeysan xaq ulaheyn in ay dhulka soomaaliyeed kaga noolaadaan meelwalba?