    oday soo baxay | Tuesday, March 20, 2001 - 12:44 am walaalayaal magagaalada dhoftinle ma taqaaniin mase maqasheen hadii aydinaan maqal waa tan ee maqal,waxay ku fadhidaa dhul baaxadiisu dhantahay 45km waana meel degaankeedu heer u sareeyo ninkii raba jago in uu ka qabsado waa inuu |
    mike | Tuesday, March 20, 2001 - 07:20 am what?........................................ what?.......................................... what?......................................... |
    Anonymous | Wednesday, March 21, 2001 - 02:22 pm Waryaa ninkaaga magaca qabiilka ku salaysan meesha ku qorayow waad khaldan tahay. dadkeenii maanta uma baahna qabiil la buunbuuniyo. Ilaahay ka baq oo ixtiraam haddaanad cid kale ixtiraamayn. Magac kale u bixi magaalada oo dhooftinle ka daa. Walaal sharafi kuma jirto in magaalo qabiil lagu magcaabo. Qabiilaystayaashii(cidii ay doonaanba ha noqdaane) ayaad albaab u furaysaa haddaad adigu qabiilkii salaxdid. Nin walaalkaa ah oo qabiil ka soo horjeeda |
    samatar | Thursday, March 22, 2001 - 08:16 am assalamu calaykum thanks walaalka la baxay anonymous. ilaahey waa nadaa ha kaa abaal mariyo, kuwa jirana ilaah xaqa ha dareensiiyo. aamiin |
    Macayeed | Sunday, March 25, 2001 - 07:34 am DhoofDiinle waa meel baadiye ah oo u dhaw Degmadda Laasqoray oo xaga xeebta ah mana aha magaallo,oo annigaa aad iyo aad u aqaan,waxayna leedahay xeeb aad u quruxbadan oo ku wanaagsan dalxiiska. hadaba oday soo baxayow dadkaad ugu yeedhayso deegaanka laas qoray waa ayo,ma warsangelibaa mise waa dad kale oo aan ab iyo isir u lahayn deegaankaas. haddaba aan kula taliyee annigu waa ku fahmayaa e dadkeena ka dhaaf in aad waxaan jirin ku abbuurtid inta hadda aan ku suganahaa dhibaato inoogu filan waad mahadsantihiin |
    Reer xaaji | Monday, April 02, 2001 - 09:28 pm Ogeyslabe xero warsangeli qurunka aad kula jirtaan hadaydaan kala bixin siday reer saalax ucaraabiyeen reer carab ayaad ucaraabaysaan waxa aad aduunka lawareegeysaan waan ka war haynaa dhooftinlana waa buur badda warsageli ku taala annagu siday bahmajeerteen idiin arraweeliyaan oo kale ma nihin waad caraabaysaan oo warsangeli reer carab waxba uma noqon idinkuna lamid baad tihiin haddi kale dadkiina si fiican ugu jira Ninka fariinta idiin soo diray waa nin warsangeli ah waana digniin . |
    Real reer haji | Monday, April 02, 2001 - 11:55 pm Af wax caayay ninkiisu ku yaalla ee maxaad reer Haji isugu sheegaysa reer haji xayawaankaaga oo kalle kumma jiree waa dad xishoodda oo sharaf leh oo aan munnaafaqnimo aqoon tolkunna isugu mid yahay |
    Ree saalax | Tuesday, April 03, 2001 - 07:09 am War anagaa naqaana sida wixii edeb darro dhulka kula jira loo caraabiyo ee annaga ogeyslabe xilkooda nagu soo wareejiya manaafaqadooda iyo wararka ay qaadaan mudo yar ayaa lagaga raysanayaa one day angu qaadan mayso jidkii aan reer carab marinay ayaan marinanynaa anagaa aqoon uleh. |
    Anonymous | Tuesday, April 03, 2001 - 09:19 am Ninka marna reer xaaji isku sheegaya marna reer saalax waa munaafaqii aanu ka soo baacsanay halka kele ee ah" saldanaddi warsengeli iyo dhulkeedii" HA LA HADLINA HALA TIRSANINA ILAAHAY KU REEBA HA U JAWAABINA ISAGU HA ISU JAWAABO Mallinba magac ayuu la soo baxaaye taa ogaada. Ilaahay ha naga qabto munaafaqa qabiilka wada. |
    ASAL KUU YAHAY | Wednesday, April 04, 2001 - 03:56 am WARYAARAHEEN MA IS WEYDIISEEN WAXAN YAA ALAFAY INTAAD QABIIL CAAYEYSAAN MA IDINLA TAHAY IN UU ALFAY NIN WANAAG RABA AMA XUMAAN RABA SIDII AY DOONTO HA AHAATEE KA DAAAYA DADKA CAYDA HANA ISKA DHIGININA DAD AYDINAAN AHAYN EE NIMANYOHOW DADKIINII AYAA IDIN RABA EE ISKA DHAAFA WAXA AAD KU HADLAYSAAN OO DANTIINA KA RAACDA WAXAAN MIDA KALE IDIN WEYDIIYAY WAA MAXAY NIMANKA QABIILKA QABIIL KU CABSIINAYA WAR NIMANYOHOW WAXAAD WADAAN DADKA KALA AAMUSA OO YUUSAN DADKU IDIN MAQAL |
    mindigale | Wednesday, April 04, 2001 - 07:36 am Asalamu calaykum aad baan ugu mahad celinayaa dhalinyarada ogeyslabe iyo warsangeli ee aan waqtigooda ku lumin iney u jawaabaan ninkan cabaadaya ee yuuskii ka dhamaaday ee marba meel usoo cararaya isagoo marba tol iska dhigaya. waxaan idiin sheegayaa sidaan horeba u sheegay in ninkani aanuu ahayn reer saalax iyo reer xaaji toona. Waxa uu raadinayey inaad wqax ka sheegtaan tolal aan ogeyslabe wax aan wanaag ahi ka dhexeyn oo aanuu isagu ahayn. waad mahadsantihiin waqtigiinana ha iskaga luminina ninkan sumeysan ee cabaadaya. wabillahi towfiiq |
    the son of dhooftinle city | Wednesday, April 04, 2001 - 08:34 am Assalamu calaykum war nimanyohow ninkii xaasid ah ama ka naxaya horumarka ey sameysey magaalada dhooftinle ha ka naxo. waxaa qolyahan hadlayoo dhan waxaas ugu wacan waxay dhisan kari la yihiin magaalo dhooftinle oo kale ah . markaa intaad magaalada ogeysalbe ee quruxda badan lacagta badana la geliyey caayeyesaan , maad tiraahdaan magaalooyinka kalena nala dhisa ama boosas na weydiisataan. hadaan magaaladan usoo noqdo dhooftinle waa magaalo yar oo ku taala meel xeeb ah oo badu dhinac ka marto dhinacna buuro kaga wareegsanyihiin. waa magaalo ilaah siiyey qurux dabiici ah. markii danbena nasiib u yeelatay iney noqoto magaalo ogeyslabe oo lacag badan la geliyay. dee bal adba is weydii magaalo ogeyslabe keliya degan yahay sidey u ekaan. waa magaalo aan aqal soomaali xun ka dhisneyn cariish ka dhisneyn. waa magaalo aad dalxiis loogu yimaado. waa magaalo barakaysan waayo waa meeshii uu ku dhashay shiikh ogeyslabe. to reer dhooftinle. nimanyohow waxa jirinnimada la yiraahdo waxaa sababa guriga xun ee uu qofku kusoo koro. hadduu qofku yaraantiisii ku soo koray guri gaajo iyo dayac ka taagnaa, guri hooyada iyo aabuhu intaa is rifayeen ama is furayeen busaarad darteed, guri intaa la keenayey xoolo la soo dhacay oo caruurtii waxaa lagu masruufi jirey waxaa cadaan ah in caruurtaasi noqonayaan jiri ileyn waa dad dibjirnimo dil iyo dhac lagu soo koriyaye. hadaba ogeyslabe maadaama ey dad ladan weligood ahaayeen guryo barwaaqo ka jirto weligoodna ay ku soo koreen waa ay ka nabad galeen jirinimadan walaalohooda warsangeli aafeysey. taasina waa wax ilaah loogu mahad noqo. dadka madowga ah ee ku nool yurub iyo amerika baa tusaale fiican u ah dhibaatada ey qofka guriga xun oo uu ku soo koraa u keento. markaa inagu waxaynu ka dhiganahay hadeynu ogeyslabe nahay dadka cadaanaka ah ee aan weligood gumeysi iyo dayac arag warsangelina wuxuu ka dhigan yahay madowgaa lasoo gumeystay ama guri xun oo gaajo iyo drug iyo dil iyo furiin ka taagnaa kusoo koray. markaa nimanyohow yeynaan dib isu celin oo aynaan la tirsan nimankaa warsangeli ee noloshaa nolosheena ka duwan ku soo koray. dad diin iyo akhlaaq iyo bini aadnimo lagu soo koriyey beynu nahaye aan u duceyno dadkaa warsangeli ee tolkeen ah ee inkaartu ku dhacday laakiin yeynaan hoos isu dhigin oo la tirsan. dadkan meeshan ka yuusaya ee aad moodo iney yuuskii iyo baroortii deyn la yihiin nimanyohow ogeyslabe dantiina ka raacda oo ha la tirsanina aanna waqtigeena gelino sidii magaaladeenaa barakaysan ee dhooftine eynu horumarkeeda usii wadi lahayn , nadaafadeeda iyo bilicdeedana eynu usii kordhin lahayn . waayo magaaladii waa magaalo dalxiis waana magaalo dad gob ahi degan yihiin . markaa sida hadaba loo garto iney magaalo gobeed tahay aan halkaa kaga sii wadno. |
    Qabiil-ka-xoreebe | Wednesday, April 04, 2001 - 01:28 pm WAA MUNAAFQAII MARNA OGEYSLABA ISKA DHIGI JIRAY MARNA WARSAGELI. Ha la hadlina. Munaafaqu ogeyslabena ma metelo warsagelina ma metelo.WAA SHEYDAAN waa sakhraane yaan lala sheekaysan. Ilaahay baanunu lu reebnay. Wax macne oo kale aynu ka hadalo. Ignore him! |
    said | Wednesday, April 04, 2001 - 06:34 pm To son of dooftinle. I don't know where you get your information, but there is no difference between warsengali and ogayslabe. I am warsengeli and I born haadaftimo and my mom is ogayslabe ..I never hear stupid things like that. Please don't insult ogayslabe,they are not white for sure, and warsengeli are not black american or black european. P.S. When I was in somalia, dooftinle was a small nomad place why u making a big deal to seperate the ppl. HARAM |
    the sone of dhooftinle city | Thursday, April 05, 2001 - 10:48 am salaam dhamaan Said I appologise to you bro if I said something wrong . but my bro I think you missunderstood what I was trying to say. I never said warsangelis ar black americans while ogeyslabes ar white. I could not say that as mother is also warsangeli . but I was trying to tell he ogeyslabis not to get into insulting business with this sick man who calls himself warsangeli who was disguising himself under the names of reer saalax and reer xaaji etc. so my point was those who ar trying to enjoy insulting others ar those people who came from broken homes like the blacks in america and europe. so my bro said I apologise to you for not making my point clear.I can not insult all warsangelis and I know that ogeyslabe and warsangeli can not be seperated one from the other. |
    said | Thursday, April 05, 2001 - 07:25 pm this is what you wrote earlier. You said ogayslabe maadama ey dad ladan weligood ahaayeen guryo barwaago ka jirto weligoodna ay ku soo koreen waa ay ka wabad galeen jirinimade walaalohooda warsengeli aafeysey. taasine waa wax ilaah loogu mahadnoqo how can i misunderstood. That is a prejudice statement when you compare evil or wrong doing to a certain race. there is good and evil in all races bro I think you are ignorant bro and need to be educated. |
    Hadooran jidkii reer carab | Thursday, April 05, 2001 - 10:12 pm From: Reer haaji boy To:waxaan la aqoon buurta badda warsangeli ku dhextaal oo shimburuhu noogu nastaan sheeganaya, ha dooran jidkii reer carab maray no bady need you be couse you are bork we will send you where you come from. |
    oday soo baxay | Friday, April 06, 2001 - 01:58 am war yaaraheen anigu meeshan uma sameen in laysku caayo ama lagu aflagaadeeyo qabiil walaalayaal waxaan u sameeyay in lakala barto dhulka degaanka loo kala leeyay war waa su'aal {yaa ku haysta in ogayslabe leeyahay ama buur ha ahaato ama magaalo'e meesha layiraahdo dhooftinle} wasaalu calaykum |
    Qabiil-ka-xoreebe | Friday, April 06, 2001 - 05:25 am to: Said iyo Oday soo baxay war nimanyahow ninka caytamayaa waa ninkii aynu ka soo baacsany web sitekii ahaa "saldanadii warsangeli iyo dhulkeedii" waa munaafaqii marna warsageliman isku sheegi jiray, arna ogeyslabe man, marna qolyo caaayi jiray. Maxaad ninkan ula hadlaysaan waadba ogtihiin inii munaafaq yahaye. walaalayaal yaan loo jawaabin ninkaa wuxuu doonaba haku hadlee. HA U WADINA HANA U JAWAABINA. |
    Hadooran jidkii reer carab | Friday, April 06, 2001 - 06:31 am To: wixii sheeganaya burta shimbruhu noogu nastaan oo baddayada ku taala dhul waad ogtihiin hadal laguma helo dani waxay idiinku jirtaa inaad dadkiina iskaga dhex jirtaan nimankii bah majeerteen oo masuulka idinka ahaa iyagana wada hadal ayaa noo socda ee anigu waxaan ku oran lahaa hadooran jidkii reer carab maray. waxaan kaloo ka soo warhelay inaan majeerteen reer carab qaabilin ee ay noqdeen niman dhulkoodii ay sharafta ku lahaayeen ka yimi haatana home lose ah. ee ha dooran jidkii reer carab. |
    the son of dhooftinle | Friday, April 06, 2001 - 11:06 am salaam nimanka waxaa ka nacnacsiinaya meel aan ogeyslabe la dhisin bey ogyihiin in aaney meel noqoneyn markaa waxaan ogeyslabow idink kula talin lahaa ama kuwan hadlayaa ha noqdeen qolyihii eynu gunta u oqoon jirney ee reer saalax iyo reer xaaji iyo wixii la mid ah ama kuwii kale ee berigii hore xoogaaga magaca ah inaga ina ku lahaa ha noqdeene waqti ha iskaga luminina oo iyagaa dib jiriin ahe sidaan horeba u sheegaye idinku ha la dib jiroobinina. waxaad kaloo ogaataan in aaney warsangeli baroortaa magaalada ogeyslabe kaga qaadeyn ee ay uun iska duryamayaan. markaa meeshan wexeynu u furanay ineynu kaga wada hadalno danaha magaaladeena ee la tirsiga guntan waqti ha iskaga luminina, hana u jawaabinina. wasalaam. |
    son of dhooftinle | Friday, April 06, 2001 - 11:11 am to said I took my appology back, because you don't deserve it. Because of the nice way you talked in your earlier posting I tried to make a good gesture to you but from your last writing it seems you did not deserve my appology so I took it back. |
    Dooratay jidkii reer carab | Friday, April 06, 2001 - 09:11 pm To: ninka reer haaji iyo Reer saalax meel kaga dhcay Markaan taariikhda odayaasha warsangeli soo waraystay waxaan soo ogaaday ogeyslabe inay yihiin yibro woqooyi ka soo qaxay oo warsangeli u soo galay reer saalax iyo reer haaji waa nimanka warsangeli ugu xabad kulul waadna ogtahay geedkaad gashaba way kaa saarayaan.dadku waxay yiraahdaan Ogeyslabe badda ayaa laga helay laakiin odayaasha warsangeli ayaa asturaya qoloda isaaqna waxay leeyihiin yibrahayagii noo soo celiya buurta warsangeli ee shimbruhu noogu nastaana Ogeyslabe shimbraha ayaan ka jecelahay oo shimbruhu warsangeli waxba kama sheegaan. Ogeyslabe waxaan soo ogaaday inuu yahay magac yibreed markaa adiigoo yibira ayaad aflagaado ku darsatay iyo warsangeli cay bah majeerteena gacantooda annagaa idinkala baxayna |
    Qabiil-ka-xoreebe | Saturday, April 07, 2001 - 05:47 am WALAALAYAAL HALA HADLINA WAA MUNAAFAQII MARNA WARSANGELI ISKA DHIGI JIRAY MARNA OGEYSLABE. |
    Anonymous | Saturday, April 07, 2001 - 05:49 am wax qabiil ku caytam hal nin ayaa jira mandaqadan: WAA NINKA MARNA WARSANGELI ISKU SHEEGA MARNA OGEYSLABE. Marba qoladuu doono ha caayee yaan lala hadlin. habaara nacaska waa nacase. |
    Anonymous | Saturday, April 07, 2001 - 05:50 am Ninka dadka isku diraya ilaahay baa ka shaqaysanyee iska daaya. |
    Anonymous | Saturday, April 07, 2001 - 05:51 am La hadlomayno ilaahayna waxaanu ka baryaynaa inuu naga qabto qofkaa dadka isku diraya........aamiin, aamiin, aamiin. |
    waxaanu nahay dad walaalo iskumana kaaya diri kartid | Saturday, April 07, 2001 - 05:57 am waryaa isku dire: ogeyslabe = warsageli warsageli = ogeyslabe waa dad walaalo ah oo aan lakal saari karin. Ninkii ka xun walaalatinamdaa iyo isdhalakaa ay is dhaleen waxaan u hayaa talo: Orod oo sun cab sabatoo ah iskuma diri kartid hadaad wax walba samaysid. ILaahay cadaabtii kugu rid kan dadka isku dirayow. |
    wiil taliya | Saturday, April 07, 2001 - 06:05 am to dooratay jidkii reer carabow ninyohow horta meeshan maadaama ogeyslabe u furteen in danta magaaladooda taariikhiga ah ee dhooftinle y kaga doodaan ooaaney ugu tala gelin in ey nin iska yuusaya halkan kala tirsadaan, hadana waxaan kuu sheegayaa arintan bala inataanaan ka bixin. ninyohow hadaad tiri ogeyslabe waa yibro dhinacaa isaaq ka yimi dee ninyohow yibro haba ahaadeena sow ma aad qirin inaan garacnimo lagu dhalin. idinka warsangeligiina isaaqu wxeyba leeyihiin waa garac aanu islaantii ka dhalnay oo markaa harti islaantii ku qaataye. marka yibir xalaal ku dhashay iyo nin garac ah oo aan wax dhalay la garaneyn sida warsangelia kumaa liita. to son of dhooftinle: ma ilaawin taladaadii ahayd in aan lala tirsan nimanakan warsangeli ee naf la caariga ah ee aynu danteena iyo danta magaaladeena dhooftinle ka raacano yuuskooda. waxaan kaloo kuu sheegayaa ninkan reer xaaji iska dhigayaa waa kuwii reer garaad iyo maxamed saalixii iyo dubeyskii (hadda waa nimankii dubeys gaagaab madoobe) oo naf la caariya ee reer xaaji waa niman gob ah oo aan cabaadkan iyo yuuskan. aqoon ee sidaa la soco hadaan u imaado arinta reer xaaji iyo reer saalax. nimanka reer xaaji horta iyaga xaal baan ka siiyey ninkii ogeyslabe ee shalay wax ka qoray waayo waa niman gob ah qayb badan oo ogeyslabe ahna dhalay , waana niman lagau yaqaan in xin iyo saqaajinimo aaney oqoon sida reer garaadka oo tobankii sano oo u danbeeyey xinka iyo xaasidnimada ogeyslabe ku mashquulay. nimanka reer saalax iyagu iney weligoodba ahaan jireen midgo ogeyslabuhu ku shaqeysto ma shaki baa ku jira. maxamed saalax bey hadda la bexeen oo wexey ku shaqeystaan reer garaadkii. reer garaadna maalintii ey maxamed saalax oo ahaan jirey midgaha caruurta ogeyslabaha lagu raro hoos tageen bey u dhamaatay . marka maxamed saalax iyo reer garaadow bal meel is geeya. waxaa la yiri laba qaawani isma qaado. reer garaad iyo maxamed saalaxna waa laba dib jir oo labadaba waxa ka qaylaal siinayaa waa busaarad, oo kuwana xamaalkii ey ogeyslabaha u ahaan jireen baa laga joojiyey kuwona xoolihii ey ku qabi jireen nimankii ey berigii reer garaad weli magaca lahaa isku xirnayeen bey waayeen. markaa yarkan reer garaad ama maxamed saalax oo halkan ka qaylinayow intaadan xasiloonida ka qaadin oo qaylo kula soo dhex dhicin nimankan ogeyslabe ee halkan iskaga raaxeysanaya ee magaaladooda ka sheekeysanaya ninyohow taariikhdaada soo baro. |
    Anonymous | Saturday, April 07, 2001 - 06:49 am ASSALAMU CALAYKUM NIMANYOHOW OGEYSLABE KAMA ILBAXDAAN MIYAA INAAD LA TIRSATAAN DADKAN WAASHAY EE NAF LA CAARIGA AH EE AY KAGA HARTAY INEY OGEYSLABE UUN XIMIYAAN. WAR NIMANYOHOW MAANTA CIDNA LA BARI MAAYO OGEYSLABE OO TAARIIKHDA OGEYSLABE MAR HORE BEY BUUG GASHAYE ISKA DHAAFA NIMANKAN AAD LA TIRSANEYSAAN OO DANIHIINA KA QABSADA HA ISKA DURYAMEENE ILEYN IYAGAAN WAX KALE HAYSNE. MIDA KALE NINKANI WAA NINKII SIXRANAA EE WARSANGELI ISKU MAGA CAABI JIREY OO MEELINA CELIN LA DAHAY OGAADA CID UU METELAANA MA JIRTO OO WARSANGELI WAXAN IYO JIRADIISA KUMA RAACSANEE MARKAA HA U JAWAABININA EE ISKA DHAAFA ILEYN JAWAABTIINA UMABA QALMEE. |
    oday ciil la hagoogan | Saturday, April 07, 2001 - 06:54 am wixii xille oo aan ka soo erinay dhinicii kale hadan ma halkuu usoo bedeshay. ilaahay dadka kaa soo qaby oo calaamadi kaa soo iftay. shaqaab baad tahay la soo diraye ilaah fidmadaada ha ka dhex qabto dadka. waa sidaa ninka kor ku qorani sheegay oo ninkani cid ma metelee yaan loo jawaabin oo waqti lagu lumin koley belaa usoo socotee oo waa arbacuunan yahaye. |
    Horta yey galaan Ogeyslabe | Saturday, April 07, 2001 - 07:02 am Annagaa naqaana cidda ay galaan waa yibro woqooyi kasoo qaxay oo warsangeli usoo galay aniga waxa ila yaab badan ninka gabadhiisa siinaya Ogeyslabe lo'jirta oo ka sharaf baddana udiidaya gabadhiisa wax badan ayaa warsangeli asturayey yibro woqooyi ka soo qaxay . we will send where you com from. taarikhdaasna waxa haya odayaasha warsangeli ninkii doonayow aniga ila soo xiriir. Ogeyslabe inay yihiin yibro waqooyi naga soo galayna odayaasha waaweyn ee warsangeli iyo aniga ayaa haya if you need more information I am here day and night. |
    said | Saturday, April 07, 2001 - 07:54 am Assalamu calaykum; to son of dhooftinle #1 You will answer to Allah on the last day #2 I didn't ask for your apology. I don' need it! #3 I don't think I misunderstood what you were implying..I think you intended to say what you did. #4 You don't know me ,If I'm nice or not. I think I have better things to do with my time than to clutter it with thoughts like that. I never thought disrespect ogayslabe people. It never once crossed my mind!YOU sound like a woman On the day of judgement your tongue will speak against you. How would you like to eat the meat of your dead brother? EDUCATE YOURSELF>>>GROW UP Laskory, Hadaaftimo, Badhan...etc warsengali and ogayslabe has always lived together rich or poor bad or worse war and peace they have always been together and they prospered together . I dont think that what you say, or anybody else, will break that bond they share. If you dislike someone keep it at that level not take the whole tribe with it. One more thing you said your mom is warsengali, How can you talk about your mom like that. That so called trash carried you inside her womb and gave you milk from her breast! SHAME ON YOU! I as a person respect my mom(ogayslabe ) and my family and I will protect that honer until my last breath comes out of my lungs. No hard feelings though maybe I'm old fashioned way of thinking but thats how I feel. May Allah bless warsengali and ogayslabe. peace to you bro |
    Salaad | Saturday, April 07, 2001 - 08:30 am said waad hadal wanaagsantehee maad afsoomali ku qortid? ninka ogeyslabe ee warsangeliga caayaaya war adigu maad ka xishootid waxaad ku hadlaysid waxaa lagu yidhi nika buka hala tirsan maad wax maqashid hadaadan bukin adiguna???????? |
    said | Saturday, April 07, 2001 - 08:50 am asalamu calaykum; salaad,warninyohow horta marka hore iga raali ahaada hadaan meel ka dhacay ,ta kale waan is hayn kari waayey markaan arkay ninkani sida uu u hadlaayo .sidaa iyo nabadgelyo. |
    Reer haaji boy | Saturday, April 07, 2001 - 12:55 pm I am sory just Iwant tell you nobady like the bad word like that . if you Respect me I will Respect you The peace is Respect. I know your are angry but not only you Warsangeli and Ogyslabe nathing difrant ogeyslabe is warsangeli warsangeli is Ogeyslabe. |
    Reer haaji boy | Saturday, April 07, 2001 - 01:13 pm anigu waxan qor isma lahayn laakiin markaan arkay sida caydu noogu socoto ayaan soo diray aniguna wax loo baahanyahayna maaha marka anigu waxaan ku oran lahaa yeynaan umadaa walaalaha oo waligood wax wada cunayey shaydaan ku noqon hadda ka bacdina adigu dadka waxba ha ka sheegin aniguna cay dambe aan soo dirayo xaaraan ayey iga tahay ilaahay aan ka baqno oo waxa xun aan joojino dad walaalo ah ayaan nahay. We are brother's ilaahey danbigeedana ha naga dhaafo u madda aan wax ka sheegnay I am sory brother. |
    buraan | Monday, April 09, 2001 - 08:46 am to ninka isku magacaabay reer xaaji boy. keleb fowqa keleb baad tahay ee hadaad rabtid inaAD CID CAYDID HADBA TOL HA KU SOO GABANE OROD OO CIDAA TAHAY SHEEGO OO OGEYSLABE U BAREER INTAAD MARKBA CID ISKA DHIGEYSID OO SIDAA OGEYSLABE KU CAAYEYSID. OGEYSLABE WAA DAD GOB AH OO LA YAQAAN MAANTANA BARI MEYSID WARSANGELI EE ADAA YIBIR AHE OROD OO INANGUMEEDNIMADAADA IYO CAlyadaada meelahaa la aad. magacayagana mar danbe ha isticmaalin. to ogeyslabe walaalayaal aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin sida sharafta leh oo aad u hadasheen . waxaana idiin sheegayaa inaydaan waqti in\skaga lumin inangumeedkan hadba reer aanuu ahayn isku sheegaya oo iska caytamaya . waa nin nafi hayso oo ey afkii kaga hadhay. waxaadna ogaataan inaanu warsangeli metlin . oo warsangeli badankiis ogyahay sida dadku isku yahay , haddii ay ogeyslabe caayaaana e tahay iyagoo is caayey. wabillahi towfiiq. ilaahay xaqa ha ina fahansiiyo. |
    Bahmajeerteen | Monday, April 09, 2001 - 08:52 am war midka yiri reer saalax baa eryay reer carabow waxaan kugula talin lahaa inaad appology u sameysid bahmajeerteen iyo ogeyslabeba . waayo reer saalax iyo reer carab markii horeba waxay ahaayeen laba inangumeed oo is dhalay . haddii markii danbe ey si inangumeednimo ku kala tageena wax ceeb ah taasi ma aha ileyn taasi waa inangumeedyo iyo caadadoode. sow lama oran ceebtiis maahee waa caadadii. hadaba ninyohow barbardhigida aad reer saalax oo inangumeed ah barbar dhigtay bahmajeerteen xaal ka bixi . barbar dhigida aad barbar dhigtay reer carab oo inan gumeed kale ah ogeyslabena xaal ka bixi. |