Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: ISBARASHO REER B/BURTE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faaraxeey.

Tuesday, March 20, 2001 - 05:04 am
Waad salaamantihin reer B/burte dhamaantiin waxaaan xalkaan ugu talagalay in ayisku wareystaan reer B/burte sidey udhanyihiin
maxaa yeelay waxaan nahaay dagmada kaliyah
ee aan looga dhaqmin qabiilka sida gablo badan
waxaan rabnaa inaan iska barno dadka kale
ee soo dhawaado reer buulaay
sidaa iyo ismaqal xiisaleh
good lucky all of as and peace full.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUULEEY

Monday, April 09, 2001 - 02:36 pm
Bulaay waa meel lagu kalaguuray aaway reer buulaay waa magaalada xanta iyo usku dirka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 10, 2001 - 06:41 am
suuleey waxaan u maleey nayaa in aad tahay kuwuu ladhihi jiray BAADICADE oo markii dagaal ka dhex maray XAWAADLE iyo HABARGIDIR u jaajuusay HABARGIDIR...........................Then what happened. XAWAADLE kicked you out of B/BURTE.

Marka saaxiib hadii aad qaraar santahay ha u gafin bulshaweeyta reel B/BURTE ee waad ku noqondoontaa magaalada