We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 01:35 am salaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu? su aashaydu waxaytahay waa kee kan ka xoroyndoono amxaaro ducufey gobolka gado siiba magaalooyinkii islaaka?suaashani waxay igu soo noqnoqotay wax badan hadaan isku dayo inaan suaashan ka jawaabo waxay tahay:1.inaan diinteena u laabano oo aan ku dhaqano.2.inaan is raacno.3.inaan ka taqalusno yacni dilno qabqablayaasha amxaarada midba mar soo wadayo oo markuu wax qaso uu leeyahay amxaaradii is dirirnay hadana kan kale soo wadayo oo sidii oo kale samaynayo kuwaas oo ah(ina xaaji masale,kornayl cabdi risaaq,iyo wixii lamid ah). 4.inaan ogaano in waxa la laynayo yihiin(dumarka yagii,caruurta yadii,hooyooyinkeen,iyo odayaal gaboobay). 5.inaan ogaano dadka wax laynayana inay yihiin wiilasheeni oo la sirtay laguna yiri xoolo ayaad helaysaan). maxay ilatahay inay intaa noogu filantahay dhibka ay nagu hayso itoobiya iyo sidii aan uga xorayn lahayn gobolka. waxaad ogaataan inay itoobiya wax wanaag ah noo hayn. waxaa kalood ogaataan in aan u diyaar garowno inaan xorayno gobolkeen maxaa yeelay soomaaliya meesha hadda qasan waa un gobolkeena ogaadana inay itoobiya nagu soo maqantahay:.::aan u diyaargarowno xaraynta gobolka:xoraynta gobolka:xoraynta:xoraynta:xoooooooooooraynta gobolka.e-mail cabdulahi82@hotmail.com.. wasalaamu calaykum warax matulahi wabarakaatuhuuuuu?
|