Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Togdheer: Waryaa geel ku yaboohay,waryaa i ilaahay wax siiyey.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geel jire

Thursday, March 22, 2001 - 06:15 am
waxaa nimanyohow iga lumay geel doraad ilaa iyo mantana raadbaan ku taagnaayoo raq iyo raadtoona ma hayee dhabdaad soo marteen iyo meelahaa wax raad iyo raqtoona ma ku soo aragteen,geelaygu wuxuu lahaa sadexalif iyo hareed,wuxuu ahaa geel dhalay oo nirgihiisii wata bal hada.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuush

Tuesday, April 03, 2001 - 01:16 pm
Geelaa waxaa lagu sheegayey kurta gafeedh ee u dhow gaadlayaal iyo warcibraan dusheeda, geedka barqomaal ayaad saaladiisa oo qoyan ugu tegaysaa. Iminka gaadh oo dhaqaaq.