Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: You wanna know what are we missing?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KaHiYe

Thursday, March 22, 2001 - 01:23 pm
Waxaaan nahay dad aan dantiisa aqoon,naftoodana wax Ogalayn cid kalena wax u Ogolayn..waayo maanta dhibaatada Dadkeenii IYo dhulkeenii haysata cid ka fakartay ama ka wada hadashay ma jirto..dhowr su'aalood baan hayaan:

1:Soomaaliya ma is waydiiseen yaa wax u qabanaya!
2:Dadkii soomaaliya yaa wax Ugu maqan! haday noqoto xag dhaqaale ama caafimaadba..
3:Dhalinyarada soomaaliyeed Qof kasti meeshii uu indhaha ku kala qaaday Buu Moodayaan in aabihii lee yahay!
4:Ma iswaydiiseen maxay soomaalidu hadba meel Ugu Guuraysaa oo meel UGu adkaysanwaydey...
5:Dhalinyarada maqaahiyaha fadhiyoow ma iswaydiiseen 10sano ka dib maxaad samayndoontaan!


jawaabuhu waa kuwan...
1:Adigaagan Akhriyaya ayaa xil kaasaaran yahay soomaalya Yar IYo waynba
2:Soomaaliya waxaa wax ugu maqan dhalinyarada soo kacday ee wax baratay, waxna u bartay in ay wadankooda ku anfacaan Gaar ahaan maanta oo baaahidu aad iyo aad u badantahay.. dhinac kasta
3:Ninkii Yurub Ama Asia Ama USA indhaha ku kala qaadayoow Ajnabi uun baad tahay Ciidaada ciid aan ahayn kuma qaboojinayso..
4:Sababtu waa SIMPLE wadankoodii ayay wadamo kale ka dhexraadinayaan..kamana helayaaan..waayo wadankoodu waa soomaaliya(AFRICA) yurub kuma dhexlaayo..
5:Dhalinta jaadka Ruugaysa 10sano kadib kii markaad maqaaaxida fadhiday kii Subax kasta isagoo shandadiisa siisita ku sii agmarri jiray ayaad shaxaadi doontaa oo waraaqaha CAYDHA kuu soo BUUXBUUXINAYA..amaba jaadka kuu qaadaya..war walaalayaal inta Goori Goor tahay ka faaiidaysta waqtiga..oo naftiina wax u barta saad hadhow dadkiiina u anfacdaan..bari ka maalin soomaaliya marka lagu laabto SADEX wax mid halagaa helo:1:lacag 2:cilmi 3:ama Caruur aad ku soo karisay dhaqankii Hooyo..

waxba yaanaan sheekada dheerayne...HURDADA aan ka toosno oo dadka wax la qaybsano..cidla yaan laynagaga tagin..SOOMAALIDU waxay ku maahmaahdaa:AMA cadho u jiifso AMA Cudur u jiifso..ilaah labadaa midna inaguma Rido..ee aan wax qabsano....byeee all :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin-Qabiil-nacay#37

Friday, March 23, 2001 - 04:40 am
Re: KAAHIYE

Walaal waxaad sheegatay waa wax laga murugoodo.
Dadkeenii waa bahaloobeen oo qabyaalad iyo talo xumaa la tagtay.

waxaa aad sheegaty oo dhan waa run aan laga murmi karin.

Bal intaynu inagu siyaasad ka baxno wixii aynu dalkeenii u qaban karayno aynu u qabano.

taladada walaal waa u baahanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOME_GUY

Friday, March 23, 2001 - 05:54 pm
hi,

( i'm sorry , i would loved 2 have written my contripution in somali language, but i'm afraid u wont b able 2 understand it, so i'll write it in english... & plz do accept my apologies)


mr;kahiya
it seems that u have been a very active observer of our desperate situation as somali citizens in the exile!
and my somali brother, i could not have agreed with u more! u r absloutly and utterly spot on!

however..... in my humbule opinion...i would sayed lets.....stop talking (full stop) and actually start in making difference.. however little it might b......lets start by educating our self's by using the oppourtunity fully,so we can educate those whom we r less fortunate then us!....
lets start by showing them the right way...lets start & vigoruslly continue in trying 2 make them understand the value of education...esepcially western based curriculum!

in my opinion its all not lost... till the day we give up hope.. and hope still has a long journey 4 us!

now, the question is how can we go bout...in actually cultivating our efforts...for a better generations 2 come for the motherland....because with no correctly prepared and moulded generations.... somalia has no future!


and also lets... not forget those who r still back home and survivng with the struggle marked in their forheads!
lets not forget those generations who r missing out on education............lets not forget those old & sick people who r missing out on a prober health care!
lets not forget the virgin land that is waiting 4 us 2 b invested in!

LETS NOT FORGET SOMALIA!
LETS NOT FORGET SOMALIA!
LETS NOT FORGET SOMALIA!

GOODBYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gone and not coming baaack!

Friday, March 23, 2001 - 07:01 pm
waraa ani somaliya waa ka haajiray.
adlee waaye!