Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: MAXAA MAREEXAAN DABKA KU HAYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 01:45 pm
Salaamu Caleykum Waraxmatulaah..

Salaan ka dib abtiyaal waxaan si sharafleh oo xushmadu ku jirto idiinka codsanayaa inaad iiga jawaabtaan su'aashayda ah:
Maxaa Mareexaan Dhex Yaala, Maxaa Gedo Qasaya,
Maxaa Dhulka nabad u diiday,
Waa su'aal aan jawaab u waayey ?

Wabilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 09:09 pm
wacalaaykumasalam
salaan ka dib
abti:waxaa mariixaan dhexyaalla waxaweeye iyada
aysan heshiinkari,aysan is wada raacsanayn i.w.l.
waxaa gado qasaya,dhulkana nabad u diiday waa itoobiyaan daris nala ah iyo kuwo daba dhilifyo u ah ilaahay hadilee kuwaase(cumar xaaji masale iyo kuwa soo raaca).way adagtahay sidii jawaab kooban aad uga heli lahayd laakiise waxaa gobolka qasayaa waa itoobiyaan iyo kuwa daba dhilifyada u ah.
abti miyaad igula mubaayacoon xoratnta gobolka?.
e-mail:cabdulaho82@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 08:07 am
Abti Dabadhilifka Xabad Halugu dhajiyo,

Amxaar waa dhurwaa indha la, hadaaa gacanta laga qabana oo aadan gurigaaga soo galin kuu imaan mayo waligiis, ogowna waa dadka ugu fulaysan geeska Afrika, Eriteriya oo ay ka badan yihiin 10 goor baa sadex sano dhul ka haysata,

Khayr Badan, Alow dhulka daji..