Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: Gabadh Dhulbahnte ah oo raadinaysa wiil reer magaala oo dhuloosa oon ahayn reer waqooyi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 08:07 pm
FADLAN HADAD TAHAY WIIL DHULBAHANTE AH OO KU DHASHAY AMA MIDDLE EAST AMA MOGADISHO WAXAAN AAD U XIISAYNAYAA INAAN IS BARANO ISMA FAHMAYNO REER WAQOOYI AAD BAY U KAKAN YIHIIN FADLAN QALAD HA IGA FAHMINA WAXAAN AHAY GABADH DHULBAHANTE AH OO LA HUBO BEENA IGAMA AHA MANA SHEEGANAYO WAXAANAN AHAYN FADLAN HADAAD TAHAY TILMAAMAHA AANSOO SHEEGAY IGALA SOO XIRIIR e-MAILKAN

zubaida_ali2002@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TORONTO

Monday, March 26, 2001 - 08:58 pm
INAADEER HORTA WAA KU SALAAMAY SALAAN KADIB MARKA AAD LEEDAHAY MIDDLE EAST MA WAXAAD KAWADAA AF CARABI QOF GARANAYA? TA LABAADNA NINKA AAD RAADINAYSID BAL NOO KORMAR SHURUUDIHIISA(DA-DIISA).ADNA WAX TAFAASIIL AH NAGASII DA-DAADA IYO DABEECADAHAAGA IYO SIDAAD U EGTAHAY IYO DERERKAAGA ADIGU NOO DULMAR XOOGA.SIDAA IYO NABADGELYO.AAN MIDKALE KUWAYDIIYO,MARKA AAD LEEDAHAY WAA KAKANOOS MAXAAD KA WADAA?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keise

Tuesday, March 27, 2001 - 12:55 am
BAAYO beenleey aad tahay maku dhihi karno laakiin E-MAIL kaaga qalad waaye saas maa wiil dhuloos ah oo reer xamar ah ku rabtaa gacalka seey kaa noqotay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 11:04 pm
To toronto

maashan inaan waxbadan kaga hadlo hadaan rabo maan ku siiyeen E-mailkayga ee fadlan soo dir Email kadib baad i waydiin kartaa wixii aan aad u danaynaayo.

hadad tahay dhulbahante weliba xamar ku dhashay ama ku dhashay middle east

Thank you all


To keise

walal been ma aha E-mailkayga waa sax waana marlabaad hadan qoro
zubaida_ali2002@yahoo.com

wala mida kale baayo iyo seykaa noqotay kal daa mar waxaad u hadlaysaa nin reer bari ah oo majeerteen ah marna reer xamar adigaanba cadayne is soo cadee

ani inkastoo anan qabiilna col la ahayn hadan waxaan raba qabiilkayga oo keliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ex-reerbakaaro

Wednesday, March 28, 2001 - 07:17 am
Naayaa waa naagtan sheeganaysa dhulbahante,u malayn maayo inaad dhulbahante tahaye,ka bax meesha dhalinyaradana ha waalin.
Anigan kula hadlaya waxaan ku dhashay xamar,waxaana ahay wiil dhjulbahante ah,markay ii noqoto gabadh dhulbahante oo xamar ku dhalatay ama mid ku dhalatay meel kale oo dhulkeena ka baxsanba,waxaan jecalahaa kuwa wadankii ka yimid,maxaa yeelay iyagay ku danbaysaa dhaqankeenii fiicnaa,iyo wanaag oo idil.
Hadaba hadii aad tahay dhulbante,sida aad sheeganayso,waxaad radsataa nin kuu qalma,buuxin kara shuruudahaaga kale iyo wixii rag dumarba ay isku jeclaadaan.
Markaa hadal iyo dhamaantiis,abaay ha nicin dhulkaaga,daka kale waa ku faanaan dhulkooda iyo dadkooda.
Anigu xaas baan leeyahay,waxayna ku dhalatay Ceerigaabo,waxaana kuu ogohay markay is guursadaan labo qof o midna ku dhashay waqooyi midna koonfur,waxyaabo badan bay iska baran karaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Wednesday, March 28, 2001 - 03:21 pm
dhulbahante waa dhoohanyahay waxbaa kajira.
qoka meesha waxkusoo qorey maaha gabadh dhulbahante cida, waamid isaaqa oo dagaalkii wax ugudhinmeen. ee faraha kaqaada ha ujawaabine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

R/WAQOOYI

Wednesday, April 11, 2001 - 11:19 am
Naagtan ku leh reer waqooyigu waa kakan yihiin oo ma rabo, waxaad na tustay inta aad adduunka wax ka ogtahay oo ah wax aad u yar, reer waqooyi reer waqooyi bay haystaan ay si fiican isu fahmayaan, miyaad maqashay naagihii reer waqooyiga way dhamaadeen, markaad sidaa u hadlayso, walaaleey, waxaan kuu sheegayaa siddi-siddi-daada mooyee dhul u dhacaaga hubso, wiilasha reer waqooyiga ama dhuloos ha ahaadaan ama yayna ahaane, waxay kaa mudan yihiin ixtiraam, haddii aadan guur ka rabina cidi kugu khasbi-mayso, laakinn ka daa dacaayadda raqiiska ah, anagu ma jeclin inaan nin ama naag reer xamar ah wax kaga sheegno shabakadda inter-netka, ee walaaleyy gabdhaha dhulooska ah sharaftooda meel hawga dhicin, haddii aadan ahayna oo aan u badinayo inaadan ahayn walaaeley gabdhaha sumcadda ha nooga ciyaarin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacale

Thursday, April 12, 2001 - 03:45 am
waar horta dhaqankeena R /waqooyi ahaan ma ku jiraan in laguursaddo naag internet iyo wargeysyo isku soo qoraty ,

reer ay tahay ba waa qof dad nimo ku yartahay oo aan dahaqan lahayn mana geyno hala qaadin .

ninka isaaq ku sheegat nacakla tula adeer waa reer abtigay oo ma ba odhankaran sidaa , naagtana ma ah dhulbahante,
baayo kale oo ina sheeganaysa gabadheenu sidaa ima hadlaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calas

Saturday, April 14, 2001 - 03:40 pm
Ali khaliif galayr hantidii somali waa xadee adi qareen aa u tahee. somali oo idil waa ogtee. dhulbahante ani waligee maa maqal, hada aa maqlaa markii qaliif meesh imaadee, ani qabiilka wax aa kaa sheegi karaa aa iska yar maxaa wacay dhulkeen ma ee joogaan. ani waxaase aa leehay somali oo dhan aa leh ninkaan ali khaliif galayr waa tuug,tuug,tuug. tuug qareen looma noqdo,qabiilna looma difaaco ee qabiil iyo qaran dhulbahante ya iska ka gelin. 11 sano aa mushaakil aa dhulkeeni aa naga keene dhac,boob,dil iwm, idina nin warshadii mareeray lacagteedii jeebka ku shubtay aa qabiil ku difaacee.

please no more tuug,criminal,

no more please.