Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: WAR YAA MAREEXAAN U MAQAN,<<GAAJO>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIN-JECEL

Thursday, March 29, 2001 - 07:32 pm
WAAN IDIN SALAAMAYAA SALAAN KA BACDIGEED ANIGUWAXAAN AAD UGA XUMAHAY MAREEXAAN OO AHAA QABIILKA SOOMAALI UGU SHARAFTA IYO CISADA BADNAA HALKA AY KU XOOREEN SHARAFTOODII IYO WANAAGODII WAXAASE IGA SU'AAL AH HORTA YAA MAREEXAAN U MAQAN MAXAYSE ISKU HAYSTAAN AYAGOO HAYSTA WABI AAD U BALAARAN OO KU WAREEGSAN DHAMAAN GOBALKA GADO,?IYO WALIBA XUDUUD WAYN OO UU LA WADAAGO LABA WADAN IYO TAN KALE EE UU LA WADAAGO BAY IYO BAKOOL SU'AASHU WAXAY TAHAY MAXAA DADKEEDU GAAJO UGU BAQTIYAYAAN AYAASE U MAQAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-sade

Friday, March 30, 2001 - 02:04 pm
diin-jecel adeer weli ma sidii baa noogu qarowdaa miyaanad ogayn in soomaliya madaxwayne cusub yeelatay!!oo magaciisa la yiraa abdulqasim salaad xasan marka adeer hadii wax kaa maqan yihiin la xiriir ninkaas isagaa hada somalida ka masuul ahe,anaga waan joojinay mucaawinadii aan masaakiinta siin jiray ma garatay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 04:00 pm
Diin jeclow kuma caynayo laakiin waxa aad sheegayso xaqiiqadii way jirtaa taa ma kugu inkirayo ee waxaan la qabnaa dhabaatada dadka somaaliyeed sida kuwa dega jubooyinka iyo bay iyo bakool oo weli iyaguba qasan. Mida yaa u maqan Mareexaan,waa runtaa in aan hada haysanin Hogaan mideysan oo anaga dhexdeena inoola dabqaado hase ahaate waxaan ku leeyahay Qabiilka Mareexaan waa qabiil aad iyo aad u tiro badan oo kala afkaar duwan oo way adagtahay in hal hogaan ay yeelato waqtigaan ma sheegin mustaqbalka, waxaan u maleenayaa in aad ku qanacday jawaabtaas,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIN-JECEL

Wednesday, April 04, 2001 - 02:03 pm
Waxaan marka hore salaamayaa<Anonymous> saaxiib waan ku qancay jawaabtaada laakiin waxaawali ii dhiman waan ku faraxsanahay in uu mareexaan tiro bvadanyahay, balse soo ma samaysan karo Hogaamiyeyaal kala duwan oo ka soo kala jeeda gobalo iyo dagmooyin, sida Gado iyo Mudug ama Balad xaawo iyo maamulka garbahaarey oo kale kadibna ay ka tashadaan danohooda si ay cadawgooda meel isaga mariyaan Ogwna hadii uu mareexaan tiro badanyahay wuu xalin karaa danihiisa laakiin waxaa jira ducfi aanan meeshaan uga hadli karin Ogowna U.S.A hal nin ayaa xukuma aduunkii oo dhana ku darsaday oo badnaan iyo yariba waa midkii Ilaahay wax kaa dheefsiiyo,waxaa intaas ii raaca Uma jawaabi karo oo ma astaahilo in loo jawaabo qofka la magac baxay Wiil-sade u malayn maayo inuu sade fir ku leeyahaye waayo dhaan daba-gaale ayuu daba ordayaa, ma dawlad iyo hawiyaan ka hadlaynay mise dan mareexaan doqon dheh,