    TAARIIKHYAHAN | Thursday, March 29, 2001 - 08:08 pm Waan idin salaamay laakiin waxaad saaxiibayaal iiga jawaabtan su'aashaan waxaan bartaa Taariikhda soomaalida waxaan helay in Magaca majeerteen uu yahay Naag oo maba ahan Nin naagtaas oo ahayd Amxaaro kana ahayd falaashe oo ah yuhuud hadaba maxaa arintaas ka jira? hadii ay sax tahay maxaa qabiilada dhan u saariyay naag mageceed miysan aabe lahayn ma wacalaa? ileen fiqi tolkiis kama jano tago |
    ogaal | Monday, April 02, 2001 - 12:16 am waalagaa qaaday. hadii aan udhaadhaco,waxa aad dadka waydiisay,horta ma,aha su,aal waxbarashana kaama aha marka lafiiriyo siday su,aashaado udhacayso. laakiin waxaad rabtaa qabiil soomaaliyeed oo muslimiin ah sharafna ku dhexleh dadka muslimiinta ah iyo soomaalidaba gaar ahaana lafdhabar u ah soomaalinimad inaad gaadho oo sharaftooda meel uga dhacdo adigoo galiyay gaalo iyo dadkuu ilaahay nacladay oo ah yuhuuda. adiguna uguma horayn dadka xiqdiga labuka ee ninba sibay u haysaa adiga se si xun yay kuu haysaa. waxaan se kuleeyahay haday dakaasu noqdaan yuhuud sida aad kusheegtay adna waad kasii xumaanaysaa. waayo dad layaqaano abtirsiiyohoodu meeshuu galo iyo meesha uu kasoojeedo. soomaaliyoo dhamina ay taqaano mana aha dad hada wadanka yimid oo ubaahan in baaritaan lagu suubiyo. mida kale waxaad tiri majeerteen waa naag,miyaysan haboonay inaad hadalka qurxiso oo aad tiraahdo, waxaan maqlay inuu yahay hooyadii dhashay qabiilka. waa run majeeteen wuxuu ahaa hooyadii dhashay qabiilka majeerteen magaceeda sida isoo gaadhay,majeerteena waxaa la,oranjiray oo ina harti ahaa maxamed harti, lakiin waxaa lagunannaysay majeeteen. mida kale waxaa kuwaydiiyey qabiilooyinka kale oo soomaaliyeed ayagana ma wacalaad ku sheegaysaa mise yuhuud sida qabiilooyinka hawiyaha iyo isaaqa kamid ah sid habargidir, habarawal,habarjoonis iyo wixii lamida oo gidigood yihiin qabiilada ugu waaweyn soomaalida lafdhabarna u ah soomaalinimada yaase adigu utagaan soomaali. mida kale miyaadan diinta habayaraatee wax ka,aqoon oo waxaad tahay qof jaahil-qabiili ah waayo aritaa aad suubisay waa dacnulansaab oo kabaa,irta kamid ah. marka waxaan kugula talin lahaa inaad kawaantowdo iskana dayso qofkii sidaa ufakiraya sidoo kale. waad mahadsantahay. |
    baracajab | Tuesday, April 03, 2001 - 01:04 am Ogaal: sxb waa ku mahadsan tahay jawaabtii aad siisay oo ahayd mid aad u tafa tiran. damiin far waa wayn ayaa wax loogu dhigaa waxaan rabaa in aan gacanta qabto ambadkaan. TAARIIKHYAHAN: magaca aad la baxday iyo waxa aad na waydiisay isma galaan. anigoo tixraacaya hal ku dhegaada aad boga siisay; haa!! majeerteen waa nin iyo naagba. rageenu waa majeerteen, dumarkeenuna waa majeerteen. tan boga gudihiisa aad ku qortay; haa hooyadeen ayaa la oran jiray MAJEERTEEN oo u dhalatay ETHIOPIA. Magaca hooyada waxaa qabiilka loogu saariyey waxay tahay: sida diintu ogashahay ragu waxuu guursan karaa ilaa afar(4) dumar ah, sidaa darteed si si fudud loogu kala fahmo caruurta uu odaygaasu ka kala dhalay 4 ta xaas waxaa caruurtii magacooda laga soo hor mariyaa (BAH) ama (HABAR). waana dhaqaan u gaar ah somalida oo aysan la wadaagin dawladaha MUSLIM ka ah iyo kuwa deriska ahba. intaa hadii aadan ku qanac sanayn waxaa fasax u tahay in naagaha majeerteen la sheekaysatid. |
    TAARIIKHYAHAN | Wednesday, April 04, 2001 - 01:43 pm Waxaan si aad ah u salaamayaa Ogaal iyo saaxiibkiisba,teeda kalena waad ku mahadsantihiin jawaabihiina iyo waxa aad sheegateenba,Waxaana ka xumahay in aad su'aashayda yara khalad u fahamteen waxaad isku daydeen in aad si fiican oo asluub iyo diin ku dheehan iigu jawaabtaan adinkoon caytamin, Balse wali waxaa idinka soo fakanaya Cay iyo dagaal,iyo xanaaq, waxaana idinla socodsiinayaa Horta anigu waxaan ahay taariikhyahan soomaaliyeed oo iftooda taariikhda soomaaliya iyo meesha ay soomaaliya ka timid, tan kalena waxaan ahay mid diinta ilaahay u saaxiib ah, balse waxaan idiin sheegayaa in aadnaan sidaas uga xanaaqin magaca yuhuud waayo waxa aan hada ka hadlaynaa ma ahan diintii yuhuud ee waa magaca yuhuud,ogow,Yuhuud waxaa ku jira dad muslinehe.oo waliba aan yarayn,walina xanbaarsan magaca yuhuud,hadii majeerteen yuhuud noqdana wuxuu noqonayaa yuhuud muslina, kaligiin maahan Bal raadi Nin ah qibiilka Yibiro oo waydii halka uu ka soo jeedo qabiil ahaan, dhagaysana jawaabta,tan kalena ninkaan aad ku ab tirsateen ee la yiraahdo maxamed maxaa magiciisa qariyay?Bahdee ayaa se ku abtirsata hadii bahihii kale ay hooyo ku abtirsanayaan, yaa loo daayay Daaroodka kale se ma idiin yaqaaniin Maxamed,xageese ku aasanyahay maxamed,inta kalena mar kale ayaan ka jawaabi doonaa,.ha xanaaqinee wax sheega, |
    Anonymous | Friday, April 06, 2001 - 02:00 pm Taariikh Yahan WAXAAD TAHAY NIN JIRAN EE TAKHTAR U TAG, Isma oran qof Soomaali iyo muslin ah baa ku hadlaya waxaad meesha kusoo qortay, laakiin qof jiran wax walba waa ka suurtoobaan waayo isma oga wuxuu ku dhaqmayo, ama ku hadlayo, "Buufiskii la sheegayey baa ku haya" Saxiib maanakoobiyo is ka xaadiri, or call 911 |
    Ali | Saturday, April 07, 2001 - 01:39 am TO:taariikhyahan waan kusalaamay inkasta oo aadan istaahilin salaanmaxaayeelay waxaa lasalaamaa qofmuslim ah maba garanaayo waxaadtahay saaxiib mahadda ayaad yuhuud kusheegtay dad walalaahaa ah oo muslimiin ah oo soomaali ah(yibro),waxaan kuugu nasteexaynayaa in aad kajoogto waxaad kujirto adigu waxaad isleedahay majeerteen wax kasheeg laakiin dadkaa ilaah ayaa sharfay oo ceeb ay leeyihiin mahelaysi marka adigu aakhiradaada haseegin cidna wax mayeelayside,hana ceebayn magaca taariikhyahan waxba taariikh kama ogidi mana uhadlo nin taariikh wax kayaqaan sidaad uhadlayso malaha hadda ayaa baratay sida soomaaliga loo akhriyo markaas ayaad ismooday nin taariikhda wax kayaqaan.saaxiib nin xag alla kadilan ayaadtahaye magaca hanaga dilin.allahaana unoqo. |
    baracajab | Sunday, April 08, 2001 - 05:29 am tariikhyahan; war nin yahayow maxaad u war-wareegaysaa maad si sahal ah nooga codsatid in aan ku barno tariikhda iyo dhaqanka iyo habka taxan ee isirka MAJEERTEENKA ama DAAROODKA. yibiro ma aha yahuud. dadka caqliga gaaban oo aqoon yar ayaa ila doon-doona in ay ku micneeyaan erayga dhawaaqa uu u dhow yahay. somali= soo maal ma run baa? waa qiyaas. waayo erayga somal ama somali waa badan yahay markii isirkiisa la doorno oo taariikhdana lagu dabaqo. somali= marodiga, waxaa eray afka hindida ku jira, sidaa darteed maadaama dalka hindida maroodi la ga helo ,somaliyana maroodi laga helo waa caqli gal in erayga somali ka yimid INDIA. ERAYO BADAN AYAA NOOGA YIMID INDIA SIDA( BARAF, GAARI, DOOBI aamus, aray,NABAD etc)sidaa darteed waa caqli gal in erayga somal uu ka yimid INDIA. balse hubaal ma aha ee waa figray iyaduna. waxaan arintaa u soo qaatay waa iska daa mala awaalka. tariikhda si fiican u baro. YIBRO ma aha HEBRO. AABE ma EEBAA, HOOYANA ma HOOBAA. sidaa wax looma doono. MAJEERTEENA kama soo jeedo JAHUUD, HADUU KA SOO JEEDANA WAXBA KUMA JABNA BALSE ADIGAA LAGAA RABA CADAYNTA TAARIIKHDAA CUSUB, WAA MID AAN U BAAHANA HAYAY IN AAN MAQALNO. weli waxaanu ku abtirsanaa maxamed. balse ma majerteen waa magac bah si looga tilmaamo baha kale ee sida bah UDBA LACAG. SXB (mala awaal tariikhow) aqoon ma aha waxa aad la timid ee adigoon is noojin ama is ceebayn oo aan debi ka gelin aqoonta taariikhda aan ku caawiyo. la xiriir tariikhyahanka MAXAMED SACIID SAMANTAR( GAANI) oo bartay isirka somalida aha prof.phd, oo degan dalka France wax ka dhigana jamacada dalkaas isagaa ku bari doona isirka MAJEERTEENKA IYO SIDA BAHUHU KALA YIHIIN. |
    Warmaxan | Sunday, April 08, 2001 - 08:27 pm TO: KOOYTO AAN XOOLO DUBADALANEY Dad badan oo ay kamid yihiin Siyaad Bare ayaa waxay Soomaalida usheegeen in magaca Soomaali uu ka yimid Geel lamaalaayo geela soomaal Ari lamaalaayo Lo lamaalaayo ama sida xataa uu sheegey ninka kor kusohadley ee Baracajab (Maroodi) marka taasi anigu uma arko arin dhab ah 100% maxaa yeeley markaan fiirshey Tariikhda Soomaaliyeed waxaan ogaadey in wadanka Somalia ay uun ku noolaanjireen hal qabiil oo layiraa SAMAALE oo uu magaca Soomaali uu sidaasi ku yimid. balse dadkaan kale ay ahaayeen KOOYTO xoolo lagu badashey hadana taasi waa lawada ogaadey, dad badan oo ka mida siyaad bare ayaa qariyey taariikhda Daarood balse taariikh maqarsoonto Waxaana jirtey in reer SAMAALUHU ay berigii hore gadan jireen dad ah YAMAN oo slave uguna badali jirey xoolo dad, SAMAALUHU waxay siinjireen xoolo yamanta markey u keenaan dad midgaanta slave ka ah Kadibna uu nin ah reer SAMAALE uu uur u yeeley Gabar kamid ah Slave kii kadibna ay gabadhii sidaa ku dhashey wiil ah wecel balse wiilkii ay u bixisey Daarood markuu weynaadeyna lagu darey gabar ah SAMAALE oo ay sidaa ku wada bateen daarood Boqortoyadii SAMAALE ee barigaa jirtey oo kaliftey iney dad ku badashaan Xoolo ayaa maanta ugu wacneyd iney Daarood bataan oo ay HAWIYE la tirsadaan KOOYTO aan xoolo ku badalaney, cid ku dambaabi karto ma'ay jirto iney yihiin midgaan run ah YAMAN iyo inkale tolow muxuu kaloo oo uu qariyey Afweyne. KOOYTO Daarood mahadey keeneen iney xataa sheegtaan iney gumeysan jireen Sacad iyo Cali Saleebaan Somalidii hore baa ku maahmaahi jirtey (tuug intuusan tuug ku dhihin tuug dheh) ma hadaad keenteen inaad nala tirsataan oo aad natiraahdaan Hawiye dabo madoobe waa waxaanu kala helno reer midgo. |
    TAARIIKHYAHAN. | Monday, April 09, 2001 - 09:05 am Barcajab saaxiib si aada ayaan kuu soo dhaweeynayaa waana ka xumahay in aad wali khalad iga fahmsantahay balse waxaad tahay ninka ugu soo dhaw in aan is fahamno, waayo dhamaan asxaabta kale waxay aad uga fogaadeen xaqiiqda oo waxay galeen difaac iyo iska celi, taas oo aan marna waxaba la isla fahmi karin in kastoo adba aadan ka dheerayn is difaaca hadana xaqiiqda ayaa kaa tan badinaysa, jawaabtana hoos ka akhriso, waxaa kale oo aan leeyahay ninka magiciisa la yiraahado Warmaxan saaxiib horta adigu khadka ka bax waayo waxaad si aada ula jirantahay hawiye daba madoobe,ogoow waxa aad tahay waa lagu faanaa xitaa hadii aad afar lugood leedahay, dan kalena halkan waxay u banaantahay dooroodka kaliya , tan kalena taariikhda waad fahamsantahay balse waxaad maqashay saxaafad ayaa la sameeyaa markaas ayaad dariishada ka dhacday, waa runtaa in erayga Somali uu ka yimid Samaale waana Irir samaale laguumana diidana balse ogoow in aad tiraahdaan daarood doon ayuu ku yimid ama sanduuq, taasina waxay cadaynaysaa in uusan daarood ku dhalan somalia kadibna dib u xusuuso in uu doon watay, doona ma ahayne waa Markab ee hawiyaan kala aqoon doon iyo markab waxaana markab yeelan karay nin taajira oo kaliya wuxuuna samafal u keeni jiray dad qaaqaawan oo ku noolaa dhulka soomaalida <waa irir samala'e>Wuxuuna faafinayay diinta islaamka,asagoo dacwada soo gaarsiinaya dadka cawaanta ahaa ee ku noolaa dhulkaan,waxayna u bixiyeen Daarood oo micneheedu yahay Daar Ood waayo wuxuu dhistay Daartii ugu horeeysay ee ay arkaan halkaas oo uu ka kala socodsiin jiray dacwada iyo sama falka waxayna daartii ugu horaysay ku taal dhulka hoose ee saylac tii ku xigtayna Qandala tii ku xigtayna hobyo,waan ku fakaday taariikhda ee aan is qabtee hadii aan u soo noqdoxaga kaga kale Wuxuu Daarood ka soo jeeday Boqortooyadii xukumi jirtay dhulka yamanta ee caanka ahayd.waana laguu hayaa wixii aad daliil u baahantahay,Waxa wacalada iska dhalay ee aad inkirsantahayna waa hawiye iyo Dir oo ogoow hawiye sidiisaba waxa uu ahaa Jareer ka soo jeeda ree saam balse waxay is dhaleen Dir oo ahayd ree Arlu xabash oo tin jilicsanaa dad ka soo haray fircooniyiintii,daaroodna waxa uu guursaday gabadhii ugu qiimaha badnayd dumarka Direed oo la gooyn waayay qiimaheeda,Dirtu waxay xukumi jirtay dhulka aan leenahay soomaaliya Hawiyuhuna waa u shaqayn jireen bal xusuuso saruur tilmaantiisii wali waan buuxaa BARCAJAB sxb waan kuu soo jawaabi doonaa hadii eebe idmo qofkaan ayaan qancinaayay, |
    Wanaaje | Friday, April 13, 2001 - 10:15 am Alsalaama Caleekom. Waar nimanyahow ninkan taariikhyahanka labaxay waa sida la sheegaye waa ceebdoonyahan iyo jaahilyahan iyo cuqdadoodleyahan waana nin wareer intaaba udheeryahay mid xag Alle kaga yimi hqanoqdo ama miduu isagu raadsadeybee idina sidii nin caqli leh baad ula hadlaysaan,wakhti danbe ha iskaga luminina baan soo jeedin lahaa oo yaan mar danbe loo jawaabin. Waad salaamantihiin akhyaarey |