Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: MAGACA SOOMAALI MA WAX LA JECELYAHAA MISE WAA WAX LA NACAY ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

markabo

Saturday, March 31, 2001 - 05:09 pm
Waxa aad iigayaabiyey sida dadkan soomilida sheeganayaa ay iskugu xumaan sheegayaan hada carabkiina kama reenaan soomaali si kastaba ha u dhacdee, waxan in badan la yabaa dadka saaydadka ku sheekaystaa maxay isku cayi laayihiin iyagu maxaa ku direy somaalidan ba'day ee balaayadu ku dhacday miyeyna isla yaabeyn marku midba midka kale ku sheego gun, gaan ku dhiigleh,tuug,beenaale iwl. intaasoo dhanba soomaali baa ah walaalayaal [bakhti iyo meyd maxay ku kala duwan yihiin]. Wax icno leh kuma haysan meesha ee micno u yeela. Gaarahan reer boorama waxad tihiin maskaxdii soomaali wax sheegta,miyirkii iyo maankii soomaalida.
sidaa darteed waxa quruxbadan inaad maskaxdiina kula ciyaartaan dadkan cawaanka ah uma qalmaan in aad u jawab taan siduu xalku yahay?lol.markabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 03:35 am
waa lanacay!!!!!!!!!!!!uuuuuuuuuuuuuf!!!!!!!!!