Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: Sanaag..The Centre of ISAAQ civilization
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaag, home of Isxaaq Bin Axmed

Sunday, April 01, 2001 - 04:14 pm
Gobolka Sanaag waa boqcadda uu ku duugan yahay Sh. Isaxaaq Bin Axmed.
Waa goobtii ay ka soo farcantay xadaaradda Isaaq ee Bariga africa ka sheeggan.

Dad-xun gaagaaban oo xagaa iyo Bari Majeerteen ka soo tarxiileen ayaa hadda meel walba la taagan SANAAG BAAN WAX KA DEGNAA...

Waxa dega gobolkan
Muuse Ismaaciil
Uduruxmiin
Muuse Carre
Sacad Yoonis
iyo BICIIDE oo ah Beesha ugu badan ee dhulka ugu baaxadda weynna degta.

Shantaan Qolo waa inay inta is kaashadaan sooo celiyaan karaamadii gobolka oo dar shalayto Afweyne tuuloyin gobolka ka mid ah dejiyey ay u ab sheeganayaan.
Walaalayaal aan Samayno Urur Hargeisa Xaqa gobolka u raadsha oo gorgortan la gala Ina Cigaal
Af

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unity&integrity of region sanag

Monday, April 02, 2001 - 03:20 am
ninka sheegay in sanaag tahay hoyga iyo ilbaxnimada reer I.BIN AXMED ,waa run way tahay meeshii ugu horaysay oo uu isaaq dego
laakiin maahayn isaaq keliya cidda deganaydi.
aniga oo aan reer ahaan wax kaaga sheegayn oo aanay fiicnayn afla gaadadu Sanaag waa gobol la wada degan yahay runta cidwaliba meeshay deganayd
bay maanta ka degan tahay waxaana u arkaa inaan nin isaaqihi qorin laakiin uu qoray dulin ku tiirsane ah oo ah nin dirodiro la warwareegaya
waayo shanta reer oo kor lagu xusayba waa yihiin degaan sharaf ku leh G.sanaag door lixaadleh ka cayaara , hase ahaatee oraahda meesha ku qorani
kama soo yeerto dadka waayo dadkaasi maaha dad degaanka beeniya
laakiin waxaa jira dad maanta is ku dira oo marba midkay la joogaan war ku beerlaxawsada dadkaas oo cuqdad ka wada qaba degaan sanaag oo dhan oo ah dad rufiyaano ah .
marka ninka qorayow waxaasi maanta mari mayso
marka qurunlow mari mayso
dadkuna waa isu wada baahan yahay oo reer keliyihi meel ma magaalayn karo dalna ma dhisi karo marka waxaa loo baahan yahay inaan loo fekerin primitive ee loo fekero q.21aad iyo islaanimoba .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil-ka- xoreebe

Monday, April 02, 2001 - 08:26 am
Ninka maqaalka oranayaa sanaag waa :center of issaq civilization: waxaa tahay nin jaahil oo qabyaaladi wax u dhintay.

dadka gobolkan degaa iyagaa iska kaa xiga, iyagaa is dhalay umana hadlaan sidaa aad u hadashay.

waxaa tahay mid meel kale ka yimi oo raba inuu wax isku diro.

sanaag adigoo kale ma sheegan kartid.

Sanaag waxaa iska leh dadka wada dega ee walaalaha ah umana baahna mid meelahaa kale ka yimi oo raba inuu wax isku diro.

Haddaad nin wangaasan tahayna sheekadan raqiiska maad bilowdeen.

War Ilaaahi ku abuuray ka baqa oo ka xishoo.

Afkaa ku cuncunaya miyaa haddaanad wax isku dirin?

Maxaad heshaa markaad dadka isku dirtid?

Haddaad happy noqotid markaad dadka isku dirtid, waxaad tahay nin maskaxda ka jiran.

Adigoo kale isaaq ma meteshid, cid kalena ma meteshid oo orod oo naga dhex bax anagaa iska kaa xignee duliyahaow.

Munaafaq baad tahay ilaahayna aakhiro wuu kugu cadaabayaa isku dirka aad wadwadid.

Reer sheek isixaaq uma baahna jaahilkaagaasoo kale ee orodoo is aas.

Reer sanaag uma baahna mid galbeed ka yimi, mid bari ka yimi, iyo mid koonfur ka yimi toona.


Qabiiliiste waa jaahil, afar iyo labaatanka saacadood diraa diraale ku jira.

Qabiiliiste ilaahii abuuray kama xishoodo.
Qabiiliiste had iyo jeer wuxuu ku marmarsiiyoodaa beri baa sidaasi dhacday.

Qabiiliiste waa qof duli oo aan maskax lahayn.
Qabiiliiste isma weydiiyo wuxuu fidnada ka helayo iyo in ilaahay ka raali yahay waxan uu sameenayo.

Qabiiliiste waa munaafaq dab huriya.
qabiiliiste waa duliye ka fogaada.

Ninkii ilaahay ka baqayow aakhiradaada yaanu qabiil ku dhaafin.
Ninkaan ilaaahay aqoonow waxaad doontid samay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 09:24 am
War ninka qabiil wakhtigan aynu joogno ka hadlayaa
ma waalan yahay mise waa nacas.

War ninyahow qabiilku la tegay goor aad dhiman doontod ma ogid ee Ilaahay ka baq.

Ilaahay aad buu uga cadhoonayaa dadkaa cayday,waayo waxaad wadaa waa isku dir.

Nin ilaahay yaqaana haddaad tahy k a waantow qudhunkaad wadid; ummada wax fiican u sheeg intaad leedahay reer hebel.
Reer hebel kuu shafeeco qaadimaayo aakhir.
Camalkaaga iyo wanaaga aad samayasay ayaa ku raacaya.
Reer hebelka aad ku faanaysid 'YAA ALLAA BA NAFSII" ayay gaadhaysaa.

Naftaada dhibaato ka badbaadi reer hebelkaaga mooyaane.

Isku diraha(munaafaqa) ilaahay aad buu neceb yahay oo qura'aanak ayaa laynoogu sheegay.

War meel baad ku socotaaye soo noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin-Ilaahay

Tuesday, April 03, 2001 - 09:44 am
To:
Unity & integrity of sanaag region
Qabiil-ka-xoreebe

walaal waad mahadsantihin labdiinuba sidaad jaahilka munaafaqa ah ee isku dirka ku farxa aad ugu jawaabteen.

Either ama waa nacas ama waxbaa u dhiman.
qabiiliistuhu wuxuu soo gala qaybta nacaska sababtoo ah dad baa ku adeegta.


Reer Sanaag lama kala jiidan karo.
Qabiil laguma jiidan karo.
Waa dad ilaahay ka baqa.
Waa dad fahmay qabiilak macna daradiisa; that is why ay u wad degaan oo u kala guursadaan.
Anniga iguma diri kartid qof aanu reer sanaag isku nahay; cid walba anaaga yaa isga dhow.


Ilaahy waa na maqlayaaye waxaanu ka baryaynaa inuu kaa qabto ummada aad is leedahay isku dir laakin aanad isku diri karin.

qabiiliistaha lama oran karo waa muslim sababtoo ah ilaahay wuu ka fogaaday.

Sidaan u maleenayo ma aha nin reer Sanaag ah ee waa mid qabiil madaxa ka galay oo melahaa kale inagag yimi.


War orod oo xaarka nagala bax oo ku noqo meeshii xumayd ee aad ka timi.

Nacas, bal qabiilka aakhiro kuu shafeeco qaadaya noo keen adigu.

Ilahiisa ka baqe wakhitgiisa qabiil kuma lumiyo.

Ilaahiisa ka xishoode dadka iskuma diro.

Qofku haddanu wax fiican sheegayn inuu iska aamuso ayaa loo qaatay......WAA XADIISKii NEBIGA Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee.

Miyaanu ogeyn odaygii daarood dhalaly, iyo kii Ciisaha dhalay iyo abgal kii dhalay iyo kii oromada dhalayba inuu ku aasan yahay Sanaag.

Waxaasi wax maanata lahga hadlo ma ha.
Bal eeg halka adduunku marayo iyo wuxuu ka hadlayo.

Mars baa la tegay isna jaahilnimadaas ayuu weli ku jiraa.

WALAALAYAAL HA LA ISUGU QABIILAYSTAYAASHA CIDAY DOONANBA HA NOQDEENE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UNITY&INTEGRITY OF SANAG REGION

Thursday, April 05, 2001 - 01:41 am
mahadsanid nin-ilaahay
waxaa had iyo goor boggan wax ku qora dad aad u u liita oo ka hadla wixii laga tegey qarnigii 19aad ama 1800 markii dadka madow la qaybsanayey welina ku mashquul ah qoqob iyo qayqaybin dadka somalida ah oo maanta ugu aayo daran duninda
marka waxaan jeclahaan laha inay ka waantoobaan dadka ku mashquulsan
h/jeclo, h/yoonis, w/geli dh/bahanteiyo dadkaleba iany ka faaiidaystaan wakhtiga oo kaga faaiidaystaan tacliin ,iyo IT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SICIID

Thursday, April 05, 2001 - 08:12 am
DOQONKA HADALKAN FURAY WAXAA UU OOGYAHAY OO
AANU SHEEGAYN IN "DAAROOD" CABDIRAXMAAN ISMAACIIL BIN JABARTDI AYAA KA HOREEYAY SHEEKH ISAAQ
OO ISNA KU AASAN GOBOLKA SANAAG, DAAROOD WERE THE PAINEERS OF GOBOLKA SAAG.HARTI OO DHALAY
WARSANGELI, MAJEERTEEN, DISHIISHE IYO DHULBAHANTE OO ISNA KU AASAN SANAAG. ILMA HARTI OO DHAN AYAA KU AASAN GOBOLKA SANAAG, CIISE AYAA KU AASAN GOBOLKA SANAAG. FARCANTII IYO BOQORTOOYADII WARSANGELI AYAA KU TAXAN GOBLKA SANAAG.TAARIIKHDII DAAROOD OODHAN AYAA KU DUUGAN QOBOLKAN.XAGEE ISAAQ DEGIJIRAY HADAAD TIMAADEENE BUURTAAD DEGTAANE BUURTAADII KU NOQO MISE BANAANKAAD KAHESHAY. WARSANGELI AYAA DEGAANKA UGU BADAN LEH SANAAG. WAXAAD DOOONTID SAMAY DOQONYOHOW YAA KAA MAQLAYE YAASE KUU JIIBINAYA NACASNIMADA AAD QORAYSID. MARKAA YAROOW YAAN WAXAA LAGAA MAQAL MARDAMBE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unity&integrity of sanaag

Thursday, April 05, 2001 - 08:33 am
siciidow warsangeli ma dego sanaag keligii ee xishood oo boggan ha wasakhayn aniguba warsangelibaan ahaye,
sida aad u taxday in daarood ku wada aasanyahay baana isaaq iyo ummad kale oo ilaahayba ugu wada aasantahay boqortooyo warsangeli iyo mid daarood iyo mid isaaq toonii majirto hadday jirtose ka eeg encyclopediaha waxaan kaaga wadaa dadku keligaa maha ee waa badan yahay
dhulkana keligiin ma degtaane waa la idinla degaa
marka ka feker in waxad jeceshihiin mudda deriskiinuna jeceshahay marka waa inaad qadisaa
derisnimada dadka buurtuna cay maaha ee waa dal ilaah abuuray dal waxaa ugu qurux badan dhul buuro lehee banan keliyihi fa fiicna.
midda kale dadka doqon laguma sheego ma fiicna personal attack waayo dadnimadaada ayaa lumaysa
webkana ka xishood xaqbuu kugu leeyahaye inaad wax xun ku qorto.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASAL CEERI

Thursday, April 05, 2001 - 10:41 am
TO : SICIID IYO NINKA QORAY "SANAAG HOME OF ISAAQ CIVILIZATION"

horta marka hore waan idin salaamayaa dhamaan reer SANAAG,marka xiga waxaan si gaara wax u oranayaa labadaa nin ee aan kor ku soo xusay,horta labdiinuba waad caqli gaaban tihiin waayo waxaad ka hadasheen qabiil oo macnihiisu yahay wax uray,maantana aan meelna looga baahnayn ka hdlakiisa gaar ahaan SANAAG iyadoo ay wada degan yihiin dad wada dhashay oo oo ah inan iyo abtigii ,aadna rabtaaninaad hadal ku soo celisan iyo qabiil ku dhuumaalaysi dhibaatadii dhacday,laakiin nasiib wanaag maanta dadka reer SANAAG dheg baanay idiin dhigeyn waayoindhihii baa u furmay oo kuma rux-ruxmaan hadla inan yar ooyurub jooga iska yiri ama meelo ku soo qoray.
markaa waxaanidinku oran lahaa waa laydiin dhamaa inaad ka hadashaan qabiil iyo waxaan maanta loo fadhiyine ka hadla dnata gobolka intaad dadkiina cadaawad dhex dhigaysaan,maanta ma jeceshihiin in midkiin reerkiisa reer kale xumaant ku sameeyo ,waa maya,markaa joojiya hadalada aan meesha looga baahnayn .ka hadla horumarka SANAAG iyo maxaynu u qabanaa magaaladii oo laygnooga baahan yahay waayo waxaad tihiin dadkii u maqnaa maanta magalaada ,,,

waad iga raali noqonaysaan hadaan wax khalada idhi walaalalyaal
waynuna isa saamaxyanaa
saaaamu alaikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka-xoreebe

Thursday, April 05, 2001 - 12:15 pm
Unity & Integrity of sanaa
Nin- Ilaahay
Asal - ceeri

Sadexdiina qof ilaahay kheyr ha idin siiyo.
what a difference idinka iyo labada xaga sare kuwada tirsaday.

Waa sidaa aad u sheegteene Sanaag waa dad walaalo ah oo aan lakala jiidan kaarin. Ninka isku daya inuu kala jiitona iga wala ceeb baa raacaysa.

Ninka maqaalka soo qoray ma aha nin reer sanaag.
waa nin ka xun isku duubnida reer sanaag.
Markaa waxaan kuu oran lahaa, sidii aanu kuwii horeba ku niri,

WAR OROD OO NAGA BAX KUUMA BAAHNINE.ANAGAA AYAA ISKAA XIGNA HADDAANU REER SANAAG NAHAYE SHAQO KALE DOONO.


Kan u jawaabay ee isna qabyaalada buunbuuniyay ma dhaamo ninkii waxan soo bilaabay.
labadaa qof midna uma baaahnin.

Isna waxaan ku oran lahaa qabiilna ha faanin midna ha dafitrin.
Sanaag isaaq iyo warsangeliba waa degaan oo anagaa ka markhaanti ah;cidina ma dafiri karto. Ilaahay baa ugu tala galay inay halkaa ku noolaadaan cid u diidi kartan(waa side ninka kale ee warsangeli kuu sheegaye)ma jirto.

Runtu Ilaaheeday taqaan:
qabiilaystayaal uma baahnin.

waxaynu u baahanhay dad qabiil ka tegay oo ka xoroobay; waxaynu u bahanahy dad yiraahda annigu qabiil ma lihi laakinse REER SANAAG ayaan ahay.
Waxaynu u baahanay dad ka mantaga qabiil iyo ku dhaqankiisa.
waxaynu u baahanahay dad ka fekera, waa sidaa asal Ceeri sheegaye,danta Sanaag.

Ilaahay qabiil ha inaga masaxo.
Ilaahay inta qabiil wadana ilaahay xumaantooda ha inaga badbaadiyo.

Ilaahay dad gobolkooda dhisto ha inaga dhigo.


Intaasi waa intaa:

wado Laami ah sidii gobolka looga dhisi lahaa ninkii fikrad ku darsanayow waanu kuu baahanahaye ku meeyay.Adigoo raali ahna, wax qabiil ku saabsan hana weydiin.
Kii qabiil wadow sanaag qabiil uma baahna ee haku habsaamin.

Nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED.G

Friday, April 13, 2001 - 05:00 pm
TO SICIID horta xaal qaado ninkan iidoor iska ilow waa la ogyahay waxa taariikh leh inay yihiin daarood markaa siday inoogu dayanayaan ayay inugu daba lumi laakiin mooryaanta ayay yara dhaamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka- xoreebe

Saturday, April 14, 2001 - 07:37 am
TO: Ahmed G


Ahmedow, walaal meelo badan ayaan maqaladaada ku arkay.

Mar kastana qabiil ayaad caayaysaa ama amaanaysaa.

Ahmedow qabiil la'aan miyaanad noolan karayn?

Ahmedow, Ilaahii ku abuuray maad ka xishootid oo iska deesid dadka aad af lagaadaynaysid?

Walaal qabiil waa jaahilnimo iyo duklinimo.
Anigu garanmaayo waxaad ku jeceshay qabiil.

ummada aad caydayna waad ku gaftay.
reerkaad ka dhalatay iuyagu ma ceeb ka saliim baa?

War ninyahow waad lunsantahaye,qabiil wax dhaama raadso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil-nace

Saturday, April 14, 2001 - 07:42 am
Ahmed G iyo wixii qabyaalda la bukaba akhrista maqaalkan:

Qabyaaladi waa:
Ma dhamaato, dumiso, ma xishooto, ilaah kama baqdo, ilaah kama xishooto, duliyo, dib u dhigto, naanaabiso, dadka caqliga ka dooriso, xaasidnimo hooyadeed, dulinimo aabaheed, colaad abuurto, ninkeeda dib ula hadho, qiiro been ah ku
abuurto, faata dhakle dad ka dhigto, naartii dad ka buuxiso, wanaag ka kaxayso, waddan dumiso, ummad baab'iso, duli isu keento, xaraan ku faanto, dhiig cabto, bahaayin ka dhigto, doqoniino adeerkeed, nacayb abuurto.

Maxaad ii sheegaysaan bahashuba waa noocaase.
Kuma jiro Ilaahay baana ka magan galay.

ILAAHAY KA BAQA OO QABIIL ISKA DAAYA.

Qore; Qabiil-ka-maarme