    runsheeg | Tuesday, April 03, 2001 - 03:21 am waalayaab wadan iyo dal leh wax aan doonayaa icitiraaf aduunwaynaha ah, iyadoon dadkiisii laftiisii is aqoon sanayn wax isway diin leh dhalshada yurub wax lagu qaataa afar ilaa todob sano s/laandtan ma qologaar ah baa kale dadka kale ee ku nool hadii qolo lagu qaadanaayo dhlashada s/land ka kiiniya ku dhashay ma wax uu ku qaadanayaa qolo anigoo ku dhashay ayaa layga sheeganaye xagee salaadu ka xidhimi ladahay |
    qaydar | Wednesday, April 04, 2001 - 01:21 am TO RUNSHEEGE waad salaamatahay s/LAND WAA QABIIL ma aha qaran maxaad utaqaan qaran saaxiib ma hal qabiilbaa qaran noqoda yaan umadu kulayaabin |
    Proud somalilander | Monday, April 09, 2001 - 11:44 am Su'aashaa iswaydiinteedi way dhamaatay. reer koonfureed, waanu furnaay( divorced) and the union is disolved. Reerkonfureed wax qabsada, wadankii hagaajista, waqooyi iyo somaliland iska ilaawa. Lakum diinakum, walanaa diintayada. Idinka koonfur anagu waqooyi. Waanu idinka maaranay, ee quusqaata. Ilaaba waqooyi. Khasaare mooye, faa'ido kuma qabno koonfur. Waanu nacnay koonfur. Abidkeed khayr kamaanu arag xamar, dhibaato mooyee. Waxaydun ubarateen, gawaadhidii quruxda badnaa ee aanu ku soo dhididi jirnay eed odhan jirteen, marka dekeda la keeno, GAADHIGA DAWLADAA LAWAREEGTAY. qofka inta aydun iska xidhaan marka dambena aydun odhan jirteen, lacag( laaluush) ku soo furta.Baayacmushtarkii noocaas ahaa ee xaaraantaa ahaa, baad doonaysaan in aanu ku laabanu, jawaabteeduna waa : NO NO NO WAY,NEVER, NO MORE MUUQDISHO. Proud somalilander reer koonfureed waan ka daalnay |
    RUNSHEEGE | Tuesday, April 10, 2001 - 02:42 am TO PROUD SOMALILANDDER sxb waad salaaman tahay marka laakiin maad wax hobsatid waayo wax aan kuu sheegayaa s/landta aad sheegaysid ma isaaq oo kailya ayaa mise waa dad fara badan ma wax dalka iska leh qabiilkiina oo kaliya mayayna inila dagin qabiilooyinka ( dhulbahate warsan gali gadabuusi )) iyada oo itaasiba ay kula dagaan maxaad uuga dhigaysaa dhul qabiil marka aaad sidaa ileedahay wax aad ii sheegaysaa qabiilda kale oo dhami inayan waxba kulahay dhulka waar kafiirso hadaladaada good by |
    Daruuraha. | Tuesday, April 10, 2001 - 07:02 am To;Isku magaceebe !!(Run-SheeG)Waxaad taha(BEEN_Sheeg)Marar badan waxaan kaa arkay meelkasta adoo niicdaa ka haya hadaba Maaad edeb daradaada iyo xaasidnimadaada ka daysid Qarank |Land oon dan iyo inad nooshay kuu ogeeyn ood taada (koonfureed )kadabaalatid oo hadaanad aqoon sida loodabaasho iskuul taktid jaahil fooqal jaahil(PLS,Back to School Esp),long life S\Land, |
    RUNSHEEGE | Thursday, April 12, 2001 - 05:39 am TO DARUURAHA WAAD SALAAMAN TAHAY ,,,,,,, ANIGU KU CAAYIMAAYO LAAKIIN WAX AAN KUU SHEEGAYAA INAY TAHAY S/LAND KU SHEEGTU QABIIL WAX AAN KUU SHEEGAYASA ANIGA OO KU DHASHAY MAGAALADA HARGAYSA IN LAYGA SHEEGTAY OO LAYIDHI WAA MAGAALO QABIIL MARKAA WAX AAN KUGULA HADLAYAA WAX XAQIIQ AH MAXAA KUGU KALIFAYA INAAD I CAYDO MIYAANAD XISHOONAYN BALSE BOORAME IYO HARGAYSA MIYNA ISKU DAWLAD AHAY WAX AAN KUU HAYAA RAGII TAAG NAA MARKII ANIGA LA,IGA SHEEGANAAYAAY JOOGANA MAATA MARKAA AFLAGAADADA ISKADAA SAAXIIB |
    Gorgor | Saturday, April 14, 2001 - 10:50 am Aan idin garqaado qolyihiina isku haysta who is who in Somaliland. Waxa la huba in Somaliland yihiin Gardabuursi iyo Isaaq. Waayo wey aaminsan yihiin Somalilandnimada, waa kuwa dhistay Jamacadahoodi. Daaroodka degan Somaliland iyo Ciisa arrintu waxay ku tahay kama maarmow. Iyaga laftooda ayaan hubin inay Somaliland yihiin iyo in kale. Badhan cashuurta aya Puntland looga qaada, Laas Caanoodna way calamo badan tahay. Waxa Daaroodka Somaliland badan kooda iskaga khaldan Somalilandnimada iyo Hartinimada. Ciisahana waxa iskaga khaldan Somalilnimada iyo Ciisenimada, iyaga iyo reer Jabuuti midna ma yaqaan in Jabuuti Ciise lee yahay iyo in reer Jabuuti leyihiin. Sida ay Jabuuti u eegayeen ayey luquntii jabtay, oo is mabay odhan Somaliland dhib iyo dheef labadaba la qaybsada. Haddii aan kaadhadhka dhalashaday bixinayo Gadabuursiga iyo Isaaqa waxa aan siin laha kaadh cas oo ah nimankaas Somalilandnimadu waa ka dhab. Daroodka iyo Ciisahana waxaan siin la ha mid yellow ah oo ku meel gaadh ah marka uu isaga laftiisu is hubsado innu yahay nin Somaliland ah ayaan siin la ha kaadhka cas ee dhabta ah. |