Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Su'aal: borame ma u darsatey dowladeenii somalia?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Tuesday, April 03, 2001 - 03:31 am
xaan rabaa innan idin weey diiyo su'aal. markii ay dowledenii somalia dhisnayd iyo imka 10 sano oo ay boorame ku jirtay isaaqLand kay dhaantaa
aniga xay ilatahay inuu isaaq baabiiye magaaladii beelade ahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOQORE

Tuesday, April 03, 2001 - 06:10 am
waxa aan ogaysiinayaa dhamaan cidii akhrida suaashan kor ku qoran inaan cidina u jawaabin. waayo kan xunee xamaraawigu waxa uu wadaa in uu dad isku diro.wax ka galay ayaan jirin isaga hadii ay boorama fiicnaatay iyo inkale
adna xamaraawiyow waxa aan ku odhan lahaa horta afsoomaaliga soo baro sida looqoro booramana iska ilow anaga ayaa u nool.danahaaga ku toos.waxa suaal kala badatay garaad kaagu mataasuu kusiiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, April 06, 2001 - 07:37 pm
walawayn,walawayn,walawayn.

waxaa la yidhi nin ayaa tagay xamar,sheekadana nin kaas ayay ku dhacday waa sheeko run ah oo laga maahmaahay, waana sidatan hoos ku qoran:

habartii u waynayd walawayn iyo maxalaan wasay waalidkoodii!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbinuur

Friday, April 13, 2001 - 06:28 am
waxaan idin odhan lahaa dadka cayda halkan ku soo
qorayoow intaad allahiina u noqotaan wax tan idiin
dhaama ku dhaqaaqa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 13, 2001 - 09:15 am
To: Somali

war dad wax laweydiiyo ayaa badan mahadaad weydiinee qabiilkan Gudabiirsi suaal lahaasoo kale
ma'ogid miyaa iney maskiin iska yihiin dadkaan oo aysan Somalia wax laqeybsan karin
kuligood waa dad jiljilcan
waxaa shaley heestey Daarood maantana Isaaq
Siyaasada Somaliyana meelna kaga jiraan waa dad aan leheen Xornimo ay ku doortaan waxey gobolkooda ka damacsanyihiin

To Gudabirsi
war horta kabaxa inaad ka xorowdaan in qabiilkale qasab idinku heysto hadana uu rabo xataa inaad la godiin oo sheegto Gobolkiina