Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: Somaliland vs Djabuti
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 03:42 am
baryahan danbe waxaa sii weynaanayse colaada ka imanaysa dhinica dowlad yar ee djabuuti. markaa waxay aniga ilatahay waan in talaabo lagaqaado.
oo aynu weerarno djabuti
maxay kulatahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SnM

Tuesday, April 03, 2001 - 03:46 am
aniga waxay ilatahay inaynu djabuuti ku qabsan karno 48 saacadood gudahood waayo:
mileteriga s/land wuxuu gaadhaa 30 000
ka djabuutina 5000

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr wise

Tuesday, April 03, 2001 - 05:49 am
djabuti iska dhaafoo kawaran kuwan putland..ee sheeganaya laasaanood?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Tuesday, April 03, 2001 - 08:29 am
Aniga fagrad ahaantayda iyo shakhsi ahaanteeyda tuuga jabuuti kataliyaa waa mid aduunyadu layaabto?meelkastuu tagana S\Land ayuu ku cabbaareeyaa ama xaasidaa ,markaa kaaytar ee kataliya jabuuti ee ajanabigu
la taliyaabn ,weerer kuma qaadayno anoo og waxa uu isku halayanayaa dawlada ajnabiga ah,laakiin wadankeena oo maalinb maalinta kadanbayasa horumar iyo nabad gaadhaya ayuuka xunyay ama kabukaa waaninka ka amrkutaakleeya (D\JKabuuti)mida kale Markuutagay CHINA WAA Lalayaaba waliba (SHNGA HAIY)Gobalka qaniga ah ee reer CHAINA iyagoo kayaabay xaasidnimadiisa uu aduunka kulameereysanayo ,LONG LIFE S\LAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Tuesday, April 10, 2001 - 08:37 am
isaaq jabyoo waxaa ku dhacay jac iyo baaruude.

anigu waxa aan ahay wiil ciisaha oo ka baxay dugsiga farsamada gacanta hargeysa ,Aabahah police ayuu ka ahaa magaalada waligeey ma iloobi karo waxii ay isaaq nagu hayn jireen.
inkastooy hooyaday ay ahayd isaaq hadana isaaq ma uu qiimayn jirin inantoodaas.
markaa waxa aan isaaq u sheegayaa inay dad xun yihiin xaasidiin ah, inta aan ka aar goosan karona waan ka aar goostaa, so lookout isaaq thereis man who is looking his revage.

ciise