Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: WEBSITE WAGERDHAC
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGRUUMA

Tuesday, April 03, 2001 - 04:48 am
IF YOU WANT TO KNOW SOMETHING ABOUT WAGERDHAC,THAN VISIT THIS SITE:

http://members.tripodnet.nl/wagerdhac/

and iam sure that you will enjoyd!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diini

Tuesday, April 03, 2001 - 04:58 am
Nakruuma maxaa ku qaaday inaad.waxaan qorto,
maad dhahdid mareexaan website intaad leedahay
wagardhac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SiyaadUgaas

Wednesday, April 04, 2001 - 08:10 am
Anigaa eegay bogga ay walaasheen noo soo gudbisay. Wax aan wanaag ahaynna kuma qorna. Horumarka ay Wagardhici gaarto, waa mid Marreexaan oo idil gaaray kulligeenna dani noogu wada jirto. Sidaas darteed gabadho hambalyeyn iyo bogaadin ayey mudan tahay. Hawshaada wanaagsan halkeeda ka soo wad - guul baad ka gaariye.

SiyaasUgaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGRUUMA

Wednesday, April 04, 2001 - 11:02 pm
TO DIINI

IDINKA SOO MA DHIHIN WAGERDHAC MA MAREEXAAN BA'?

AAD & AAD AYAAN UGU XUMAADAY IN AAN ANAGA DAD SHAKIN KU JIRO NOQONAY, SI DAA DARAADEED AYAAN WEBSITE KU SAMEYEY WALINA DHISMO AYAA KU SOCDO.

TO SIYAAD UGAAS
AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY,WEBKA WALI DHISMO AYAA KU SOCDO,WIXII TALO & GUBAABIN AH BA WAA WELCOME!!! THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m girl

Thursday, April 05, 2001 - 07:07 pm
sister of mine cool down don't lisetn the enemy of mareehan they fooling you how come mareehan guy or says that i don't belive sister don't ever belive too.

your sister mareehan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daljir

Friday, April 06, 2001 - 03:52 am
waxaan ka xumahay wagardhac oo ah dad aad loo yaqaan mareexaana kaga jira kaalin firfircoon in maanta looga murmo netka nagruumaa tiri iyo hebel baa yiri mana filayo website yar oo nagruumo furatay inuu wax kabadali karo waxa ay tahay wagardhaci ,dhinaca kale hala joojiyo qori ismarisnimada iyo waxa mareexaan lagula dhex wareegayo markii military ahaan iyo siyaasad ahaan wax looga qaadi waayey yaan lagu meeraysan gabdhaha anaga guryahay noo joogaan nama horboodaan sida somalida qaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 07, 2001 - 06:39 am
Nagruumo

Abaa sadex qof maka badna inta qofood oo wagardhac ah aan aqaano laakiin waligey oyo lahey ma maqlin qof suallalayo wagardhac ma maereexaan baa hadeyna haeyn mareexaan yeye tehey. saahhib waa inaad garataa in somalinet ay public forum tahey qofkasta oo neceb mareexaana uu wuxuu rabo ku hadlaayo.
saahiib dib ugu noqopageka una bixi pagemareexaan.
walaashaa mareexaan
kooshinad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAGRUUMA

Tuesday, April 10, 2001 - 11:56 pm
TO DALJIR

YAA WAAYE GABDHAHA GURIYAHA KUU JOOGO? TEEDA KALEETO MAXAAD WAGERDHAC U QABATAY, ANIGA TENMINSTE WEBSITE AYAAN U FURAY, WAGERDHACNA WAX AAN RABO INAAN KA BEDELO MA JIRTO.

TO MGIRL
I DON'T BELIEF THE ENEMY OF M-PPL. I LOVE ALL MAREEXAAN PPL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daljir

Wednesday, April 11, 2001 - 08:49 am
to nakuuma waan ku salaamay dar ala ku dag koob shaaha ku dhufo ha xanaaqin walaal ma jecli inaan gabdhauhu dhib iga tirsadaan xaqiiqdiina agtayda waxaad ka leedahay sharaf iyo qadarin .ujeedadayduna ma ahayn sidaad u fahantay waan la socdaa inaadan aaminsanayn cadawga dadkaaga ogowna netka wuxuu noqday meel ay ka qaraabtaan dadka siyaasada u yaqaan iska horkeenka walaashayey xaal qaado waxaan kuu rajaynayaa kheer baraare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 01:25 pm
If you love mareexaan ppl like you said so why didn't you open mareexaan webside? nagruumo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Thursday, April 12, 2001 - 12:44 am
waxaan radinayaa gabar la yiraahdo diib maxamud samatar oo wagardhac ah plz i caawiya waa saaxibadey.thz