    warsangeli | Saturday, April 07, 2001 - 04:27 pm SAANAG IS AND FOREVER WILL BE PART OF SOMALILAND. WE WILL CONTINUE TO PROSPER AND MAKE PEACE. MOGADISHU IS REASON WHY WE LEAVE OUR GREAT REGION AND I AM WARNING OUR WARSANGELI PEOPLE NOT TO GO TO XAMAR. SAANAG!!!!!!!!! |
    Afkiise-ku faane | Monday, April 09, 2001 - 10:05 am To: warsageli: War ninyahow waxaad qoraysid af soomaali ku qor. Dadka oo dhami af soomaliga way garanayaan. Ingiriisi walaala afkeenii ma aha. |
    Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 10:13 am I don't how we are daarood |
    Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 10:17 am I don't know abut you we are part of somalia not somaliland |
    AHMED.G | Monday, April 09, 2001 - 12:31 pm SANAAG WAXAY KA MID TAHAY GOBOLKO DAROD EE PUNTLAND OOKA KOOBAN 1SOOL 2SANAAG 3NUGAAL 4BARI 5 MUDUG IYO 6 KOONFURTA TOGDHEER |
    sanag | Monday, April 09, 2001 - 03:11 pm I agree very well. those who disagree are ignorant people who want a "Harti" clan country where Garowe is the capitol and Mijeerten control us. long live s/land |
    idinla yaabane | Tuesday, April 10, 2001 - 10:19 am war dadyahow jaahiliinat ha qabiil maxaad ku jeclaateen waa kan sidaa idiin baab'iyaye. War ilaahay miyaad ilowdeen? war adduunku meeshuu marayo war ma ka haysaan. Maxaad u necebtihiin inaad wax fiican ka hadshaan? you know what, dadka wadankii gudihiisa jooga ayaa idinka fiican sababtoo ah qabiil kamam hadlaan. wayna wada nool yihiin wayna iska kiin jecel yihiin. Qudhunkiinan qaurbaha welfeerka ku qaata aamusa. AF SOOMAALI KU QORA WAXAAD QORAYSAAN. |
    AHMED.G | Tuesday, April 10, 2001 - 03:32 pm iidoor markuu meel uuka baxo waayo buu diin ujeestaa waa iidoorka hadlaya diin teeda kale puntland waa caro harti oo ka kooban 6 gobol maaha sida iidoor hal gobol ku urursan darod democratic repaplic D,D,R YAA DHISAsoomaaliya waa darod uun |
    qabiil-uma-baahne | Wednesday, April 11, 2001 - 06:21 am to: ahmed G Ninkii qabiil ku dhaqma wuxuu dembi ka galay ilaahay. isaaq nacayb ayaa kugu jira. Anigu wax fiican baan idiin sheegay oo waxaan idin iri qabyaaladu waa xuntahaye iska daayaa. Adna iidoor iyo waxaan loo joogin baad ka hadlaysaa. qabiilkaan doonaba aan ahaadee qabyaalada iyo dadka aad caayaysid iska daa. Ilaahayna wuu ku arkaa in naxcayb kaa booxo. Ma war baad ka haysaa waxaan ahay anigu? Qabyaaladi waa jaahilnimo,eexasho, nacayb, dulinimo, ilaahay oo aad ka fogaatid. War bal maxaad qabiil ku jeceshay? intaad dad caayayaid ma wax fiican ka hadashid. |
    AHMED.G | Friday, April 13, 2001 - 04:43 pm BEERJILEECAAS WAA WAXAAD MAANTA KU DEGANTIHIIN CAYNABA MARKAAN KA HADALNO RUNTA BAAD ISKU XAARTAAN OOD GURTAAN ABTOOW MARKA KALENA FOWFOWDIINA LAGAMA JOOGO MARKAA NIMANYAHOW AF MUSLIM AMA MIDGAAL MID UUN NOOLA KAALAYA |
    Qabiil-ka-xoreebe | Saturday, April 14, 2001 - 07:45 am Ahmed G war ninyahaow qabyaalada iska daa. Yaa kugu yiri ninka "qabiil-uma -bahne" waa Isaaq. waad iska boodaysaa. War ninyahow bashu waa badownimee iska daa. |