Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: I love dhamaso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji yare

Sunday, April 08, 2001 - 06:31 am
aniga oo ah nin dagan magaalada dhamaso waxaan nasiib u yeeshay in aan arko magaaladaasi oo noqotay mada ooga caalamisan gabi ahaan dalka soomaaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 08, 2001 - 11:20 am
Yaa Haji
Could you be kind enough and tell me where is
dhamaso is located with-in Gedo region.

Busposs

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Monday, April 09, 2001 - 03:31 am
xaaji yare duqa wanaag kuugu filan deegaanka rabi kuu siiyay dhamase.

saxada, deegaanka, dadka, cuntada, biyaha, qoraxda, ciida, xoolaha, iwm.
aniga dunida wax badan yaanka soo arkay walahi way yartahay inta la mid ah,
meelka wanaagsana aniga wali ma arkin.
marka haday tecnoloji yadiina kugu soo gaartay 1000jeer rabi u mahad noq...

anony hadaadan aqoon maxaa meesha ku keenay ma sida doqontii baa raadka iska raacaysaa hakugu taagnaato..