    estiihore | Sunday, April 08, 2001 - 01:29 pm Waryaadhe heen waxa layidh faqshtii maanta waxaa lagusadaqaaystay 7.000000 okaliya Hadaba yaa uqaaybindoona |
    faqash Shiil | Sunday, April 08, 2001 - 02:51 pm HADay Kirada hudheelka iska bixiyaan ayaabay keef gali ,laakiin dawarsiga xun waxaa baray macalinkoodiiweeynaa (siyaad Afay)Sharafmale Tuugta carta ee lacagta soodaaabacata kolba. |
    Estiihore | Sunday, April 08, 2001 - 04:19 pm Faqashiilow SXB wa sidaa aad shegtay oo macalin kodii hore baa xumaa halka aay kuqoratay faqashtu ISAAQLAND maaha isaaqland ee waa somaliland taana waxa ugu wacan fartaayna baran sida wax loo qoro ee halayabin SXB. |
    Qabyaalda-karhe | Monday, April 09, 2001 - 10:32 am Alla maxaa nacayb idinku jira. war intaad faqash iyo cali ka baxdaan qabyaalada isaaqu dhexdiisa isku hayo wax ka qabta. Aniga adeer qabiil ha ii amaanin waanu naqaanu qabiil iyo ku dhaqankiisu inuu yahay wax xun oo dadnimanda ka baxsan. Adigana fikradaadu waxay ku slaysan tahay qabiil. Dad badan oo isaaq ah oo qabyaalada ka soo horjeeda ayaa jira markaa isaaq oo dhan adeer ma meteshide la soco. Simcada haka xumayn isaaq, yaan isaaq oo dhan la moodin qaar nacayb ku jiroye una fiirso hadaladaada ninyahow. Ninkii tiisa daryeela tu kale daree bar horta dhibaatatdaa isaaq dhex taala ka hadal. Mida kale hadaanad kolayba waxa fiican sheegayn inaad iska aamusto ayaa laguu qaatay. qabiil ku dhaqankiisu wuu xun yahay reer walbana dhexdiisa ayuu iska diraa. Aniga qabiil ha ii sheegin . Waan aqaanaa wuxuu yahay iyo wuxuu galoba. |
    Estihore | Monday, April 09, 2001 - 11:15 am Adeer wadikan kulu laadaye mawaxaad ka xuntahay Faqashta laga shekaynayo me sa waxaad Kaxuntahay dowlada somaliland ee kadhay iskufilaansho Faqash waxay ahaayd banu kashekaaynaynaa. iyo waxay kudo |
    Burburiye | Monday, April 09, 2001 - 11:58 am Faqashtu waa bilaa caqli Lacagta la siiyey(7 mill) waxaan is idhi waa wadkeedii.Lacgtaasaa galaafanaysa, imikay, mooriyaan oo dhami, midiyihii afduubka afeysanaysaa. mida kale Kolay faqashtu waa fulay, markaa rag baa usoo socda oo doonaya inay ka furtaan. ileyn waligeedba waxay faqashtu lahay rag baa ku xisaabtami jiray. |
    faqash shiil | Monday, April 09, 2001 - 05:03 pm Ma ogtihiin Sxb keey, Estihore Iyo burburiyaw,iyo dhamaan inta sharafta leh ee S\land, in aay qaar danbilayaal ahi markay maqlaan (FAQASH)ay doqonimadooda iyo maangaabnimadooda iyo isnasakhaada cad ee ay namoodayaan inaan dhal;anay shalay (THey think We born Yestarday)ayaa waxay kuuugu soojawaabayaan waxaad tahay " Qabiileeyste)Kuwaa waxaan ku leeyey hadaan ahay qabiileeyste ,Taa been baad kasheegtay waayo (AABAHAA afey)IYO WIXII SHICIBKA DHIBAY KHAAS AHAAN s\LAND EE WALIBA AHAA CIIDANKA AMARKA FULIYA (AYAA FAQASH AHAA )MARKAA KA DIIDA Taasaw waxuu kamid ahaa danbiilayaashaa shicibka laayey ee dhawaan lasooqaqabanayo maxkamada aduunkana lasaaridoono!!!!Waana run taasi. |
    Estihore | Monday, April 09, 2001 - 07:39 pm Sxb burburiyoow wasidaa adshegtay oo ninkii dabbiga galay ayaa marka lagu sohadal qaado Faqash ayuu beerku go ayaa ilaayn waxay ogyihiin waxay sameyeene talabaad markay leyihiin qabyaalada wanu necebnahay meyanay ahaan dadkii dadka kala socijiray ee markay gartaan cidu yahay dilijiray. waxa iyana cajaa iba marka ay wada sheekaysanayan reer somaliland ee ay kawad sheekaysanayaan halgan kii aay usomareen dal koda hooyo maxaay Faqashtu u soo dhex boodaa? |