    QARAN DOON | Monday, April 09, 2001 - 05:22 am wax aan idiin sheega yaa in qabyaaladu inay tahay cudur daawo loolayahay markaa hadaad tihiin reer s/lanad ama isaaq maad kala daysaan qaran baanu nahay iyo qabiil kahadalka aydun markasta afka kaqaadi ladihiin |
    garyaqaan | Monday, April 09, 2001 - 06:38 am Maad fahmin sxb waxalaga hadlayo EE itanad faraha lagalin kafiirso siyasada Somaliland |
    Qabiil-diid | Monday, April 09, 2001 - 10:19 am war ninku wuxuu idin leeyahay qabyaaladan reer walbi isku haysto halaga takhaluso. Miyaanad fahmin intaas? |
    QARAN DOON | Tuesday, April 10, 2001 - 02:21 am TO GARYAQAAN sxb wax aad isku sheegtay garyaqaan base wax aan hubaa inaadan ahay waayo s/land oo aanu ku wadno qaran ayaad rabtaa inaad ka dhigto dhul qabiil balkafiirso arintaa anigu wax aan raadinayaa qaranimo maxaad ka qabtaa soosheego ama soo dhiibo weedhaada qabyaaladi haday faa,iido leedahay waad aragtaa meesha ay dhigatay soomaali hadaan taalaga waan toobin wax lagu dan baynayaa sida gobalada koonforta oo kale wadanka s/landna waa balaadhan yahay markaa kama dhigi karno wadan uu qabiil haysto run ahaantii wax aan anigu u arkaa inay khalad tahay wax loogu ordo qabiil |
    QAADIRO | Tuesday, April 10, 2001 - 02:30 am TO QABIIL DIID sxb waad salaaman tahay marka hore laakiin markaan arkay ciwaankan wax aan isidhi wax soo qoray ninkii qabiil diid ahaa hadana wax aan ogaaday inaadan ahay adiga sxb wax aan isku ognahay wax layidhaah qabiil inaan baabino meel kasta oon joogo waan ladagaalamaa wixii ku dhaqamaya een arko adna sxb ii wehelyeel ilaa iyo hada mahayo rag waxaa kasoo horjeeda oo guruub ah laakiin wax aan rajoway nahay inaan helidoono wakhati ay noqotoba hadaba adaan kuhayaa ilawad sxb ninkana waa inaka daran yahay waana ugu mahad celinayaa ataaga halkaa kasiiwada waad mahad santihiin |
    Qaryaqaan | Tuesday, April 10, 2001 - 06:36 am Adeer waxaad lawada baxdeen Qarandoon iyo Qabiil dii lakiin idinkaa aburay Qabiil ka iyo qolaqolad Calool nugulideen maxaad lawada cabanay saan. Talabaad somaliland idimadonayso ee maxaad kada bayaacaysaan hadaad tihiin reer confureed meshuna mahaa qabiil qabiil ee wa dowlad layidhado somaliland waxan umalaay nayaa waxaad kala garan ladahay somaliland iyo somaliya |