Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: Erigabo, The city of Moses
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Midhishi

Monday, April 09, 2001 - 10:37 am
This beautiful city is home to
1. Muuse ismail of HY
2. Muuse Carre of HY
3. The Great and the most numberous tribe in Somaliland, The MUUSE ABOKOR of HJ.

It seems that some of the Daarood minority are halucinating by claiming part of Erigavo. Besides few Ugayslabe marchants, the Daaroods in Sanaag are minority and will remain so forever.

HJ Dominate El-Afweyn, Gar-Adag, and Dararweyne districts.
Muuse ismail and Muuse Arreh Dominate Erigavo and Maydh District of Sanaag region.
Sa'ad Yoonis also inhabits part of Dararweyne and Xuddun District.

Warsangeli minority and their fellow midgaans, yibirs and tumaals occupy a small easterly portion of this fast region.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 08:23 pm
To Midhishi- your name sound like what... is it
Midg..... My question is why Idoor always claim
things which is impossible, like darood land? Is
it an inferiority complex or a dream. Both cases
needs an exam by a Doc. Some say its from eating
to much Katt...

Wish you speedy recovery

A Brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil-diid

Tuesday, April 10, 2001 - 06:08 am
Waryaa ninka qabyaaladu googaysay ee muuse ismail amaanayow, adeer muse ismail waa dad aanu walaalo oo magaalada wada degno iyana taa waa ogyihiin.

Adiga oo kalena muse ismaaciilku maba laha. waayo waxan aad ka hadlaysid muse ismaaciil kama hadlaan.

waa niman sharaf leh mana aha qabiilaystahaaga xanuunsanay oo kale.

waanu ku garanaynaa oo waxaad ka timi galbeed waxaadna ka xuna tahay nabada iyo is jecaylka reer sanag dhexyaala.

Haddaad ka xuna tahay dadka ceerigaabo wada degan orod oo ilaahay la dagaalan isaga ayaa dadkan meesha ku abuuraye.

war aakhiradaada ha seegin reer iyo reer hebel laynine.

adeer dadkani iyaga ayaa iska xigaa ee ha mishteegin si wax kuuguu dhiman yihiine.


muse ismail magaca haka xumayn bahalyahow jirani.

orod oo galbedkaad ka timi ku noqo duliyahow waa duliye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka- xoreebe

Tuesday, April 10, 2001 - 06:18 am
War ilaahii idin abuuray ka baqa oo qabiil waa qudhune iska daaya.


war qabiil waa:
Eexasho, colaad, isku dir, xaasidnimo, dulinimo, dib u dhac, dhiig laka galo, ilaahay oo lagga fogaado, hormumar la'aan iyo habsan.

war ama ilaahii ku abuuray dooro ama qabiil dooro..........


qabiil iyo ilaahay isma raacaan waayo.

Hadddaad qabiiliiste tahay kolayba dembi baad gelaysaa.

Qabiil aakhiro kuu shafeeco qaadayaana ma jiro!


Qabiilkaagu haday budhadhkoodii ityo waramadoodii oo dhan soo qaataan aakhiro dembi yar oo aad gashay kaama saamixi karaaan.

War hoy waad lunsantihiine qabiil yaanu aakhiro idin seejin.

waalahay waxaad tihiin kuwii oran "YAA LEYTANII" haddaanaydin hadda is daba qaban.

war qabiil waa kan adduunka idinka reebay dadyahow hurdaa!

Bal eeg meesha adduunku marayo iyo waxaad ka hadlaysaan.


su'aal:

haddaanaydin qabiil ka hadlin miyaad xanuunsanaysaan?

walee waa idiin dhamaatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibna Sanaag

Tuesday, April 10, 2001 - 10:11 am
war jaahilka magaca isaaq dilaya isaaq ma metelee yaan lala hadlin.

Dadka sanaag degaa iyagaa is dhalay oo iska kaa xigaa. Kumana rabaan ee meeshaaad ka timi ku noqo.

Reer sanaag qabiil ma laha umana baahna;
qabiilkoodu waa 'REER SANAAG'

Haddaad intaa ka xumntahay orod oo dhimo.

fadlan, si dhakhso ha nooga dhex bax oo orod oo qabyaaladaada la aad meshaad kala timi ee lagu isticmaali jiray anagu ma naqaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka-soo horjeede

Tuesday, April 10, 2001 - 10:14 am
Waa sida ninka iga horeeyaa sheegaye anaga waxaa nal yiraahdaa "REER SANAAG" mana jeclin mid meelahaa ka yimaada oo raba inuu isku kayo diro.
Qabiil waa xaraan waana dulinimo ee shaqo naf leh samayso ninyahow.
Umadda aad magaceeda sheegatayna waanu kaa badinaa ee ha wasakhayn.