Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: Reer koonfureedka waxaan ku furnay sadex dalaaqadood. markaa haday rabaan in aanu mar kale guursano, horta nin kale ha soo maraan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reewaqooyi

Monday, April 09, 2001 - 12:08 pm
Koonfur iyo waqooyi waxay isu jiraan dhulka iyo cirka. Shan sano ka bacdi waxynu noqonaynaa sida kuuriyada waqooyi iyo kuuriyada koonfureed u kala horeeyaan.
Waayo?
1) Reer konfureedku, caqli ma laha. waa sababtan ay wali faraq u haystaan somaliland.
2) Reer koonfureedku damiir iyo dhiig ma laha. waxa xun lagaga fogaado
3) reer koonfureedku ficil iyo hami malaha. hadii kale wadankooda way hagaajisanlahaayeen.
5) iyo qaar kaloo badan