    Burburiye | Monday, April 09, 2001 - 01:22 pm reer barigu waa badow hargeysa ayey soo gali jireen iyagoo dhago xidhan. barigii dagaalkana waxay cabeen, shampo'yadii waxay yidhaaheen, waa sharaabkii iidoorka. Nimankaa, niman ka badowsan, aduunyada ma arag Imikana kulugood waxa ay iska dhigaan wadaado, Markaydun jabteen baad masaajidka gasheen. walee, ninkii FAARAX CAYDIID, diintu idin baray |
    Warmaxan | Monday, April 09, 2001 - 02:44 pm war qosalkaad iga dhameesey sxb tolow ma wax run'ah oo dhacay baa iney shampoo ay cabeen mise waxay isticmaalayeen qasacada shampooga ay ku cabayeen wax kale aduunyada dad lamida ma'arag dadkaaseeyto waa Tenegyaalo |
    Bosaso | Monday, April 09, 2001 - 11:00 pm Asalaamu calaykum. walaalayaal reer bari waa dadka ugu ilbaxsan soomaaliya,marki ay dunida kaganacsanaayeen oo wax ka ahaayeen geela ayaad raacayseen ama iyaga ayad askar u ahaydeen bal hadalkaaga ka fiirso marki ay dawlad ahaayeen oo madaxwayne idiin ahaayeen mawaadan ku fakerin haddii ay badaw yihiin maxay kuu hogaaminayeen,midda kale saaxiibyaal reer bari marna dabadhilif uma ahayn siyaad barre waa lagaranaayaa dadki daba dhilifka u ahaa marki dambena uu wasay,caydiidna awood uu ku yimaado bari malaha,midda wadaadnimada yaa ka wanaagbadan oo ka nasiib badan badan nin ilaahii abuurtay ka cabsaday oo masaajidka galay magaranaayo laakiin jaahilka ceeb ayay latahay maalin aan maanta ahayn ayuuse ogaanayaa walakin kuwa liibanaaya waa iyaga haddii ay jidka allaah si sax ah uqabsadaan rasuulkuna (csw)xadiis ayuu kuleeyahay)(man yuriidullaahu bihi khayran yuwafiqhu fiddiin)oo ah ninkii ilaah khayr ladoono diinta ayuu fahansiiyaa.marka alxamulilaah allaah ayaa khayr nala doonay,maantana gobolka soomaliya ugu horumarsan waa bari waana wax allaah(swt)lagu mahadiyo,walaalyaal markaad meel kahadlayso waa inaad wax ka taqaan haddii kale waad ku fashilmaysaa,soomaalidu waxaytiraahdaa doqon waxaa u liita hadal barataye hadal,marka haddii aad iska halaysaan waa meesheeda,mise waxaad nooquuri la'dihiin nolosha?haddii aan idinku gafay raali halayga ahaado. mahadsanidin., |
    isaaq | Tuesday, April 10, 2001 - 06:29 pm waraa ninkaan run badanaa, waxuu isoo xasuusiyey in idoorku aduunka oo dhan ay ugu ilbaxsan yihiin waayo 60 idoorka xamar imaan jiray waxay wateen sulweel kor u gaaban, oo iskaalsahu muuqdaan, markii lawaydiiyana waxay dhihi jireen DEE MAXAAN U GATAY SHARAABADA HADAAN LA ARKAYN) heheheh. lakiin hadda waa fashion oo xitaa fanaankii Micheal Jackson ayaa 80kii soo xirtay markuu Bille Jean QAADAAYEY. sow dadka aduunka ka ma horeeyaan. hehehe |