Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: ABTI BAL ISKA WARAMA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waxgarad

Tuesday, April 10, 2001 - 08:36 pm
abti wan idiin salamay dhamantiin.waa nin cise ah oo samaroon abti uu yahay.Abti waxaan raba iin wixi xumaan wada aynu iska qabano wayo waxaan nahay dad aan kala marmi kariin,sababto ah dad is dhalay meelna kuma kala tagaan.Anigu waxaan aad ula yaba dadka mar walba xumaanta ka shaqeya intii ay dadka isku so dhaweyn lahayeen.Waxaan rumaysanahay iin labada dhinac kuwi xumanta wada ay reer badiye iyo dad jahiil ah yihiin..Waxaan intina wax garadka ah ka codsanaya iin mar walba aynu ka shaqayno wanaga oo cidii xumaan wada aynu iska qabano.Waxan dhawaan rajaynaya in aniga iyo shan iyo toban nin oo cise ah oo dibedda wax ku bartay deganna yurub iyo north america oo samaroon dhalay anu dhawaan boqano wadanki oon soo marno borama, jamacadi camuud, iyo dhamaan dhulka ay wada degaan cise iyo samaroon,somalia iyo itobiya o dadka tusno iin wax xumaan aynaga dhex jiriin.


Khayr ayaan idiin rajaynaya.