Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Yaa dega gobolka gedo????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feerfeer

Wednesday, April 11, 2001 - 08:02 am
fadlan si daacad ah iigu jawaaba?????
peace all ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariixaan

Wednesday, April 11, 2001 - 09:01 am
Gedo waxaa daga dad layaqaan oo layirahdo Mariixaan. Waana dadka runtii marka loo fiiriyo maanta Somaliaya aan aqoon calool huhayn ama aan cuqdad u qabin qabiilooyinka Somalia. Runtii mariixaan waa yaqaan nabad iyo dagaalba waa ayna la heshiin karaan qabiil kasta oo Somaali ah.

Waxaan u maleynayaa in aan ka jawaabay su aashaadii.

Mahadsanid.