Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: TO ONLY reer Somaliland NO Koonfur please
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Wednesday, April 11, 2001 - 03:32 pm
Dhamaantiin Waad salamantihiin reer Somaliland.
Niman yaho may ila aragteen nimankan layishaahdo
Faqash ama koonfur oo dhan markaynu kahadlayno
arimo inaga ina khuseeya maxaay uso dhex kalaan
reer konfureed mawaxay kaxun yihiin horumarkaynu
gaadhnay
mise shekadaynu shekay sanayno waaba yaabe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxamad

Friday, April 13, 2001 - 12:12 pm
To: Garyaqaan:
Maad ii fasiri SOMALILAND fadhlan?. Af soomaali iigu soo qor, kadib markaa baan kula hadli doonaa. Inta ka horeeysa, may!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Friday, April 13, 2001 - 02:54 pm
TO Muxamad adeer miyanad akhrisan ciwaanka
maxaa ku soo dhexgaliyay adiga waxaan kacodsanayaa
ha duu Alahaa Aleyahay mardanbe waxba haku qorin
halkan.Arimaha SOMALILAND waxkukhuseeya mahaa adiga
please don't write anymore