Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: CEERIGAABO:MAGAALO UMADOO DHAN KA DHEXAYSA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceerigaabaawi

Thursday, April 12, 2001 - 06:17 am
Waa magaalo wanaagsan oo ay ku nool yihiin dad wanaagsan.
waa dad isdhalay oo qabiil ka xoroobay.
In reality, iyaga iyaga isku qabiil oo alla i baday.

mid mid waalan oo bariama galbeed ka yimi ayaa mar mar na soo dhexgal oo damca inuuisku diro reer sanaag.
Kaan waxaanu ku leenahay wr na fasax waxbaa kuu dhimane.

qabiilku sidiisaba waa qudhun waana dib u dhac.

qofka qabiil ku fekera waxbaa u dhiman waana jaahil.
Qabiilku waa nooc mina wali.
waana Ilaah ka fogaasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Friday, April 13, 2001 - 06:39 pm
ceergaabaawi rageeddii nin nin dhalay iga dheh u sheeg geeljirayaashan qabiil iyo qudhon la taagan meel walba waar reer sanaag iyo ceerigaabo iyaga soomali uu dhan iska xiga ama isaaq ahoow ama darood ahoow mar hadaad reer sanaag tahay you are from sanaag ii nacasnimada dhaafa ilmadeerayaal dadkan galbeed iyo barina ka yimaadana sii sharaf leh ha'inoola joogaan ama hana dhaafaan qabiil uuma baahna caarigaaboo anoo habar yoonis aah warsangalina way ii dhaleen labado waa isku kay mid


ceerigaabo waxay u baahantahay reer ceerigaabo oo danahooda ka wada tashada.

allah akhbar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceerigaabaawi

Saturday, April 14, 2001 - 07:24 am
Ali

Caliyow walaal aad ugu mahadsan tahay hadaladaada sharafta iyo waxgaradka leh ee aad warqadaada ku soo qortay.

Caliyow waa sidaa aad sheegataye uma baahnin mid bari ama galbeed ka yimi oo wax inoo sheega ama qabiil inoo salaxa.

Ceerigaabo waxay u baahantahay in la dhiso dhinac walba ha ahaatee.

Cid u maqanina ma jirto aan ahayn dadkeedii.

Caliyow, please, refer to the section entitled "Sanaag waddo ha loo dhiso". waxanu isku dayayanaa sidii waddo laami loogu dhisi lahaa gobolka.

mahadsanid


Qabiil macnadaradiisau waynu naqaanaa.

n naxaa quruxda badan keenu maanta wxay u baahan yihiin in am deeply moved by thinking.