Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Togdheer: BURCO WAXAY KU TAALAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Thursday, April 12, 2001 - 03:18 pm
Burco waxay ku taalaa
xidida tin iyo cidhib
tabinaaya dhiigee
hadba dhan u talowshee
salaan reer burco plz waxaan idinka codsanayaa meel walba ood joogtaan inaad isa soo dhawaysataan anigu walaahi qof ahaab reer burcoo dhan walaalahay ayay iga dhigan yihiin, mana jecli in burco wax laga sheego laakiin waxa lay nagu xantaa inaynu yara fududnahay, maxaa laynaga qanaan dee boqaradii somalidaynu nahaye. bye all take care.