    Sibi | Friday, December 22, 2000 - 02:15 pm Aniga waxay ila tahay, Majeerteenku waa xor Ogaadeenkuse xor maaha, takale Majerteenku waa sir iyo khiyaamo badanyihiin oo sayidkiiba way khiyaameen, laakiinse Ogaadeenku waa daacad. |
    HIGLE | Friday, December 22, 2000 - 02:22 pm Sibi waxaad sheegtay waxbaa ka jira , laakiinse aniga waxay ila tahay, sababta majeerteenku uga hormaray Ogaadeenka waa inuu ka tol fiicanyahay ogaadeenka, oo majeerteen waxaa tol u ah dhulbahante iyo warsangali oo markasta garabtaagan,meesha ogaaden tolkiis uu yahay jidwaaq(Abaskuul iyo Bartire) oo markasta cuqdadaysan lidna ku ah ogaadeen. |
    Anonymous | Friday, December 22, 2000 - 09:14 pm Ogaadeenku waa culimo ,waana dad xishooda.Somalia dadka ku nooli waxay arkeen oo kali ah askari qiiqaya oo laleeyahay waa Ogaadeen Anigu Ogaadeen ma ahi.Ogadeen iyo Majeerteena abtirsiin ayaga ayaa iska kay xiga .Waxaa la dagnaa Ogaadeen.Waa dad culimo ah ,oo runtii dhaqan adag oo Somali wali ku danbeeyo. Waxay Majeerteenka kaga duwan yihiin ,gabdhaha Ogaadeenku way xishoodaan. Nin Ogaadeen ahina in uu darajo helo walaashii rag oma geeyo.Dhimasho ayuu ka door bidaa. Haday dariiqada reeraha qaarkood sida Iiidoorka iyo Majeerteenka samayn lahaayeen,mar hore ayay xoroobi lahaayeen. Jidwaaq waa boqoro.Ogaadeenna asagaa Jidwaaq fogeeyay ee Jidwaaq ,Ogaadeen iska dhaafe Somali oo dhan ayay dejin siiyeen. Taasina waxaa tusaale kuu ah maanta Degmada Jigjgo reero aad u tiro badan ayaa beero iyo deegaan ku leh. Jidwaaq hadduu dad xun ahaan lahaa maanta deegaankooda kali ayay ku ahaan lahaayeen,illayn qof xun lalama darsee. Jidwaaq maanta waa qabiilka hogaaamin kara Somali Galbeed.sabata oo ah waxay la dagaan dadyoow kala duwan oo daris fiican weeye. Dadka Somali galbeed dhammaan waxay maanta marti ku yihiin magaalada Jigjiga. Jigjiga waligeed waxa loo yiqiin miskiin koriso..waaa Soomaali kuris. Maalinta reer Jigjigu isku tagaan Somali galbeed waxaan hubaa in ay xoroobayso. Maamulk Jigjigo ka maqan tahay Somali Galbeed waxba uguma Jiro. ONLF haday garan lahayd ahmiyadda Jidwaaq lee yahay,mar hore ayay maamulka u dhiibi lahayd nin Jidwaaq ah. Jidwaaqna Somalida kale oo dhan ayuu soo faylin lahaa.Jidwaaq cuqdad Somali kama qabto. SYL waxay xarun ka furatay Jigjiga markay biloowga ahayd. ONLF waxaan odhan lahaa Jigjiga ku wareeji maamulka. |
    Ruqiya Hussien Aabi | Saturday, December 23, 2000 - 12:27 am Waxaad moodaa in sadexda qof ee meesha dooda ka jeedsaday ay ka doodayaan wax aan ahayn xaqiiqa ama aan ahayn wax sal cilmi ah leh taas oo qofka furay hadalka uu waydiinaya sababaha ay majeerteenku ogaadeenka kaga hor mareen? hasa yeeshee suaashu waa tan majeertiin maxuu ka wadaa ma dagaan mise dagmo? Ogadeena sidoo kale? muxuusa ka wadaa hormar? marka waxaa ila quman in mowduucaas dib loogu cesho qofkii bilaabay haduu doonayo dood cilmiyaysana dib ha ugu noqdu suaasha oo ha ka dhigo mid la fahmi karo si loo baaraaqaado loogana gaaro goaan. Dhinaca kale haduu ka wada qabiilka Majeerteen baa ka fiican qabeelka Oqadeenka taas waxaan u arkaa hadal aan xigmad lahayn ahna qabiil ku faan iyo jaahilinimo Carabtuna waxay ku maahmaahdaa Aabahay baa Geel lahaan jidhay anaa dameera leh baa dhaanta taas waxaan ka wadaa qofka maanta addunku meeshuu gaaray internetka ku soo ban dhigay suaashaas ay malaayinta Somaaliyeed akhrinayso iyo laga yaabo saaxiibadood in uuna ahayn qof qabiilkuu ka dhashay ku faani karo isagoo raali iga ah. mahadsanid |
    Sibi | Saturday, December 23, 2000 - 05:09 am Ruqiya suaashu marna kama hadlin qabiil qabiil ka fiican, balse waxay ka hadlaysay horumar dhan kasta leh, haddise fiicnaan laga hadlo aniga shakhsi ahaan Ogaadeenkaa ila fiiacan taasna labo cali isma waydiinayso, Soomaali oo dhan baana horay isugu raacday. Balse dooda haleexinine kahadal horumarka/dibudhaca Ogaadeen/Majeerteen gaaray iyo wixii sababay????????? |
    hh | Saturday, December 23, 2000 - 05:35 pm awoow iyo wiilkii uu awoowga uahaa ayaa isbarbar dhigaeysaan mj harti koonbo kablalax |
    SAMOWADE | Saturday, December 23, 2000 - 06:35 pm SAXIIBAYAAL IGARAALI AHAADA OGAADEEN IYO MAJEERTEEN WAALABA WADA DHASHAY WAXKASTOO DHEX MARAYBA AAD BAANA UGA XUMAHAY DAD AAN LABADA MIDNA AHAYN INAY ABUURAAN MARXALAD DACIIFNIMO AH OO AANAY WAXBA KAFAA IIDAYNIN SIDAA AWGEED AAN WAKHTIGEENA QAALIGA AH KAGA FAAIDAYSANO WAX KOLOO INA ANFACA OOKA MADAX BANAAN QABIILKA IGANA RAALI AHAADA QORAYAASHII HORE IYO AKHRISTAYAASHA DAMBOOWBA BYYYYYYYYYYYYYYYYYYY |
    hawad | Saturday, December 23, 2000 - 11:12 pm mr anom habalo laa caaya hablo laa cayo ayeey leeyahin ee ninka habala meesha keenay caay reeban sxb mida kale isaaq maxa meesah keenay waxa laga hadalayay ogaaden iyo majeerteen hadalkag dib ugu noq sxb haddii toosa uu abar ujeedadad |
    siraji | Sunday, December 24, 2000 - 01:33 pm hawaad saaxiib hablo inlacaayo mabanaano oo.anaa xaal kaasiiyay laakiin marka majeerteen gabdhahooda dhaqanxumidooda lasheego iidoor umbay kabarteen |
    Miss-Shilabo | Saturday, December 30, 2000 - 12:32 pm Salaan Dhamaan; Aniga shaqsiyan waxay ila tahay hadii uu yahay macnaha xaga horumarka magaaleed sida markii laysa soo hoos dhigo ( Shilabo iyo Boosaaso) run ahaantii waa labo magalo oo somaliyeed balse iskuma dhawo xaga dhismaha iyo nolasha ka jirto, taasna macnaheda ma aha in ay dadka daga Boosaaso ay ka fican yihiin kuwa daga Shilabo ee wax layku dhafay waa ----NASIIB. Ogadenka dhulkiisa inta badan waa dhul gumaysto ugu jiro gacanta taas waxay sabaysaan in ay dadka ku nool dhulkaas yaraado horumarkoda. Way jirtaa in ay Ogadenka ay daacad yihiin balse ani shaqsiyan ka dib markaan nolasha looga noolyahay dunada aan arkay waxaaba is iri daacadnima ....armay old fashion tahay. Mac-Salama |
    hassan majeerteen | Saturday, December 30, 2000 - 09:02 pm maxaa ogaadeen looga hormarsan yahay? aan isku dayo inaan wax ka iraahdo: ogaadeenku waa badan waana kala qaybsan yahay. 1- ka keenya joogaa waa ugu aqoon iyo lacag iyo awoodba badan yahay soomaalida kenya. 2- ka soomaalidu qayrkuu wax buu la qaybsadaa. 3- ka itoopiya waa niman intii uu gumayste ogolaado and much more qabsada. haddii aan usoo noqdo particularly majeerteen, the only tangible problem mj have as a clan is kismanyo and kalkacyo. ogaadeenkuna waa laba dawladood itoopiya and kenya iyo harti( ma garanayo waxa na dhexyaalla dhulbahante iyo warsangeli)laakiin nama jecla. mareexaan oon dhul isku haynno laakiin aan qabo in xl labada qabiil loo heli karo.isaaq oo nin kasta la socdo.iyo dawladda itoobiya oo ciddii wax waydiisaba kasaxeexda inay ogadeen colaadiyaan. waxaan jeclaan lahaa in aan halkan ka cadeeyo 10kii sano eenasoo dhaaftay ogaadeenku waa qabiilka kaliya ee soomaaliyeed ee dhulkiisa wax ku barta. hail selaise un. waxaa sanaadkii dhowaa kasoo baxay baa la igu yiri ugu yaraan 30 wiil oo ogaadeen. not bad. waxaa inaga maqan inaan innagu midawgeenna ka shaqaynno things will get better inshaa'allh. keep hpoe alive. waad mahadsan tihiin. |
    Halyey | Sunday, December 31, 2000 - 03:06 am Dood wacan. Waxaan ahay "iidoor". Waxa Ogaadeen magacan noogu sheego garan maayo, waxse kama qabo hadday inay na caayaan door bideen. Ogaadeenkii iigu horreeyay waxaan arkay anoo labaatan jir ah, waxaanan ku arakay qurbe. Dad Soomaali asal ah, oo dhaqan iyo hadal miisaaman leh ayey ahaayeen. Marka aan soo xusuustoba waan qoslaa siday u hadli jireen, lahjadoodii (aga! etc). Muxuu Majeerteen hore ugu maray? Xeebta dhulkiisu leeyahay, xorriyadda aan Ajnabi haysan ayaa ugu weyn sabaha ay hore ugu mareen. |
    Anonymous | Sunday, December 31, 2000 - 04:03 pm Assalaamu Calaykum Ogaadeenoow haddaad rabtaan inaad horumartaan fadlan marka hore iska daaya dhaca iyo hanqaltaaga xad dhaafka ah. Waxaan tusaale usoo qaadan karaa dhaca aad ku samayseen dhulka dadka walaaladiin ah ee idinla deegaanka ah ee OROMO gaar Caruusada. Dhul badan oo ay lee yihiin yaad intaad badankood magacyadii ka badasheen yaad xoog ku degteen, waana middaa tan ay hadda adeegsato Tigreeda (Injireey) ka talisa Addis ababa marka ay rabto inay isku kiin dirto idinka iyo Oromada. Markaa fadlan tixgaliya xuquuqda dadkaa walaaladiin ah ee Muslimiinta ah, ee aad iskana guursataan, sharafta weyna idiin haya. Wasalaamu Calaykum |
    Anonymous | Sunday, December 31, 2000 - 04:06 pm Assalaamu Calaykum Ogaadeenow haddaad rabtid inaad horumar gaartid marka hore iska daa dhagarta iyo hunguriwaynida iyo weliba u hanqaaltaaga dadka kale waxooda. Sidaan og nahayba haddaad Ogaadeenow iska dayn lahayd dhaca aad ku haysid dadka walaalahaa ah ee kula dariska ah ee Oromada gaar ahaan Caruusada waad liibaani lahayd, balse booli baad ka dooratay. Waxaa marqaati u ah taa sida aad mar walba u sheegatid deegaano ay Oromadu lee yihiin, adoo weliba ka badala magacyada, waana tan ay hadda adeegsadaan Tigreeda amaba injirayda ka talisa Itoobiya, waa markay rabaan inay isku kiin diraan idinka iyo Walaaladiin Oromo. Markaa walaalayaal ka towbad keena arintaa, weliba dadkan aad dhacaysaan waa dad Muslimiin ah oo aad iska guursataan, idinna sharfay. Waxaan idiin rajaynayaa idinka iyo intii gumaysi ku jirtaba inay helaan Xoriyadooda Insha Allaah. Wasalaamu Calaykum |
    OGMJ=BRO | Monday, January 01, 2001 - 02:57 am A/CALEEYKUM!! WAR WAX DHABAYACO AH MEESHAN MIYEY JOOGAAN? IGA ILLAALIYA DHBAR JABINTA? HAHAHA...NIMANKAN...WALAALO...ISKU DIRMO.. KAMA DHEX..SHAQEYNEEYSO..LABADOODABA WEELKOODA..CAANIYO WIILBAA&GABDH...KA BUUXA...JUST..THE SAME...! HAL..CILAD..EEY..LEEYIHIIN..WAXEY...ISKU..HAYSTAAN SOOMAALI...ANIGA&BAABAH......&NOOO....ME!!! AMAY FIICNAAN....INEY...XEEDHADA...NABAD..XAGTAN..! ...STOP THE TAXI..MAKE ..ME..SPEAK..! KULU...CAAM..WA..SOOMAALIYIIN...BI..KHAYR....AAAA! |
    CAYNI | Monday, January 08, 2001 - 10:28 am WAX AAN LOO BAAHNAYN AYAD MEESHA KAGA HADLAYSAAN KOW DHAHA, EE WAX LAGA HADLO LA KAALAYA. BAL HADDAANSE ISKU YARA DAYO INAAN WAX KA IDHAAHDO SU'AASHAAS DEE OGAADEENKU WAA BOQORRO NASAB AH, MAJEERTEENNA WAA MUNAAFAQIIN DHALAD AH. |
    Awl | Monday, January 15, 2001 - 01:42 pm To qofkan car carle waxaad moodaa in ay dadbadan kadhiibteen fikradoodii su,aashaad soodhigtay meesha balse ay ku dagdageen uguhoreen masharxi kartaa waxaad kawado hormar?? armaynaan iskusiba u,aqoon hormarka lasheego |
    Waamo | Wednesday, January 17, 2001 - 10:39 am To Higle waan ka xumahay in aad tiraahdo tolka ila dhashey ayaa xun oo kaalmo kama helo(jidwaaq,Galimeys Balcad Weyteen) aad baan ooga xumahay Majeerteen kaama walaal fiicnee ee walaalihiisa waxbuu u ogolyahay laakiin adiga walaalahaaga waxba uma ogolid oo wixii lahelo idinka ayuusan idinku filneen ee Cuudi bileesta |
    abdirashid | Monday, January 22, 2001 - 04:43 am Anigu ma garanayo ninkii baabkan furay wuxuu uga jeeday ilbaxnimada, waa dhinecee? waxaa ila qumman in dib loogu noqdo oo la qeexo horumarku waxa uu yahay. Haddii aan sii balballaadhiyo dadka qaarkii oo aan u arkay in ay isyidhaahdeen ka dooda qodob uu ninkii soo qorey uusan aad uga baaraan degin, waxaad tidhaahdeen Ogaadeenku xor ma,aha majeerteense waa xor, anigu taa waxaan dhihi lahaa ma bisla. Dhinaca ee soomaalida xorta ah labada qoloba way degaan, dhinaca soomaalida ee aan xorta ahayna labada dhinacba way degaan bal su,aasha balballaadhiyoo caddee waxaad uga jeedid horumarka. |
    fadhi kudirir | Wednesday, January 31, 2001 - 02:30 am waxaan filayaa in uu kawado khaa in nimada iyo dhileysiga ileen majeerteen dhiliyo ceyi wa camaladoodiiye iyo munaafaqnimada ku jirta bu ka wadaa |
    Saxnuun | Tuesday, February 13, 2001 - 06:28 am TO:Dhamaan Waryaada horta labo kala daaya Ogadeen iyo majeerteen waa walalo hadalkaas oo danbe yaanan maqlin ogaden waa ogadeen majeerteen waa dhabayaco khalaas. To:Waamo waar waad cuqdadaysan tahaye xataa dadkaas ajnabiga ah ayaa kaa hadal fiicane dilaac waligaa wax laguu ogol yahayna maleh 100 sano ayaan walalaoow kuleenahaye ma adaa naleh mise ilaahay,wax kasta kuu samaynay xata adoon lagu aqoon kushaac bixinay waar yaa kuyaqiinay xiligii gumaysiga anagaa dadka kugu soo daray markaasaad anagii gadaal noogu soo jeedsan bilaa abaal yahow hadan usoo labto suaashii horumarka majeerteen iyo ogaden wax lais garab dhigo ma aha waayo dadna waa xor dadna gacan gumaysi ayay kujiraan oo daartii ay dhisaanba waa ladumin. waxad is garabdhigtaan labo magalo oo ay majertenka iyo ogadenku kala kala dagaan somaliya sida Boosaaso oo majeerteen ah iyo Kismaayo oo Ogadeen ah teebaa hormarsan waa suaale? |
    WAJEER | Tuesday, February 13, 2001 - 09:28 am DHAMAANTIIN WADSALAAMANTIHIIN OGAADEEN IYO MAJEERTEENYAA HORUMARSAN WAXAA HORUMARSAN HADBA KII BADAN QABIILKA BADAN WUU KA AQOONYAHANO BADANYAH WU KA DOQOMO BADANYAHAY WUU KA TAAJIRIIN BADANYAHAY KAN KAYAR. TUSAALE OGAADEENKA WAXKUBARTO NFD AYAA AAD UGA BADAN MAJERTEENKA WAXBARTO OODHAN MARKA HADAAD ISBARBARDHIGEYSAAN OGAADEEN IYO MAJEERTEEN WAA INAAD SAA ULA SOCOTAAN |
    harti_man | Wednesday, February 14, 2001 - 04:59 pm ogaadeen iyo majeerteen miyay abtirsiimo siman yihiin? maxamed harti koombo kablalax daarood, ogaadeen yaa iisheegi kara masidanbaa ogaadeen absame kablalax daarood. hadeysdaatahay waxaa siman ogaadeeen iyo harti. |
    Anonymous | Thursday, February 15, 2001 - 02:59 am to harti man sxb ogaadeen iyo harti masinno ee waxaa siman harti iyo absame, ogaadeen absame kuumade kablalax doorood marka sxb waad fahantey ayaan umaleynayaa. midakale ogaadeen iyo majeerteen yaa horumarsan waxaan idin oranlahaa nin dhulkiisu xoryahey iyo nin dhulkiisa lagumeysto isku mid manoqonkaraan. |
    axmed | Monday, February 19, 2001 - 03:06 am Waxaa jirta in farqi u dhaxeeyo ogaadeen iyo majeerteen. Waana tayo iyo tiro Ogaadeen tiruu hayaa majeerteenna tayuu hayaa. Saasaa lugu kalotagay luguna kalatagi. |