Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): CIISE IYO OGAADEEN MIDKEE KU BADAN ETHIOPIA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 23, 2000 - 01:26 am
WAX OGOOW KA JAWAAB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 23, 2000 - 07:17 am
LABADABA GADABURSI AYAA KA BADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurgure

Saturday, December 23, 2000 - 07:28 am
OGAADEEN AYAA UGU BADAN OO 35% SOOMAALIDA
CIISE WAA KA LABAAD 25%
GADABURSI WAA SADEX 20%
GURGURE WAA 10%
SOOMAALIDA KALE 10%

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Saturday, December 23, 2000 - 08:49 am
qolooyinka aad sheegi itoobiya madagaane waxay dagaan cari soomaaliyeed oolahaysto<ogaden>
meeshaan waxaa ugu badan oo aan lugu haysan aanan
dhihi karo inta kaloo la isku daray kaga badanyihiin ogaadeenka
waxaa kusoo xiga jid waaqda
gariga
hartiga
isaaqa
ciise
gadabiirsi
waxaa jira reera badan oo yar yar sheegid la antuna kama dhigna inayna jirin.
hawiye
marka soomaalaay dhulka waan wada leenahaye ogadeen maxaa kaligii halganka loogu daaya.
ninowna haiga xanaaqin kaasi waa waxaan ogahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaleif

Sunday, December 24, 2000 - 01:59 am
dear brother the ogaden are the majority in hibitians in western somali. numourous in numbers and land
. then their another tribes daroods. geri. abskool.galemeis. barteri. yabereh.balcad. marehan. dulbanti.majertian.and warsangli. then. the dir essa . gudubursi. akessh. gadasan. gorgorh. then some hawiyee. then the shekal. then some arabs

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Wednesday, December 27, 2000 - 06:28 am
aniga waxay qabaa in ciise ugu badanyahay soomaalidda degta Etiopia ogaadeena uu ku xigod. sobobtoo ah qaxii iyaan tahriib ku tagay ASMARA. intii an jidka ku sii jiray aan waxan ku arkay dad afsoomaali ku hadlaya oo degan dhul an haba yaraatee soomaali ka filayn. dadkii markan waraystayna waxay ii sheegaan in ay ciise yihiin.Taasina waxay igu dhilisay in ciisaha yihiin dad badan oo ethiopia dega ayna ila noqotay in cidkasta oo kale kaga badan yihiin gayigaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 28, 2000 - 03:11 am
daarood oo dhan hadii la isku daro ciise wayka badan yihiin, ogaadeen kaligiise ciise wuu kaga badanyahay Ethiopia:
1- ciise
2- ogaadeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI

Friday, December 29, 2000 - 11:53 pm
OGAADEEN IYO CIISE YAA U BADAN ETHIOPIA SIDAYSE U KALA BADANYIHIIN LABADANI ANIGA WAA LA IIGA FIICANYAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

som/yaaban

Saturday, December 30, 2000 - 01:48 am
CIID MUBAARAK?

Waxaan idin dhihi lahaa waxaad sheegeysaan in aad garaneeysaan ma,ogi,laakiin waa jaahilnimo!
ogaadeen&ciisena waa laba qabiil oo walaalo ah wax micna ah ooy sameyneyso ma jirto kii badan ama wax mihiima ka hadla,ama waxii soomaaliya burburiyay meel walba la soo taagnaada.


wabilaahi towfiiq!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maane

Monday, January 01, 2001 - 03:03 pm
to yaabanee:meeshan caruur baa isugu timid maa caleesh weeye
horta gudabiirsi hadalkiis da dhawr ay ciisuho dabada kuwataan ayaaba joogta itoobia
waxaan usoonoqona ciise iyo ogaadeen
anu mid aanahay tirokoob kuma aan sameen eeh maskaxdeeda ayaan lakaashaday: imisaa kursi ayeey labadaa qabiil kuleeyihin parlamnkaa ithoobia?
cisse :1(o waliba reer jabuuti ahaani jiray xussen laxdil ayaan kawada administrator ka ahaa xafiiska qoxootiga oqabsan ee magaala madaxda kuyaal)
agaadeen: 234 kursii

waa run ilaa iyo eritrea ciise waad keheli laakin keligiis madagana
gurgure qoti qadhaabudhees xabashi muslim ah waa lawada dagenyey ,so......
inuu ogadeen naga dhulbalaarenyey uma maleenaayo ee waxaan xaqiiqsanahay inuu naga dadbadan yeey marka lafiiriyo politicaly?
hadaynaan cisse kufaruur xidhnaayn jabuuti lolllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll
anyways i m proud of my people:somalis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said

Friday, January 05, 2001 - 01:25 am
to maan

maan yaan lagugu khaldin ogaadeen baa ciise Ethiopia kaga badan. ciise ka badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dameer raran

Friday, January 05, 2001 - 02:55 am
Inta heeryadu ku saarantahay wax qab iyo qabiil la yidhaah iska daa bilaacaleeg. Ismalaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Another Gurgura

Sunday, January 28, 2001 - 06:44 am
gurgure,
As a fellow gurgura, from the Uk I visited Somali Galbeed twice last year and travelled from Irir to Diredawa to Harar then to Jijiga and Hartishek , and as an impartial Somali visitor saw more Gurguras than the 10% you wrote.

For definite there are more Gurguras than Ciise's in Somali Galbeed.

Guguras are the most Westerly Somalis in Ethiopia, you should know that better than me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oGADEN

Sunday, January 28, 2001 - 07:13 am
The started of this topic, i have one answer for u
ASK YOU MOTHER IN THE MIDDLE OF HER SEX WITH HER BOYFRIEND, THE ONE SHE IS CHEATIG ON YOUR DAD..
get a life mother fuckerr....
•••• u all except Ogadens
ASK UR MOTHRA LIKE THIS QUESTION BEFORE U ASK OTHER PEOPLE MOHTER FUCKEE...........
•••• U AGAIN AND AGAIN AND AGAIN MOTHER FUCKER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waraabe

Sunday, January 28, 2001 - 07:52 am
hadii waraabaha lagu daro ciise ayaa badan!!!
maxay adiga kula tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mane

Sunday, January 28, 2001 - 10:05 am
LOOOL
WARAABAHIINA CIISE MAKA DHIGTEEN
WAA TAHAY WARAABE ABTIRSIINTAYADA LAGAGA QABTO MAANTA WAA WIIL CIISSE
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood wiil

Tuesday, January 30, 2001 - 12:31 am
sheeko raqiis ah ayaad mesha ku haysaan, waxaad murminaysaana wax isku dhow ma aha ama is la eg. Ogaadenku ciise daayo wuxuu ka badanyahay soomaalida Dagta Ogaadenia, Ama Soomali Galbeed, marka waad kadeedantihiina iska aamusa meel cidla ah oo aanay xaqiiqi oo lin ayaad ku xiiqdeene.

DHUL IYO DADBA OGAADEN AYAA KU BADAN ETHIOPIA,

Ficil iyo dagaala ayaga ayaa ku jira, intiina kale waa laydin rartaa, afkiina waad ka tagteen waxaadba noqoteen QOTI :: byee xaqiiq ka hadla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dharaar

Monday, February 05, 2001 - 10:21 am
run ahaantii ogaadeenku ma badna laakiin waxaa wayn magaciisa hadii layiraa soomaalida degta itoobaya ayay ugu firfircoonyihiin xaga halganka lama diidana laakiin tiro ahaan uguma badna.sababtoo ah xaga dagaalka waa loo jeedaa laakiin xaga tirada cidna masoo tira koobin ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mussa

Monday, February 12, 2001 - 05:41 pm
waloow ma runtaan ka hadalaa mise waan dhabaqlaynaa horta magacu sidiisba khaladbuu ku baxay waana la saxay,iyada oo raali layskaga wada yahay,wuxaana la yiraah zoonka shanaad,hadaba ayaan laysku qaldin magac qabiil iyo ku wadan.mida kale itopia ninkii arkay ayaa yaqaana qaybta ogaadenka 10km markaad socoto ayaad la kulmi wiil yar oo geel ilaalinaaya,hadaba runtii dhullaga faa,iidaysan waa jiraa laakiin dad badani ma jiro hadii uu jiri jirayna soomaaliya ayuu galay,sida ay dadkuba u bateen waa run labada qabiil ee ugu badan itopia waa ciise iyo ogaden,markaa dadka badankooda magaca ayay la boodeen oo ogadenia ayaa ku qufulan,laakiin waxaa marag ma doon ah in ciise dad ahaan ku badanyahay,dhul ahaana ogaadeen ayaa badan.wabillahi towfiq.