    D E E Q | Saturday, December 23, 2000 - 11:54 am Aniga Deeq ahaan waxaa ila quman inaan anagoo gacmha is wada haysana ladagaalano cadowgeena, khilaafka dhexdeena ahna aan ku dhamayno wada hadal iyo is afgarad. Maxaa wacay intaas oo jeer ayaa laisku dayay in xabashida wax lala qabsado, balse marabaan oo sidan bay raali ku yihiin, yacni inaan waligeen umadaha asaageen ah ka danabayno, hanna moodina inaad itoopia oo kaliya ladagaalamaysaan ee waxaad la dagaalamaysaan dhamaan inta Dawlad gaal sheegata oo ilaalinaysa xukuumadaa Masiixiga ah........ DADOOW ANIGU ERAY IYO WAXAAN DOOD KUSOO XIDHAY DULIGII KU AASEE KAA REEBAY DUNIDAAD DADOOW DABA GALAYSAAN HISHIIS AAD KA DOONTAAN WAR DUCUFNIMO MA FIICNEE JIHAADKA MOW DAREERTAAN OO DUMARKIYO CARUURTAA MICIINKIINA DOORBIDAY GACAN DABA U FIDISAAN DEEDNA AAD XORAYSAAN OO DANTIINA GARATAAN MISE NETKOOD KU DOODAAN YAAD KA DOORBIDAYSAAN??????????? |
    Jigjiga | Sunday, December 24, 2000 - 08:29 am Deeq aadbaad ugu mahadsantahay dooda quruxda badan ee aad soo bandhigtay, iyo xigmada abwanimee aad ka danbaysiisay. Laakiin aniga haddii gaalada lala heshiiyo si dadkeenu ay u xoogaysytaan waxna u bartaan yaa ila fiican. Laakiinse seebay taasi ku hirgalaysaa.? |
    Jeexdin | Sunday, December 24, 2000 - 10:07 pm anigu waxaan idin odhan lahaa jigjiga iyo deeqow rayigiina ayuunbaad hadasheene ha umaleynina inay axmaaradu sina wax idiinku ogolyihiin kuwa hada jagooyinka uhayana ee abdulmajiid, ina Duulane leh ayagoo kaligood ah wax kuma aaminayaan ee waxaa markasta lashaqeeynaya rag kasocda dowlada tigreega, marka waxaan idiin dhihi lahaa garaadkiina iyo fikradiina intay la egtahay ayaad soo bandhigteen ee xoogaa bal dalkii waxa kasocda lasocda.:::::::::::::Nabadeey Peace & love Brs. |
    DEEQ | Monday, December 25, 2000 - 09:19 am Jeexdin qaladbaad iga fahantay, anigu marna ma oran xabashi aan racno, dib u akhri maqaalkayga.... |
    NAFTIHURE | Thursday, January 04, 2001 - 12:50 pm Deeqow been maad sheegin,sababta oo ahwaxay aniga ila muuqata ninkasta oo soomaali galbeed ah in uu aaminsan yahay in uu ku hoos jiro gumayste kii ugu xumaa oo waliba u qaba soomalida cadowtinimo aad u qoto dheer.marka waxaa arrin laga yaaba ah ninka soomali galbeed ee maanta la danta ah tigreega oo sida aynu la socono maanta ula soo baxay siyaasad cusub oo ku salaysan qaybi oo xukun,in uu isku tilmaamo in uu halgan xornima doon ah uu ku jiro,runtuse ay tahay ONLFiyo EPRD waxay heshiis ku noqdeen in ay kala qoqobnaato soomali galbeed balse isweydiintu waxay tahay ogaden maslaxa ugu jirta in aanay marnba dhalan cuduud isku duuban oo soomali galbeed u dhan tahay. |
    ABDIRAHMAN | Saturday, January 13, 2001 - 02:25 am abdirahman anigu maqaalkan hada uun baan akhriyey oo in dhawayd ma soo gelin pagekan, laakiin waxaan taageerayaa deeqoow. marka anigu waxaan taageersanahay in wxkasta oo khilaaf ah layska ilaawo xiligeeda loo daayo oo maanta dhib baa ina haystee aynu dagaal safan la galnaa amxaarada, waa in nin walaba iyo gabadh walba halaka ay ka joogto yurub ama northamerica ay ka bilowdaa qabanqaabo iyo dadisu keenid si loo helo dhaqaale lagu dagaalamo waxaan u malaynayaa ciidan waala hayaa ee waxaa loo bahanyahay dhaqaale. walaalayaal MIDNIMO, MINTIDNIMO, GUUL. |
    xagari | Sunday, January 28, 2001 - 05:27 pm marka hore hadii run ahaan tii larabo in laxureeyo somali galbeed waxaa loobaahanyahay midnimo, dhamaan somalida dagta dhulka absame ciise,gadabiirsi hawiye dir gari iyo inta harti ka joogta dhulka , waa in hal urur la isku raaco markuu dhulku xuroobo nin kii badan cod ha ku helo . hadii kale sidii foodley ninkasta dhinac ha ududo, peace all niggaz this is the only way out. |