Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): GOBOLKA AFDHEER(Hargeelle)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI DHADHAFEY

Friday, December 29, 2000 - 09:11 pm
Xasuuq ayaa ka dhacay gobolka Afdheer ee dhulka somalida reer OGADENIA bishan dhexdeedii waxaana arintaa gaystay ciidmada Gumaysiga madoow ee Tigreega waxaana ay gaysteen dhibaato badan oo isagu jirta dhimasho, Dhaawac, iyo hanti boob

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 29, 2000 - 11:57 pm
DADKA SOOMAALIDDA IYO OGADENIA ISMA RAACAANE KALA DAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 14, 2001 - 01:45 pm
afdheer Gaadsanka iyo Ogaadeenka keebaa ubadan maxaase magaalada madaxda gobalka ooahaan jirtay Jarati hada looga dhigay tuulada yar eeboodhka badan macadaaladbaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr BUDHI IYO BAAR SHALEELI

Sunday, January 14, 2001 - 08:43 pm
Waryaa eedaaa cune nacas yohow ama wax fiican qor ama iskaga bax meesha waxaa tahay jaahil u hanaan eg mid qowsaar ah oo geele noo raaca ma aqaan waxa netka ku keenay, war mayee waliba Damaeerahaad raaci jirtay lol

Horta hadaad aqoon hore u lahayd magaalo madaxda gobolka waxay ahaan jirtay BAAREEY(bilan) hadana Hargeelle ayaa loo badalay waayo way ka deegaan quruxsan tahay ugana suubataa caasimad waxaa kaloon hadalkaaga ka xaqiijistay inaad waligaa arag Hargeele waayo waxaadba ku sheegtay boodh lol huh

Tan kale waa magalo somaliyeed cidwalbana waa loo ogol yahay inay degto xataa adiga oo kale oo Nujub najis ah waa loo ogolyahay inuu si nabad galya ah isaga noolaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-cadduun

Wednesday, January 17, 2001 - 12:36 am
Gobolka ugu wanaagsan ugu deggan ugu barwaaqaysan AFDHEER.

Ma jiro cid ka maarmi karta.

By

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diilhare man

Sunday, January 21, 2001 - 04:24 pm
war yaa ilka dheer waxaan jawaabtaada ka dhigayaa qawsaar la xoreeyay oo meel uu ka hadli karo yimid markaa afkaa furan ee iska hadal. laakiin waxaan sugayaa markaan intaan isa soo hor fariisano aad hadashid oo uu afkaaga najaastaad saydhayso hada ka soo baxdo. umana malaynayo inaad sidaas u hadli karto ee ruux ayaa ku daba fadhiyo oo ku leh war waxaas dheh ileen xikmad uu qawsaar ku hadlaa ma jirtee. saaxiib waan ka xumahay inaan waqti kugu dhumiyo markaa sidaada ala ha iga dhigo mar dambe haadaan kuu soo jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA ABSAME

Monday, January 22, 2001 - 08:34 am
Waryaada yaryaroodka hala kala edabsado oo yaan meeshan rag hodin tartiib in idinla eg dhulka lagu socdo

Waa nagu ceeb inaan cayayaankii afka kalaqaadaba loo jawaabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALADAYA HOMEBOY

Monday, January 22, 2001 - 02:42 pm
INA ABTISAME
Walaal ma ii cadeeyn kartaa magaca abtisame mida kale gobolka afdheer iyo abtisame xagay iska soo galeen waa layaqaan dadka daga afdheer ee abtisamoow isa soo cadee reerka aad tahay waa magac reer afdheer ku cusub

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA ABSAME

Tuesday, January 23, 2001 - 02:34 am
walaal magucu waa Ina Absame ma aha abtisame hadaadan Absame aqoona ayeeydaadi isha caday soo weydii sidaas iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jire

Tuesday, January 23, 2001 - 02:43 am
Agaa warnimanyahow aduun waaladaali,war mahaduu kii ina gabyoow ahaa noosoo doontay wiilal uu xabada kulaayo,oo uu dooni inuu majeerteen kismaayo ugu qabto,kolay cali cawlyahan markay diideen yuuyuri anaa reer muumin doqonimadooda aqaano ee moorganoow nakeen aan ciidan kusoo siiyee.Ina aabooyinoow aan kafeejignaano cadowga xabashida & qayaanada dhaboyaco ay nala maagan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhaajir

Thursday, January 25, 2001 - 06:17 am
war nimanyahow waxaan dhihi lahaa anigu aduunkii maanta wuu hormaray, wuxuuna gaaray heerkan maanta aynu netka ku wada sheekaysanayno anagoo kala joogna qaaradaha aduunka, marka anigu waxay ila tahay ina aabooyinoow intaynu ka baxno jahliga, wakhti lumiska iyo hadalka aanan afka la soo marin karin ILLAAHAYNA uu ka caroonayo aan u gudubno waxqabad dhab ah, kala faa,iidaysi iyo wax isku sheegid intaba ee maxay idinla tahay?.