    WARSAME | Saturday, December 30, 2000 - 06:12 am Saturday, December 30,2000 Jamhuriya Newspaper Somaliweyn Ma DHabbaa Maanta? Dec 27, 2000 by Jamhuriya Newspaper Sannadihii lixdameeyadii Somaliweyn waxay ku salaysnayd Somali-jacayl iyo wadaninimo ujeedadeedu ahayd in laysku keeno Shantii Somaliyeed ee Gumeysiga Reer Yurub u qaybiyey dalkii iyo dadkii Somaliyeed. Laakiin wixii ka dambeeyey todobaataneeyadii, figradda Somaliweyn waxay isku bedeshay siyaasad ku salaysan dal aan lakala lahayn iyo dad aan lahayn summad qaranimo iyo xuduud qeexan midna. Dad badan oo Somaliyeed ayaa waxay aminsanyihiin in haddii qofku Somali yahay uu Shanta Somaliyeed marba midda uu rabo dego waxna ka maamulo. Waxaana arrintan cudurdaar looga dhigaa: Somalidu waxay wada wadaagta dhalasho, dhiig, af, haqan iyo diin, sidaas awgeedna ma kala laha Shanta Somaliyeed oo lama kala xigo. Figraduna waa arrin halis ku ah jiritaanka, qaranimada, wadaninimada iyo dawladnimada Somaliland waxaanay horseedaysaa dhaxal wareeg-dal iyo qaran-guur. Waa figrad ku salaysan fowda iyo sharci la`aan waxaana ku adeegta qof raba inuu xukumo dal iyo dad aanu u dhalan. Waa siyaasad cusub oo ay ku adeegtaan dadyowga somali-Galbeed iyo N.F.D si ay u degaan, u maamulaan waxna uga xukumaan dal iyo dad aanay u dhalan siiba Somaliland iyo Somalia. Dalalka Carabta oo gaadhaya ilaa 18 dal waxay wadaagaan, sideenna, dhiig, dhalasho, af, diin iyo dhaqan laakiin qofka Leebiyaanka ah ama Masaarida ah ma gelikaro, ma degikaro kamana shaqaynkaro Suuriya ama Sacuudiga haddaanu haysan sharci u oggol, waxna kama maamulikaro haddaanu dhalasho qaadan. Sidaas waxaa la mida dalalka Bariga Afrika ee Kenya, Uganda,Rwanda, Burundi iyo Tanzania oo wadaaga waxyaabo badan. Waddanna wadanka kale kuma xadgudbikaro, mana wadaagaan dal, dad iyo sharcitoonna. Haddaba maxay Somaliland, Somalia, Jabuuti, Somali-Galbeed (Ethiopia) iyo N.F.D (Kenya) kaga duwanyihiin dalalka kor ku xusan. Runtu waxay tahay kama duwana, Waxa keliya ee aynu kaga duwannahay waxay weeye dadwaynaha aynaan weli fahmin qaranimada,wadaninimada iyo dawladnimada. Mudadii u dhaxaysay 1960-1990, geyiga Somaliyeed waxaa ka jirtay fawda iyo jaahwareer lagu burburiyey qaranimadii iyo dawladnimadii dhulkii hore loo odhan jirey Jamhuuriyadda Somalia oo maanta u kala baxay Somalia iyo Somaliland. Soddonkaas sano, waxaa dalkaas kusoo qulqulayey kuna soo qaxayey dadka Somaliyed ee u dhashay Somali-Galbeed iyo N.F.D waxaana lagu soo dhaweeye gacmo furan oo walaaltinimo si ku meel gaar ah. Raashin, hu` iyo hoyba waa loogu deeqay. Taliskii Moxamed Siyaad Barre waxa uu ku tuntay dhaawac weynna u geystay qaranimadii, awladnimadii iyo wadaninimadii Jamhuuriyaddii Somalia markii uu dadkii qaxootiga ahaa ee ka yimid Somali-Galbeed iyo N.F.D ka fadilay dadkii dalka u dhashay ee lahaa si uu u qabiil badsado isla markaana loogu difaaco taliskiisii dhiigya cabka ahaa. Waxa uu qaxootigii ka dhigay xubno baarlamaan, wasiirro, danjirayaal,janano, maamulayaal iwm oo bedelay dadkii dalka lahaa. Dadkii qaxootiga ahaa waxay noqdeen wadaniyiin, wadaniyiintiinna waxay noqdeen qaxooti. Qaxootigaas gacanta loo geshay xukunkii iyo maamulkii dal aanay lahayn, waxay darajadii, jagooyinkii muhiimka ahaa iyo maalkii dalkaba siiyeen dadkii ay isku qaxootiga ahaayeen iyo qoyskii Moxamed Siyaad Barre iyaga oo u arkaayey inuu yahay talis aan weligii dhacayn kuna waaraya dulmiga iyo xaqdarrada ay ku jireen. Dadka Somali-Galbeed iyo N.F.D, siiba qabiilka Ogaadeenka iyo intii ku soo gabbatay oo si sharcidarro ah iskugu baahiyey ciidamada iyo maamulka dalkii hore loo odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia, waxay aad uga abaal kadhaceen wanaagii iyo walaalnimadii loogu yaboohay, waxaanay shacabkii Somaliland iyo Somalia ugu abaalgudeen xasuuq, dhac, kufsi, qaxin iyo magaalooyin burburin aan hore loogu arag taariikhda Somaliyeed islamarkaana xadgudubweyn ku noqotay diinta Islaamka iyo Somaalinimadaba. Waxay kale oo ku talagaleen una hanqaltaageen inay dadkii dalka lahaa ka dhigaan wax qaxa iyo waxay madhiyaan si ay u dhaxlaan dalkooda. Dadka Somali-Galbeed iyaga ayaa ka mas`uul ahaa raagidda u Taliskii Siyaad Barre ku raagey xukunka dalkii hore loo dhanjirey Jamhuuriyadda Somalia. Waa taas natiijada dalka iyo dadka aan lakala lahayn. Sow markaas ma cadda in Somaliweyn samankan tahay waxay kusoo gabbadaan dadka Somali-Galbeed iyo N.F.D si ay u degaan, u maamulaan una xukumaan dal iyo dad aanay midna u dhalan. Dadka Somali-Galbeed iyo N.F.D marnaba ma oggola in Dadka Somaliland, Somalia iyo Jabuti ay wax ka maamulaan waxna ka xukumaan Qabridaharre, Dhagaxbuur, Mandheera, iyo Gaarisa waxaana taas markhaati u ah sannadkii 1977 xilligaas oo dadka Somali-Galbeed dhulka soo dhigeen calankii Somalia ee la sudhay dhulkii la qabtay kuna bedeleen calanka Somali-Galbeed isla markaana ay diideen in wax lala maamulo. Waxaan qabaa in arrintaas ay sax ku ahaayeen waayo waa dalkoodii, xukunkiisana iyaga ayaa iska leh. Waxaase aan marnaba gar ahayn inay Somaliland iyo Somalia ku soo galaan baasaboor lagu magacaabo Somaliweyn si aan looga sheegan oo ay wax uga xukumaan. Wax macquula maaha marnaba in Somaliweynta ay dhulkooda u diideen ay wax kaga helaan Somalia iyo Somaliland. Haddaba, sow ma cadda in Somaliweyn aanay samankan ku dhisnayn Somali-jacayl iyo Somali isku-keenid balse ay ku salaysan tahay rabitaanka qof doonaya inuu yeesho dhawr dal iyo dhawr dad oo aan hore loogu arag taariikhda aadanaha. Dadkii qaxootiga ahaa oo dib loogu celiyey dalalkoodi 1990 ayaa weli u ololaynaya figradda Somaliweyn si ay marlabaad gacant ugu dhigaan Somaliland iyo Somalia. Waxayse illowsanyihiin in wixii ay sameeyeen siiba intii u dhaxaysay 1980-1990 ay ka dhigtay kuwo ay ka feejignaadaan dadyowga Somaliland iyo Somalia. Ha illaaween inaan taariikhdu marlabaad u oggolaandoonin inay degaan, maamulaan isla markaana xukumaan dal iyo dad aanay lahayn, aayahoodu iyaga ayuu dusha ka saaranyahay sida dadka Jabuuti. Shanta Somaliyeed ma wadaagan dal iyo dadtoonna waxaana ka dhaxeeya xuduud qeexan oo aan lagu xadgudbikarin, dalkastana waxaa leh dadka isir ahaan iyo taariikh ahaanba ku dhaqan. Waxa keliya ee Shanta Somaliyeed ka dhaxeeya waa derisnimo, walaalnimo, isxaqdhawr iyo iskaashi dhinaca horumarinta. Haddii mustaqbalka qaarkood israacayana, inkastaba ha noqdeenee, sidiibaa loo kala leeyahay, maamulka iyo xukunka gobollada taas oo ku salaysan dastuur iyo qawaaniin laguma xadgudbaan ah oo qeexan. Dadka Somalia (Koonfurta) weli uma qeexna qaranimada, dawladnimada iyo wadaninimada oo weli waxay aaminsanyihiin jaahwareerkii jirijirey xilligii Jamhuuriyadii Somalia oo ahaa dal aan lakala lahayn iyo xukun ka dhaxeeya Shanta Somaliyeed. General Aden Gabyow oo ah dembiile dagaal una dhashay dalka kenya waxa uu maanta ka mid yahay Caaqilada Dagaalka ee Koonfurta (Somalia) waxaanu raba inuu dawladnimadooda marlabaad la qaybsado isaga oo qaxooti ah. Beesha Ogaadeen ma degto Somaliland, Somaliyana waxay ka degtaa Jubbada Hoose. Qaybta degan Jubbada Hoose waxay ka mid yihiin dadka Somalia iyaguunbaana xaq u leh inay ka qaybgalaan talada iyo xukunka Somalia. Bile Rafle, Axmed Cumar Jees, iyo Aden Gabyow oo dadka Koonfur (Somalia) maanta la wadaaga dawladnimada, xageebaa laga soo dooranayaa berito? Ma waxaa laga soo dooranayaa Wardheer, Dhagaxbuur iyo Gaarisa oo ka tirsan Itoobiya iyo Kenya ahna dhulka ay u dhasheen mise Jubbada Hoose iyo Mogadisho oo ay marti ku yihiin? Dadka Somalia (Koonfur) ayaa jawaabtu u taal. Dadka somaliland aad ayey ugu adagtahay inay wax la qaybsadaan amaba la midoobaan dad aanay weli u kala caddayn meesha ay kakala tirsanyihiin Wardheer, Dhagaxbuur, Gaarisa, iyo Mandheera, dad aanay weli u qeexnayn qaranimadooda iyo dawladnimadooda oo raba inuu shisheeye la xukumo dadkooda iyo dalkooda lana ogaa dhibaatada ay gesyteen. Dadka Somalia (Koonfurta) waxay ayaamahan isku maaweeliyaan: "Somaliyey toosoo, toosoo iskutiirsadaee, hadba kiinna taagdaran taageera weligiin". Waxaan dadka Koonfurta kula talin lahaa inay danahooda ka raacdaan arrintan, waayo Somalidu lixdankii ayey toostay iskuna tiirsatay dabadeedna waa tii lakala diley, markaas Somalidan kala seexatay,kala tiirsatay ee kii taagta darraa dishay lama garanayo waqti ay isku soo toosi, isku tiirsan, ka taagta darrana wax tari. Waa hees astaan u ah dal iyo dad aan lakala lahayn oo ku dhisan fawda iyo jaahwareer. Sababaha taariikhiga ah ee kor ku xusan awgood, Somaliweyn maaha dhab maanta sida ay u hirgashaana waa adagtahay. Sidaas awgeed, dadka Somaliland waxaan uga digayaa riyaaq iyo laab la kac ay marlabaad ku loogaan qaranimadooda iyo dawladnimadooda. Dalka Somaliland waxaa leh dadka isir ahaan kasoo jeeda dhulka Somaliland waxaanu leeyahay xuduud qeexan oo caalami ah. Talada, hoggaanka siyaasadda, maamulka iyo difaaca Dalka Somaliland waxaa iska leh oo keliya Dadka Somaliland. Ciddii kaga timaada afarta Somaliyeed ee kale amaba dalalka kale waa inay kusoo galaan sharci, ku joogaan sharci kagana baxaan sharci. Qofkii jinsiyadda Somaliland qaata, cid kastaba ha nodee, ayaa joogto ugu noolaankara Somaliland waxna ka gelikara muumulka caadiga ah. Anigu ma necebi midnimada Shanta Somaliyeed laakiin uma jeedo Somaliweyn maanta hirgeleysa oo dan u ah dhammaan dadyowga Somaliyeed ee kala duwan, markaas danta dadkasta iyo dalkastaba oo Somaliyed waxay ku jirtaa in la kala badbaado si aan mardambe layskugu jabin iyada oo lagu soo gabbanayo magaca Somaliweyn. Waxaa qoray: Ibrahim Xasan Gaagaale, December 27, |
    hassan mj | Saturday, December 30, 2000 - 09:14 pm soomaalidu waxay tiraahdaa war la abaa xiise maleh.meesha isaaq ogaadeen iyo ciddiii la halmaasha ka taagan yahay la wada og. marka waxa jamhuurya qoray macno masamaynayo.weli waxay isku guubaabinayaan naca ogaadeen that is all. |
    faysal | Tuesday, January 02, 2001 - 12:03 am haddii uu Iidoor qabo fikirka ku qoran Jamhuuriya cid uukga futa xun ma jirto ee let be. gayiga somaliyeed saddex magaalo ayaad ka degtaan oo ah hargaysa , buro iyo berbera, ilaa iyo iminkana waxaad garan la´dihiin in aad miisan intaa ku eg aqbashaan! waxaad doonto ka qab magaalooyinka aad degantahay, lakin kismayo, afmadow, Buaale, garisa, wajir, qabridahare , dhagaxbuur, wardheer , jigjiga, etc Anoo Ogaden absame ah ayaa sidaan doono uga talin, cidaan doonana waan ka soo dooran oo wuu xukumi. haddii aanay kuu cunamayn badda ka soo cab ama sakiin laq. Anigu waxaan ahay reer jubbada hoose anaan u ogol in bile rafle iyo adan gabiyow ay muwaadin yihiin. Faysal |
    Khayr | Tuesday, January 02, 2001 - 01:54 am Waryaa ilaahay yaqaanno Soomaalaay maxaa lagarabaa ogaadeen waa miskiin gumaysi afrika kujiree. Midda kale ogaadeen maanta awood uu qabiil soomaaliyeed waxugu dhimo mahayo duruufo haysto awgeed, ama hanoqoto gumaysiga kenya iyo itobiya ama hanoqoto siyaasiintii ogaadeen oo xilkas noqon waayey sababayna rafaadka kamuuqdo dadkaas. Way jirtaa waa uu ogaadeen dhibaatooyin waday dad badanna dhib baday laakiin hadda asagaa ladhibaa dhulkna lagahaystaa, sidaa awgeed ninka haystoow ma'inaad dhacdaad rabtaa??? Khayr |
    QOSLAAYE-2 | Thursday, January 04, 2001 - 12:10 pm war ogaadeen runtaa loosheegee maruntaad diidaysaan, ogaadeen waa dadka ooguliita waxay doonayaan inay waligood dhul aanay laheyn kunoolaadaan oowaliba xukumaan illaa waa dad aanan dhul laheene. waligood wax isku maraacaan aan aheyn qaxootinimo, waa dad aanan aqoon sidaa loofikiro, waa dad jecel inay dhul ay laheen kunoolaadaan. waa su'aale xakey kunoolaan jireen? |
    Anonymous | Thursday, January 04, 2001 - 09:02 pm QOSLAAYE YOU ASKED us where livin,we were busy with you mother,she was suckin all that fuckin long years we disappeared national arena,she call chokola dicks,sorry were you my son fuckinson? I think you missed me that much you mother too? donkeys like be sticked all the time,pray for that, am on my way back soon. am the joker of the horn boy dont forget am you father telling you truth,nobody can hurt me but if i will its so easy and painful,i dont know how to cry,the enemy can kill me hundreds,thousands but cant defeat me but i defeat once and for all,have you asked your mother where the (arab)subclan of issaq? go my son to the library and know the history am sure you&ur mother missed me that much. your father |
    DR | Friday, January 05, 2001 - 03:08 am Aniga maanta haddii ay xorrowdo Soomaaligalbed oo la yidhaa Somaliland ku dar kuma dareen. Labada ummadood waa dad walaalha. Laakiin Indheer gardka Somaliland waa laga fiican yahay. In ay cilmi bulsheedka fahmaan waxay ka qaadan qarni kale. |
    Xaaraanbireeye | Saturday, January 06, 2001 - 04:56 pm Horaa loo yidhi iidoor akhyaar maleh. Iidoor afdhogorna horaaba Ogaadeen idiinku sheegeen, warsamoow caqligaagaad hadashay waana kii iidoor lagu yaqaanay, dad Ilaahay indhaha iyo caqligaba ka awday baad tihiin. Markaadse sheegayso dhagaxbuur iyo gaarisa maxaad uga indho beeshay kismaayo iyo bu aale etc.Haddaaan ogaadeen ahay xornimada maanta aad ku nooshahay anaa kuu keenay, oo adiga waligaa dabo gaalaad ahayd, iyo mucaarad xiligii lajoogaba ka taliya xumaanta iyo xaaraanta, ee Ogaadeen uun baa ku edbin karee, Dubahayga inta aan kuula iman, dalabso xaaraanta.Labadeena ninka doonaya inuu kataliyo dhul uusan lahayn waa la yaqaanaa,dhulbahantana meeshuu kugu helaba wadnuhuu ku goyn adna sharaf fara badan oo kale kuma lihid mujtamaca soomaaliyeed, cuqdad baanad la dhiman aakhirka daba cayuun, daba gaalo........... |
    iidoorwase | Sunday, January 07, 2001 - 07:23 am JAMHUURIYA IYO DHANAANKA KA SOO GUDBIYAYBA WAA LA WASAA don,t you now that |
    SUMULI SNM Mujahid | Sunday, January 07, 2001 - 04:44 pm Facts: 1. Ogaden is a poor clan 2. They were starving just one year ago 3. Ogaden is Xabashi servants 4. Ogaden is colonised 5. UN send food to Ogade via BERBERA(Isaaq) 6. Ogaden is Faqash 7. Ogadenis is Not welcome in Somaliland 8.Ogaaden abaal ma leh 9.Garxajis took half their land 10.Garxajis will take inta so hadeey ISAAQ is mightiest of all Somalis ALLAH choose Isaaq instead of Faqash |
    DUCAYSANE | Sunday, January 07, 2001 - 06:51 pm iska caaytama ilaa awoodiina waa intaase!!! |
    Wagar | Monday, January 08, 2001 - 04:57 am salaan, Walaahi waa yaab iyo yaabka yaabkii iyo amakaag. Waar ma haday sheegteen, Jijiga iyo Dhagaxbuur lol. Yaryarkan Darood intay xamar ku dhasheen ayay waliba dhuusayaan isburmuuto. Waar Dhagaxbuur anaaba kal hore ka imi kuna dhashay waliigeed Ciidagale ayaa iska haystay, Jijiga lol walee maydinkaa daga, Xamarna sheegta..lol Dhagax Buur, Aawaare, Gaashaamo, Wajaale, Jijiga, Aarjoog, Raamaale, . Iyo Hara Gar Duur oo dhan iyo Hara Doolo badh intaba Ogaadeen xoog baa lagaga qaaday. masaakiinyay horta Xirsi Cismaan iyo Cabdi Ciise iska celiya ka dibna Isaaq wax u sheega..lol walaahi yaabay, horta dhulkan aad sheegaysaan indho ma saarteen. Qamaan Bulxan, Raage Ugaas,Ina Beenalay ayaa hore uga quustay, idinkuna hadaad sheeganaysaa..lol ma afkaad ku hawl bixi cidladaad ka hanjabaysaaye... bye |
    Ogaden | Monday, January 08, 2001 - 06:53 am la'o ciday lagama hoost qaado nac nacdooda. orday oo lo'da lasoodaaqa cawska. intaasu iigu filan in aan wax waqti idinku dhimiyo. iidoorka iidoori inantu wayaan lama arag isaaq nin uu dhalay oo aabo leeyahayay. horta wax isaaq ladhaho majraa. waaba wada garacyo. isaaq ninkii la odhanjiray waligiis nin rag ah muusan dhalin marka xagay kayimaadeen. waa daarood isyeel yeelaya. garac lama tirsano maka waan kasharaf badanahay in aan nin aan nasab laheen latirsano. garxajis iyo wixii soo raaca sidaan ugalay miyaadan maqal. waliba maadan maqal dagaalkii 95kii kadhaca burco oo ay isku dhameeyeen habar jeclo iyo garxajis in aan anigu kadabeenay oo aan isku kiin dhameeynay oo waliba ogadeen burco kadaal galay isaga oo leenhaya askartii cigaal iyo dabo dhaqayaashii ahaa habarjeclo ee cigaal ku adeegsan jiray. |
    cadhays | Monday, January 08, 2001 - 08:22 am war yaada hee ma hooyadiin baa idiin yeeshay dulka. war yaa Qoslaaye maxaad kuhadlay saa waxaa tahay bilaa edab xun oo ciyaal suuq ah waryaahee ma waxaad wayda waxa kulahad loo kuyidhaah da dadka faraha kaqaad... SUMULI SNM Mujahid: saaxiib waxaa tahay wiil yar oo hadal barad ah ee waxaadoon to kuhadal adigookalena waxaan u aqaanaa edab laawe hadalbarad ah waxaan ku leeyahay af kaad kanooshahayee is ka darooryan oo waxaa doonto kuhada eyahaw bilaa edabka ah....... war yaade haa war waa maxay dad kan waxay la aayeen uun meel ay kacaayaan OGADEN war miyaad gaari waydeen miyaadse qaraaray saan hadaad gaari waydeen. saaxiib warsame mahooyadaa baakuugu sheekaysay waxan aad meeshan kuqortay mise waad riyoonay saa?????????? iisoo kalacadee saaxiib................... |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 08:05 am TO SUMULI SNM MUJAAHID IIDOOROOW WAXAAN IDIN ORAN LAHAA BARTA DIINTA ISLAANKA IYO MUSLINIMADU WAXAY TAHAY HORTA IDINKAA FAQASH AH QAXOOTI NOOGA BADAN MEEL WALBA SI AAD SHARCI KU HESHAAN IYO WAXAAD CUNTAAN AYAAD U GAALOOWDEEN OO ILAAHEY MA TAQAANAAN MARKA OGAADEEN UMBAA CAAYDIINA YAQAANA EE AFKIINA QAADKA AAN LAGA CADAYIN HA KU SOO TAAGINA BARTA SIDA LOO HADLO |
    Cabdi Sulmuli | Wednesday, January 10, 2001 - 05:14 am Ilaahay haw naxarsito,13 toban Ogaadeen ah oo askar faqash ah ayuu intu geed ku xidhay dhiigoodiina ku fool dhaqday. ilaahay haku naxariisto mujaahid Sumuli. ka naxaw nafta waa |
    bello | Thursday, January 11, 2001 - 10:29 am war ninyahoow ogaadeenka maxaa loogu diganayaa? maa layska daayo.naftaa haysee. salaamu calaykum |
    OGADEN | Thursday, January 11, 2001 - 12:37 pm inaan kula caaytano waanu kaweynahay adiga iyo Tolkaabo waan yasnaa hadalna nagama mudna. Ogaadeen wuxuu idiin fasaxay inaad netka ku ciilbaxdaan ilaa gacan kuma ciil bixi kartaan oo waanu is ognahaye!. dadka tirada yar eenan gacantooda kuciil bixi karin netka haku ciilbaxeen waa ufasax! |
    ahmed | Thursday, January 11, 2001 - 09:26 pm war isaaqu ogaadeena maxay karabaan? gobaygii goba ee guubaabada ahaa bay moodeen iney jirtey waqti ay daaroodka ka adkaayeen. 1995 waxaan soomaray haradigeed oo dhan. gumcadle iyo gari ayaa deganaa. ogaadeen xoolihiisaad kunooshihiin aad iibgeysaane maad deysaan? ogaadeenka deriska laah iidoorka xoolo danbe haka iibinina, hadaanu nahay dhulbahante waxaan kutalajirnaa inaan deket cusub kafurno ceerigaabo agteeda, iidoor danbana uma baahandoontaan. inta kahadhey ama afxumadey joojin ama gaaladey kudarsami. |
    Ogaadeeni | Saturday, January 13, 2001 - 07:36 am TO all IIDOOR HUURAALE: waxaan umaleynayaa nin walbo waa uu xasuustaa in iidoor huuraale uu gabdhaha nagu gubeen jiray marka aanu ku duulno. waxaana haddaba joogo gabdhahaasi caruurtii ay dhaleen. taasina ninka taariikhda hayo waa garanayaa...HUURAALE kuma aado ogaadeen toosna ulama dagaalami karo, awoowyadaa waydii taasi asaga ayaa kuu sixiyee... waar ma HUURAALAA maanta naf iska dayaya.. waad garanaysaan 88 sida ogaadeen idinka qixiyay hargaysa oo gabdhihiina u wasay.. waar miyaadan quusanaynin misa adna sida gabdhaha ayaad doonaysaa in aanu kufoorarino.. |
    Ogaadeeni | Saturday, January 13, 2001 - 07:39 am waxaa kale oon rabaa in aan HUURAALE xasuusiyo in dhulka maanta soomaali ku nooshahay uu OGAADEEN xoreeyay..meel walbana wuuka maamuli kii hadlana futada ayuu kalaadi. |
    WANLAWAYN | Thursday, January 18, 2001 - 11:13 am IIDOOR+CAGDHEER=XAYAWAAN BALSE WAYBA KASII LIITAAN LABADA QABIILBA WAA LABA NACAS OONAN DANAHOODA AQOON WAR WAXNA MEESHA KUMA HAYSAANE DHANKA CAYDA WALI WAA ISREEBI LA'DIHIIN MADAASHEEN SHEEKADA WADA HADAA UBAAHANTIHIIN ANAA IDIIN KEENAAYO LABA GAMBAR OO AAD KU FARIISATAAN MARKAA MURMAYSAAN SI FIICAN ISKU BALANSADA WAXAA LA'IDIIN DHIGAAYAA KOOB AMA ABAALGUD LASIINAAYO QOFKII KU GUULAYSTA CAYTANKA WAXAA TIHIIN DAYUUSYAAL OO SIDII LABA NAAG MASEER TACBAAN LA'EH UMURMAAAYO . SO GO AHEAD GUYS KAFAA'IIDAYSTA ABAAL MARINTAAS QABIILKII SOOBAXA FINELKANA KOOBKAAS BANAANKA AYUU U YAALAA LABA DOOFAAR IYO NAJIS AYAANA ISKA KIIN DHALAY. YOUR ARPITRATION WANLAWAYN LOOL..LOOL.LOOL |
    ANI | Thursday, January 18, 2001 - 02:29 pm MAQAALKA UU JAMHUURIYA SOO QORAY WUXUU QAYB KA AHAA QORAALO BADAN OO LABADA BEELOOD IS DHAAFSADEEN KUWAAS OO LAGU QORAY JOORNAALO CARBEED. QORAALADAAS OO AY IIDDOORKU BILLAABEEN AYAA SI XUN LOOGU DULLEEYAY INTERNATIONAL ARENAHA LOOGANA BADIYAY KA DIB AYAY DIB UGU SOO LAABTEEN FAGAARAHA SOMALIDA. QORAALKANI MARKA WUXUU KALIYA OO KU TUSINAYAA SIDA IIDOORKU U MASKAX GAABAN YAHAY. MARKA SAAXIIBAYAAL HA LA YAABAINA ILEEN MAAHMAAH SOOMAALIYEED AYAA AHAYD "NEEF GAWRACANI GEEDO KAMA LEEXDO" |
    Sumuli SNM MUJAHIID | Thursday, January 18, 2001 - 04:55 pm TALK IS CHEAP, WE ALL KNOW THAT: At the end of the day Ogadenis seek refuuge status in Hargeysa not the other way around! Cagdheerow jahiilnimoda ka bax, xabashi ku wasta ka bax, Isaaq inaad ku hadal ceelisid ka bax, adoonnimada ka bax, gajo ka bax, faqashnimada ka bax!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    bayaxow | Friday, January 19, 2001 - 01:12 am waalayaab iidoor o maanta wax ka sheegi ogaadeen oo waliba leh abaalmalah ogaadeenku labadeena yaa abaal loogaley waa mar khaati ma doonto tankale dadkaadii qa xootiga ahaa ee joogaey dhulka ogaadenka madidiyaa meel ay cagta dhigaan hawaayeene tankale wax aad sheegeyso ee ah shanta soomaali majirto ee waxaa jirta sedexda soomaali oo kala ah koonfur waqooyi iyo jabuti |