    QOSLAAYE-2 | Thursday, January 04, 2001 - 03:57 pm OGAADEEN WAA DAD AANAN DHUL LAHEYN, WAA DAD KU ADEEGTO MAGACA SOOMAALI WEYN SI AY UGU NOOLAADAAN SOOMAALIYA UNA HELAAN XOOLO AYAN SHAQEYSAN DHUL AYAN UDHIMAN!!! WHAT CRAZY PEOPLE! WAA IN DHULKA SOOMAALIYA AYAN CAG DANBE SOOSAARIN QAXOOTIGAAS. |
    QOSLAAYE-2 | Friday, January 12, 2001 - 11:43 pm TO-OGAADEEN WAR WAA ANIGIYE WALAALAYAAL ICAFIYA WAAN QALDAMAYE! PEACE, WE ARE ALL BROTHERS AND SISTERS! |
    MOHAMED | Saturday, January 13, 2001 - 08:14 am TO QOSLAAYE SAXIIB QOSLAAYOW WAXAAN LA YAABANAHAY OGAADEEN WUXUU KUU GEESTAY KOLAY WAX AAD U XUN BUU KUU GEES TAY EE MAXAY TAHAY,MIDA KALE QOF LACAAYANA WAA QOF AAD IYO AAD U AWOOD BADAN OO AAN LA ISKA CELIN KARIN, OGAADEEN ILAAAH BAA BADIYAY OO AWOOD SIIYAY, SOMAALI AA DHAN NA WAX ISKA CELIN KARANA MAJIRAAN, MARKA SAAXIIB ISLA YAABOO RAKU MA CEETAMAAN EE WAY DAGAALAMAAN ORODOO OGAADEEN ISKA DHICI, SIDA NAAGAHA IYO MAJEERTEEN KOO KALE HA U CEETAMIN NIN RAKUU ILAAHAY KAA DHIGA. |
    Fahma | Sunday, January 14, 2001 - 07:22 am Asalaamu calaykum waraxmatullaah Ku: Dhamaan walaalaha reer Ogaadeenya Walaalayaal haduu Qoslaaye-2 idin yiri waan khaldamay ee i cafiya waxaa ila quman inaan cafino oo Ilaahay aan u barino inuu cafiyo waayo tan uu u gaystay REER OGAADEENYA waxaa ka daran ta uu u gaystay Ilaahii abuurtay. Waayo anagu waxaanu nahay adoomo Ilaahay oo Allaah baa na abuurtay oo na leh marka shay la leeyahay ninkii wax u dhima waxa la dhibay marka hore waa Axadkii sheyga lahaa ka dib ayuu shayga dhibka u imanayaa, marka Qoslaaye wuxuu ugu horayn u gafay Allaah oo waa inuu Allaah u toobadkeenaa marka xigana wuxuu u gafay anaga ree Ogaadeenya ah wuxuu kaloo u gafay ciduu ka dhashay oo uu xumaan u soo jiiday. Marka waxaan leeyahay Qoslaaye-2: 1- Allaah u toobadkeen oo la imow sharuudihii ay lahayd ama ay ku ansaxaysay towbadda. 2- La xiriir maamulka Somalinet oo ka codso inay ka tiraan meesha mowduucyada aad bilowday ee meesha ku yaala iyo waliba kuwa kale eed sida khaldan aad ooga qayb qaadatay 3- Tan u danbaysana waa tan aad samaysay ee ah inaad REER OGAADEENYA aad ka codsatay inay ku cafiyaan. Shaqsiyan waan ku cafiyay oo waxaanba ku cafiyay markaan arkay inaad lunsantahay oo sidaas aad wax u qoraysid xattaa waan kuu soo ducaynayay. Walaalaha kalena waxaan rajaynayaa inay ku cafiyaan. Wabillaahi Towfiiq |
    MR.QOOQAANI | Thursday, January 18, 2001 - 09:52 am QOSLAAYE=OOYAAYE ADOOGAA IYO NIMAAN KU AQOON INDHAHA ISUGU QABO HORTA KALIGAA MA'AHA DADKA ARINTAADAAS OOKALE AAMINSAN LAAAKIIN DHIBKA KU HAYTO WAXAA WAAYE WAX AADAN WALIGAA KABAXAYN WAXAAN ULAJEEDAA OGAADEENKU MA'AHA DHAWR QOF OO XUDUUDKA INTA U ISTAAGTID AAD CELIN KARTID WADANKA SOOMAALIYANA WAX RA'YI AHBA AADIGA IYO DADKA KULAMIDKA AH TOONA KAMA HAYSATAAN KOLEY AWAWGAA WUU GARANAYAAYE SOO WAYDII SIDEE OGAADEEN LOOGA CELIN KARAA SOOMAALIYA WAXAA LAGA YAABAA INUU SI DHIBYAR KUUGU JAWAABO HORTA JUBADAHOOSE HALAGU DARO OGADEN KADIBNA AAN WADANKA KACESHANO .MARKA NINYAHAW WHAT EVER YOU ARE SHEEKADAADU MASOCONAYSEE IS MARJI KADIBNA SAKIIN LAQ MARKA UGU DAMBEYSANA CIILKA KUHAAYA UDHIMO |
    godey | Friday, January 19, 2001 - 02:51 am war ninka ogaaden leh dhulmalaha xagee buu dagaa yaase ogaadeen kadhul weyn waalayaabe qoslaye ma malmalbuu cuney |
    Dhantoole | Monday, January 22, 2001 - 12:38 am nin walba aqligiisa ayuu hadlaa, qoslaaye wuu iska hadlay, wuxuuna hadlay aqligiisa aan aqoon iyo waayo aragnimo toona ku salaysnayn, madaama uu sidaas u hadlay ooma baahna in aan waqti ku lumino, marka sxbyaal inaga daaya, yeynaan la qasanine. bye cafisna ma soconayo oo ogaadenku ma aha afarta ruux ee halkan timaada marka waxaad danbi ka gashay Ogaaden oo dhan meel kastaba ha joogee, taasi waxay u talaa adiga iyo Ilaahay iska ayaa ah Qafuuru Raxiim. bye |