    QOSLAAYE-2 | Thursday, January 04, 2001 - 04:10 pm DAD BADAN BAAKU WAREERSAN XAQIIQADA IN OGAADEEN SOOMAALI YAHAY IYO IN KALE, HASE AHAATEE MARKAANU DIB UGUNOQONO TAARIIKHDA SIIBA SHARCIGI DOWLADIHI HORE EE SOOMAALIYA AYAY KUQORNEYD IN OGAADEEN YAHAY ETOOBIYAAN, SIDAA DARTEED OGAADEENKA WAXEY MAMNUUC KA AHAAYEN MAAMULKA DOWLIGA AH IYO INAY SOOFARA GALIYAAN SIYAASADA SOOMAALIYA, WAXAA LASIIN JIRAY POLITICAL ASYLUM. BALSE XUKUNKII SIYAD AYAA BEEN USHEEGAY OO ISNE KUDANEYSANAYEY. see you soon. |
    muse | Friday, January 05, 2001 - 12:31 pm qoslaaye lol!!!!!lol |
    Koshin | Friday, January 05, 2001 - 01:58 pm TO: QOSLAAYE2 You need help my brother. I have seen your name posted all over somalinet insulting my clan. What is the matter with you? Why do you hate Ogadens so much? I am trying to understand you before I open my mouth like you. I can probably gues your clan, but I am decent enought not to insult anybody. You need to get help otherwise, keep on harrasing us and see what you get out of it. |
    MOHAMED | Monday, January 08, 2001 - 01:21 am TO QOSLAAYE MARKA HORE SAXIIB OGAADEEN MA AHA SOMALI MA AHA ITOOBIYAAN EE WAA OGAADEEN WAA WADAN WAANA DAD KA WADA FIICAN LABADA WADAN BA OKAY` MANA GAARI KARDID,ADIGOO KALE WAA LAYAQAAN OO WAXAAD TAHAY DAD KA UU OGAADEEN KUUMEESTO AMA KUUMEESAN JIRAY. EE SAXIIB WAXAAD YEESHAA.RAKU MA CEETAMEE WUU DAGAALAMAA EE ORODOO OGADEEN ISKA DHICI HADAAD NACEB TAHAY,AMA CEEDA JOOJI OKAY. |
    Anonymous | Monday, January 08, 2001 - 01:42 am mayee waa siilkii hooyadaa. |
    QOSLAAYE-2 | Friday, January 12, 2001 - 11:41 pm TO-OGAADEEN Waryee bini aadamku waa qaldamaaye dee walaalayaal icafiya, walee gob inaad tihiin idiin qiraye! soomaali ogaadeenow inaad ugu horeysaan hada uun baan ogaadey. peace! |
    ogaadeen | Saturday, January 13, 2001 - 06:41 am Qoslaayow ...! horta nin layaab leh baad waxii aan ku dhihi lahaana kolayba waad cudurdaaratoo khaladkaadii baad sheegatay anaguna waanu aqbaleynaa cudurdaarashadaada sidii aanu waligaynba idinka aqbali jirnay.... marka nin rag ah noqo oo haka hadlin darbiyada dabadoodee intaad ninka ogaadeen ee kuugu dhow u tagtid ku dheh intaa aad tiri.... sida aanu og nahayba nin raga ayaa lacaayaa ... ee nin aanan rag ahayn lama caayo.. ogaadeen waa qabiilka soomaaliya oo dhan xoreeyay haddii aad taariikhda haysid. |
    Fahma | Sunday, January 14, 2001 - 07:25 am Asalaamu calaykum waraxmatullaah Ku: Dhamaan walaalaha reer Ogaadeenya Walaalayaal haduu Qoslaaye-2 idin yiri waan khaldamay ee i cafiya waxaa ila quman inaan cafino oo Ilaahay aan u barino inuu cafiyo waayo tan uu u gaystay REER OGAADEENYA waxaa ka daran ta uu u gaystay Ilaahii abuurtay. Waayo anagu waxaanu nahay adoomo Ilaahay oo Allaah baa na abuurtay oo na leh marka shay la leeyahay ninkii wax u dhima waxa la dhibay marka hore waa Axadkii sheyga lahaa ka dib ayuu shayga dhibka u imanayaa, marka Qoslaaye wuxuu ugu horayn u gafay Allaah oo waa inuu Allaah u toobadkeenaa marka xigana wuxuu u gafay anaga ree Ogaadeenya ah wuxuu kaloo u gafay ciduu ka dhashay oo uu xumaan u soo jiiday. Marka waxaan leeyahay Qoslaaye-2: 1- Allaah u toobadkeen oo la imow sharuudihii ay lahayd ama ay ku ansaxaysay towbadda. 2- La xiriir maamulka Somalinet oo ka codso inay ka tiraan meesha mowduucyada aad bilowday ee meesha ku yaala iyo waliba kuwa kale eed sida khaldan aad ooga qayb qaadatay 3- Tan u danbaysana waa tan aad samaysay ee ah inaad REER OGAADEENYA aad ka codsatay inay ku cafiyaan. Shaqsiyan waan ku cafiyay oo waxaanba ku cafiyay markaan arkay inaad lunsantahay oo sidaas aad wax u qoraysid xattaa waan kuu soo ducaynayay. Walaalaha kalena waxaan rajaynayaa inay ku cafiyaan. Wabillaahi Towfiiq |