Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): SIYAAD TAGYEE OGAADEEN YAA UDAD EH?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE-2

Friday, January 05, 2001 - 05:17 am
SIDAAD OGTIHIIN OGAADEENKA WAA DAD AANAN IS HOGAAMINKARIN OONAN LAHEEN AQLI IYO AQOON AY ISKUHOGAAMIYAAN SIDAA DARTEED WAXAY MARKASTO DOONAYAAN QOF HOGAAMIYO UNA TALIYO, HADABA SIYAAD KADIB OGAADEEN WAA WAREERAY MEEL IYO CID UTALISO AYUUBA WAAYEY, OGAADEEN SHAN AYUU NOQDAY.
(1)INRAACDAY MOORGAN SIDA GABYOOW OO BURAASHADA UWADO MOORGAN.
(2)CUMAR JEES OO ISNE RAACAY INA CAYDIID OO AH WIIL KAYAR WUUNA DHALIKARAA!
(3)DOQONTA KIINYA KUNOOL (WAA KUWO ADUUN IYO AAQIRO AANAN WAXBA KA OGEEYN) ADOOTA AYAA ISKA HEYSATO.
(4) KUWO GAAJO MADHEYSAY WAA KUWO (SOOMAALI GALBEED) KUNOOL ITOOBIYA, ITOOBIYAANA WAAY DIIDEEN IYAGANE WAX ISMA TARAAN MANA AHA DAD IS HOGAAMIN KARA!

SEE YOU SOON.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Friday, January 05, 2001 - 12:00 pm
ala run badanidaa!!!!!!!!11

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 12:04 pm
Qoslaaye sxb dad aadan gaareyn waxba haka sheegin,Ogaden ma aha qabiil waa qowmiyad sadex geesood ah,runtiina ruuxa dood lala sameyn karo waa ruuxa aqoon uu isku ilaaliyo waxyaaba uu qorayo,laakin waxaan kugula talin lahaa inaadan bro waxa aad qoreyso aad sal u yeeshaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Tuesday, January 09, 2001 - 08:13 am
TO QOSLAAYE

MARKA HORE QOSLAAYOW WAXAAN KU WEEDIINAYAA MUXUU OGAADEEN KUKU SAMEEYAY WAA YAABEE AAD BAAD UGA MASEERSAN TAHAY EE WALAAL WAXAAD YEESHAA OGAADEEN ILAAH BAA BADIYAY OO AQOON U YEELAY OOAWOOD SIIYAY,MARKA MASEER KA DHAAF OO MIDKAHAAD KA DHALATAY U TALI OO WAX U TAR,OGAADEEN WAAD OGTAHAY QABIIL SOMAALI OO GAARI KARA INUUSAN JIRIN XAK AQOON IYO XAK AWOOD IYO DIIN.MARKA ILAAH BAA SAA U KARTAY EE MASEERKA DHAAF.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAALE

Tuesday, January 23, 2001 - 03:56 pm
UGAADEEN inta qaxootinimo aduunyada kajirto way iska noolaan laakiin waxaalooyaabaa markii lasooxiro qaxootinimo,ooy noqoto ninwalboow isdabar oodeegaan kaaga iimaanso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE-2

Tuesday, January 23, 2001 - 04:29 pm
WALAALAYAAL OGAADEENOW WAAN QALDAMAY EE WAALALAYAAL ICAFIYA, WALEE INAAD GOBTIHIIN OGAADEY.
WALAALAYAAL WAXAA LACAAYAA NINKI WAX HAYSTA EE NIN AANAN WAXBANE AHEYN CIDI MACAYSEE EE WALAAL ICAFIYA INTAAN IRIBA IRI WAAN KANOQDAY KOLEY CAAY WAXBA IDIIN DHIMI MAYSEE ISOOCAFIYA!

PEACE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Wednesday, January 24, 2001 - 01:16 am
samaalow waxaan sxb kuu sheegayaa in uu san ogaadeenku ku soo korin qoxooti weligii QABIILKU MA waxaa la aasaasey sanadahan danbe ileen qoxootigu waxaa la sameeyay mar dhowe tan kale ma qolo aanqaxooti so marin baajirta o dhulkeedana lagumeysto ?sxb adoo kale xoolo xiitaa laguma raacsadeen hadaad joogi laheyd baadiye eeilaah ku mahadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Wednesday, January 24, 2001 - 10:04 am
SAMAALE DABAALAATAHAY SOOMAALIDA OO DHAN WAXAY ISKU RAACEEN INAY QOXOOTI NOQDAAN KUWII HORAY QURBAHA USOO AADAY WAXAY KU NOOLYIHIIN QOXOOTINIMO INTA HADA WADANKA JOOGTANA INTOODA BADAN WAXAY KU HESHIINOOYAAN INAY WADANKA ITOOBIYA SIIYAAN AYAGANA QOXOOTI NOQDAAN OGAADEENKA DHULKOODA GAALA DHANAA U HESHIISAY XOOGAYNA ITOOBIYA UGU DHIIBEEN LAAKIIN SOOMAALIDA WADANKOODA WAXAY KUDHIIBOOYAAN FREE ITOOBIYA AY SIINOOYAAN . DABAALYAHAW ARINTAAS KAHADAL DADKA SOOMAALIDA DAREENSII HADAAD KANEXEYSID .INTAA KAHADLEYSID WAX'AAN MICNO LAHAYN .INTAAS TALO AHAAN WAAYE .NABADEEY