    cige | Friday, January 05, 2001 - 12:40 pm QOWMIYADA OGAADEENKA WAXEY DOONAYAAN INAY HELAAN WAXEYSE LAHEYN, WAA DAD KUNOOL "SHORT CUT" SIDAA DARTEED MADAAMA AY HEYSTAAN KII ITOOBIYA IYO KII KIINYABA WAA INAANAN LASIIN KAN SOOMAALIYA. WAA IN OGAADEENKA LABARAA IN DHULKA LAKALA LEEYAHAY OO AY MARKASTO SIDAEY RABAAN AYNAN KUNOOLAANIN. WIXI SOOMAALIYA JOOGO REPATRATION HALGU SAMEEYO. |
    rrre | Monday, January 08, 2001 - 08:34 am hooyadaa was wacel qaniis maxaad u malaynaysaa you OGADEN adiga waxba kaagama baahna ogow saaxiib ciyaal baatahayee wax soobaro |
    oomaar | Monday, January 08, 2001 - 11:10 am MR RRRE ma aha in aad u jawaabto cid walba waa nin waalan ninkaas wuxuuna ku noolyahay qolyar oo qaadka la gu gado waanan la yaabay in uuba yaqaano in internetka wax lagu qoro saaxiib kaasoo kale laguma xanaaqo ee illaah baa loo baryaa in uu caafiyo |
    FARTA | Tuesday, January 09, 2001 - 04:17 am TO; CIGE WALAALO WAX WALBA LAGUMA WADA HADLO EE KA FIIRSO WARKA INTAANU AFKAAGA KA SOO BIXIN MARKA HORE OGAADEEN WAA DAD ILAAHEY BADIYAY AL XAMDULILAAHI BAASABOORKA AAD SHEEGEYSANA MABA U BAAHNA OO WAXAY HELI KARAAN DHAWR BAASABOOR OO KAL NOOC AH MARKA SAAXIIB WAXAAN KU ORAN LAHAA BAASABOORKA ADIGU UUN HAKU ANFACO OO HALUUGU AQOONSADO HADUU WAX KUU TARAAYO MA; AHA IN LAGU CAAYO AMA LAGU CANAANTO WAAYO WAA WAQTI DHUMIS SO THINK ABOUT BEFORE YOU SAY SAMETHING LIKE THAT BYE |
    cige | Friday, January 12, 2001 - 11:36 pm TO-OGAADEEN. WALAALAYAAL WAXAAN IDINKA CODSANAYAA INAAD ICAFISAAN, AAD AYAAN UQALDANAA MARKII AAN QORAYEY QORAALKA KOR KUQORAN. OGAADEEN WAA WALAALAHEEN WAANA SOOMAALI WAANA RUNTI DAD WADANINIMO LEH TAARIIKHDA SOOMAALIDANA BAAL DAHAB AH KAGAJIRA. SOOMAALI WAA MID. I LOVE YOU ALL! |
    Fahma | Sunday, January 14, 2001 - 07:33 am Asalaamu calaykum waraxmatullaah Ku: Dhamaan walaalaha reer Ogaadeenya Walaalayaal haduu Cige idin yiri waan khaldamay ee i cafiya waxaa ila quman inaan cafino oo Ilaahay aan u barino inuu cafiyo waayo tan uu u gaystay REER OGAADEENYA waxaa ka daran ta uu u gaystay Ilaahii abuurtay. Waayo anagu waxaanu nahay adoomo Ilaahay oo Allaah baa na abuurtay oo na leh marka shay la leeyahay ninkii wax u dhima waxa la dhibay marka hore waa Axadkii sheyga lahaa ka dib ayuu shayga dhibka u imanayaa, marka Cige wuxuu ugu horayn u gafay Allaah oo waa inuu Allaah u toobadkeenaa marka xigana wuxuu u gafay anaga ree Ogaadeenya ah wuxuu kaloo u gafay ciduu ka dhashay oo uu xumaan u soo jiiday. Marka waxaan leeyahay Cige: 1- Allaah u toobadkeen oo la imow sharuudihii ay lahayd ama ay ku ansaxaysay towbadda. 2- La xiriir maamulka Somalinet oo ka codso inay ka tiraan meesha mowduucyada aad bilowday ee meesha ku yaala iyo waliba kuwa kale eed sida khaldan aad ooga qayb qaadatay 3- Tan u danbaysana waa tan aad samaysay ee ah inaad REER OGAADEENYA aad ka codsatay inay ku cafiyaan. Shaqsiyan waan ku cafiyay oo waxaanba ku cafiyay markaan arkay inaad lunsantahay oo sidaas aad wax u qoraysid. Walaalaha kalena waxaan rajaynayaa inay ku cafiyaan. Wabillaahi Towfiiq |