Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): ALLA DADKEYGOW MAXAA KUHELAY!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caloolxumo.

Saturday, January 06, 2001 - 01:37 am
Assallamu Caleykum.

walaalyaal dhamaan dadka reer Ogadeenyow maxaa ina helay? Alla maxaa dareenka inaga qaaday?.

hada waxey iitahay habeen 5:00am, laga soobillabo 4:00am ilaa hada walaahi waan ooynaayey ilinta ilaa hada way igadaa daneysaa!
walaalayal aniga kumasookorin Ogadenia balse waan kudhashay, waxaa iga oohiyey caawa markaan aqriyey sida umadda Ogadenya loodabar goynayo dhulkoodi in laga dhameeyana ladoonayo iyo sida dadnimo xumada ah ee dhalin yaradanada qurbaha aan u illaawnay dadkeena dhibaateysan ee gumaystiga ku hoosjira, walaalayaal naftu marbay go'daa waana hubaal in qofkasto geeriyoon ee aan nafteena iyo maalkeena uhurno xoreynta dadkeena. walaahi magaranayo oo mahelayo erayo aan kuqeexo waxa aan dareemayo saacadan waxkastana waa iga suuroobaan!!!