Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Wax la is garab dhigo ma yihiin ogaadeen iyo majeerteen?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 12:52 am
waxaan in badan ku arkay bogan majeerteen iyo ogaadeen la isu faaninayo.
marka hore maba yihiin dad la is grab dhigi karo
taasi waa may waayo ogaadeen waa meeshii ay diintu uga iman jirtay majeerteenka
hadaad doonaysid dhagayso gabayga uu soo saaray nin aan midna ahahayn kaasoo waliba wadaad ah
wuxuuna yiri sidatan.
asalkaa nifaaq kaga jiraa oday majeerteene absamuhuna ka diin roon idil hartigee
waa gabaygii abshir bacadle.
sidaa iyo nabadgaliyo anoon ku sii dheeraan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 01:01 am
WAX LAYSKU DIRO KA AQLI BADNIN


OGAADEEN=MAJEERTEEN MAJEERTEEN=OGAADEEN=DAAROOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Thursday, January 11, 2001 - 02:28 am
War majerteen iyo Ogaadeen waa wada dhasheene faraha halaga qaado ba'a..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoraxey

Thursday, January 11, 2001 - 09:03 am
walaalayaal yaan dhexdeena laga faa iidaysanin. Majeerteen waa ogadeen, Ogadeena waa majerteen. adigu ul iyo diirkeed meel kala gee.
Duq iyo wiilkiis meel kala geel.
wiil iyo walaalkiis meel kala gee.
waxa aan kuiri ninkii topica bilaabo waa lagu fahmee saaxiib orad nac nacda nala dhaaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ileeye

Thursday, January 25, 2001 - 02:57 pm
PUNTLAND

war Ogadeen iyo majeerteen walaahi waa dad wada dhashay oo waxeeyba isku yihiin KABLALAX marka doqonyahoow hawiye wax aad isku dirto oradoo raadso abahaagii dabada madoobaa wase