    Anonymous | Monday, January 08, 2001 - 12:54 am waxaan in badan ku arkay bogan majeerteen iyo ogaadeen la isu faaninayo. marka hore maba yihiin dad la is grab dhigi karo taasi waa may waayo ogaadeen waa meeshii ay diintu uga iman jirtay majeerteenka hadaad doonaysid dhagayso gabayga uu soo saaray nin aan midna ahahayn kaasoo waliba wadaad ah wuxuuna yiri sidatan. asalkaa nifaaq kaga jiraa oday majeerteene absamuhuna ka diin roon idil hartigee waa gabaygii abshir bacadle. sidaa iyo nabadgaliyo anoon ku sii dheeraan |
    Anonymous | Monday, January 08, 2001 - 12:59 am LABADUBA KA AQLI BADAN XOOLAHAGAN OO KALE INUU ISKU DIRO LABADUBA=KABLALAX=DAAROOD MISHIKAAGII WAA FASHILMEY MAXAA KALE....? WAX KALE MA WEEYSEY? IGA HELI MEYSID |
    mucaaraddile | Monday, February 05, 2001 - 09:41 am ADOOGAA IYO NIMAAN KU'AQOON INDHAHA ISUGU QABO . SUU WAX ISUGU DIRO DAY JINNI MADOOW KULATAG SAA MAR HORUUBA KULA TAGAYE. WAR HEEDHE DADKA EHELADA AH HA'ISKUDIRIN. UGAADEEN IYO MAJEERTEENBA ADIGAAS MUNAAFAQA AHOO WAX ISKU DIRA WAA KAA FIICANYIHIINE.MASHEEKA KALAAD WAYSAY . NABADEEY. WAXAAN RAJAYNAYAA INAAN DAYUUS KAAS OOKALE DADKA REER TOLKEEY ISKU DIRIN .WASSALAAMU CALEYKUM....PEACE ON og.mj////// |
    MUNA | Saturday, March 03, 2001 - 08:24 pm OGADEEN IYO MAGEERTEN ANA KAFIICAN SABABTOO AHLABADOODUBA CAWAAN AAN DAN TOODA AQOON BY BY |
    Anonymous | Thursday, March 15, 2001 - 01:27 am TO Ajaabi aniga ayaa ku garanyaa ee meshaa iijok. ilkacs wathey ee meeshaa ii jow. |
    Anonymous | Thursday, March 15, 2001 - 01:30 am TO Ajaabi aniga ayaa ku garanyaa ee meshaa iijok. ilkacs wathey ee meeshaa ii jow.wax aad jad cuntey i biyo dhan aad cabtey waad ilowdey meshii aad ku dhalatiiyo |
    gabar_d | Thursday, March 15, 2001 - 09:16 pm ala ma ogaadeen baa hadlayo oo ayagu maxaay is moodeen, war ogaadeen war gaalo isu timid, war meeshan ka baxa waxbo isku ma heeysiine, uuuufff.. |