Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): ( Qamaan bulxan--- yuu ka ahaa - Qabiilka Ogaden)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Harti.

Monday, January 08, 2001 - 04:51 am
Wiil Harti.

Warnimanyohow ogaden waxaan doonayaa inaan idin waydiiyo ninkii gabyaagiina ahaa ee la odhan jiray (Qamaan bulxan) kuna jiray gabaygii (Guba) qolamuu ka ahaa (ogadeen) idinkoo iga raaliyaa-
waanad mahadsantihiin- hanoolaado daarood ismaaciil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Ogaden

Tuesday, January 09, 2001 - 01:30 am
Wiil Harti,
Qamaan Bulxan wuxuu Ogadeen ka ahaa, Maxamed Zubeer, wxuuna kasii ahaa reer Cabdille, reer Warfaa, reer magan, wuxuu ka ahaa reer xandulle oo uu markii dambe sameeyey Baha Magan.

Wiil Ogaden

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

From:Wiil hart

Tuesday, January 09, 2001 - 05:38 am
To: Mr. Wiil Ogaadeen

Inaadeer aad iyo aad baad horta ugu mahadsantahay sida aad iiga soo jaahil bixisay arinkaan u baahnaa laakiin saaxiib waxaan fahmi kari waayay waxaad kawado (reer xandule oo markii danbe bahamagan sameeyay) niyoow bal intaana iisii faahfaahi hadaad ii hayso wakhti.
bye.bye-wiil harti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 08:47 am
WIIL HARTI?


INA ADEER WAA IGA QOSLISAY...LOL..!!

QAMAAN WAXUU OGAADEEN KA AHAA OGAADEEN OGAADEEN OGAADEEN,OGAADEEN OGAADEN,ABSAME,DAROOD

WAAD I GARATEY BAAN U MALEYN
KORBAAN U SOCDAA DIB MARABO...!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Ogaden

Wednesday, January 10, 2001 - 04:40 am
Anon , wax dhibaato ah kuma jirto in la is bahaysto kor iyo hoosba sidii la doono.
Wiil harti-
reer xandulle waa laf ka mid ah lafaha reer Magan, oo laga yaabo in ay ka tiro yartahay lafaha kale, sidaas darteed Qamaan wuxuu sameeyay isbahaysi lafaha yar yar ee reer magan oo u bixiyey Baha Magan, si ay isaga bahaystaan kuwa waawayn- ka dib waxay noqotay foormalo ay isticmaalaan qabaailka kale.

Wiil Ogaden

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL HARTI

Wednesday, January 10, 2001 - 06:22 am
TO: AMANOS.
SAAXIIB MEELAYNA XASAASIYAD JIRIN HA KADHALIN XUMAAN IYO SI XUN WAX U SHEEG INTAANA KUU DHAAFIN MAAYO SHEKADAD DAMACDAY INAAD FURTO WAAN KUGU FAHANAY DUQA RAALI AHOOW.


TO: SAAXIIBKAY OGADEN.

INAADEER AAD IYOO AAD BAAD U MAHADSANTAHAY SIDAAD IIGA SOO JAAHIL BIXISAY OGSOONOOWNA QAMAAN BULXAN MAR QUDHUU DAAROOD KADHASHAY DIBDAN BANA UGA DHALAN MAAYO/ SOOMAALINA KAMA DHALAN KAASOO KALE KANA DHALAN MAAYO.

MAHAD CELIN LABAAD WIIL OGADEN.

WIIL HARTI HANOOLAADO DAROD ISMACIL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Sunday, February 11, 2001 - 07:45 am
waryaa kaagan Harti sheganay anagu war Darood iyo gaashaanbuur layidhaahdo ma ictiraafsanin mana ogolin Harti baa tahaye harti nimadada wax kuhel iskagana caabi anagu Ogaden ayaa nahay kadibna somali Daarood wax layidhaahdo majirooooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEKH CABDI RAXMAAN ABSAME

Sunday, February 11, 2001 - 08:35 am
saxnuun
saaxxiib ogaadeen matihid ,ee magaca noo daa
hadaana anigu dooraad ahayn yaa ah daarood
ogaadeen waa beesha ugu wayn daarood ismaaciil.
waxaad ula jeeda magaran hadalkan aad iska matagtay.
hadaadan aqoon ogaadeena waakan abtirkiisu;
ogaadeen <sheekh cabdi raxman> absame kumade kablalax daarood ismaaciil
OGAADEEN HADAAN AHAY DAD WAAN U AMAR SAREEYAAYE
HALKA AAN UGA AROORAANA WAA ABSAME KUUMADIYO UBAXA DAAROODE.
SHEEKADA NIICDA AH MARDANBE HALASOOGALIN KOBTAN!!!!!!!!!!!!!!