Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): OGAADEEN WAA GOB.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Monday, January 08, 2001 - 08:25 am
OGAADEEN INUU GOB YAHAY WAXAAT KU OGAATAA WAA KAA ISAGOO CIDKALE CAAYAYO CAR ARAG! MEELKASTANE WAXAAD KU ARKEYSAA DAD UUN OGAADEEN CAAYNAYO.
WAXAADSE OGAATAA IN NIN WAX AH UUN LACAAYO EE NIN AANAN WAXBA AHEYN LAMACAAYO.

ILAAHOOW ADAA MAHADLEH, OGAADEEN WAA CUDUDA ABSAME, WAANA LAANDHEERAHA DAAROOD, WAA LAFDHABARTA SOOMAALI, WUXUUNA BOGA HORE KAGA JIRAA TAARIIKHDA AFRICA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Thursday, January 11, 2001 - 02:22 am
Afkaaga caano iyo badar iyo bariisba lagu qabay, anigu maihi Ogaadeen, laakinnse markaaan akhriyay dhamaaan dhambaaladii laqorayay isaga uun baa lagu caynayay tasi waxay ku tusaysaa inuu ka gobsanyahay qoomiyadaha kale iyo inuu waliba wax weyn yahay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadhxajis

Thursday, January 11, 2001 - 02:25 am
Aniga horta khaas ahaan qabiilkayaga wuu ka fiicanyahay oo ah Isaaq. Ogaadeen waa dad ixtiraam badan soona dhawayn wacan oo dee aan ku resisitaynayn sida\ dadkayga, marka waxyaabo farabadan ayay soomaalida kale uga fiicanyihiin;;;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/GIDIR

Monday, January 15, 2001 - 04:30 am
Waxaan codkayga ku biirinayaa akhyaarta runta uhiillisay.Ogaadeen dad aad ufara badanbaan ka bartay kulligoodna dad fiican bay ubadnaayeen!
Waxay kaloo cajiib kuleeyihiin inay soomaalida dhan u arkaan dad walaalahood ah oo u siman!
Ogaadeen intiisa badan cadawbaa dhulkoodii haysta ayna is hayaan ee haddaynaan wax uqaban karin aan hiifidda iyo af lagaaddada ka joojinno!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADE MAREEXAAN

Monday, January 15, 2001 - 07:24 am
ISHAAAD KA RADIEEN AKHYAAREEY RAGU WAA HALYEEYADII
SOOMAALI, NASIIB XUMASE AMXAARO IYO KUUKUUYO AYAA BAHDILAY, HADAL IYO MURTIBA WAA SOOMAALAAY IS MAQALOO OGAADEEN HALA IXTRAAMO LANA TAAGEERO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Monday, January 15, 2001 - 11:46 am
hi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahay

Monday, January 15, 2001 - 11:49 am
waan idin salaamay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 07:48 am
waryaa ogaadeen gob ma ahe ,inaadeeroow xishood . Nin dawarsad uun u soo taagan oon sodoh, sodog ,seedi iyo xil ba aqoon , dawaranaya qof walba , halkaa u cadahay, gob maxaad ugu sheegtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGAYSAWI

Wednesday, February 14, 2001 - 08:03 pm
Dee ma marka la kaftamayo mise dhabta, iga waloo waa gob, gob dhashay taasna la iskuma hayo ee ilma aderayaal nimanku waxay rabaan inay somali oo dhan liqaan anaguna waar daaya daaya daaya ayaanu leenahay oo wax noo reeba(kaftan)

Koleyba shaqsi baan ahayoo walaahi ceeb gooni ah u waayey hadaan daacad u hadlo waar bal fiiriya somalida way ka somalisan yihiin, ka dal jecelyihiin, ka diin badanyihiin, ka gaal necebyihiin, waar lama soo koobi karo ee iyaguna hal ha ogolaadeen dee kaftanka yaysan run naga moodin nimanku runtii waxay ahaan jireen xooga dalka xilliyadii xoriyada iyo wakhtigii dowladnimadaba inkastoo Siyaad Barre odayaashooda si xun u adeegsaday oo meeshaa magacooda wax ku soo gaadhay, hadana diyaar ayey u yihiin adeega dalkood iyo difaaciisa sababtoo ninka ogaadenka ah inta badan wuu ka wadani sanyahay somalida kale
OGAADEEN WAA GOB GALAA ALLA KU IMTIXAANAY MAAHEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirashid

Thursday, February 15, 2001 - 04:51 am
To: Hargaeysaawi, saaxiib waxaad kaga dhigtay ciirtaada dhamaa caydaada yaqaanna, inkastoo wax la is dhaafdhaafiyey waagii afwayne haddana kullu shay,in yarjicu ilaa aslihi oo gobannimadu kuma jirto wixii la iswaydaarsaday ee waa halkeedii. Af waa waayn haddaan ku qorey kolley gobi waa tii isfahamta.