Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Qubi....Ogadenia Abow dadkan yaa ogaden u dacareeyay waa yaabe!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qubi

Wednesday, January 10, 2001 - 08:24 am
Waryada wax is waydiin ma xumee niman yahow badidin Ogaden maxaa dacarta idiin mariyaya ta kale anagu hadaan Ogaden nahay ma nihiin somalida somali noqotay 19960 ee anagu waxaan ahayn dadkii magacan idiin soo dhiciyay ee ilaa iyo markii magac somali ugu danbaysayna idiin hayay marka waxaan idin odhan lahaa Ilaahay iyo ogden ku xamdiya....anagu dadjira ayaan nahay hadii nalacaayo oo nala cadaabo waa la arki jiray qofkii wax ah in saas loo galo marka sunta iska soo maydha oo walaaldiin wax la qaybsada oo hadaan qaldanahay noo sheega ...waan qaaadanayaaye....sidaa iyo jawaaab wacan