Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Soomaali Galbeed: Archive (Before Feb. 16, 2001): Qubi....Ogadenia Abow dadkan yaa ogaden u dacareeyay waa yaabe!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qubi

Wednesday, January 10, 2001 - 08:27 am
Waryada wax is waydiin ma xumee niman yahow badidin Ogaden maxaa dacarta idiin mariyaya ta kale anagu hadaan Ogaden nahay ma nihiin somalida somali noqotay 1960 ee anagu waxaan ahayn dadkii magacan idiin soo dhiciyay ee ilaa iyo markii magac somali ugu danbaysayna idiin hayay marka waxaan idin odhan lahaa Ilaahay iyo ogden ku xamdiya....anagu dadjira ayaan nahay hadii nalacaayo oo nala cadaabo waa la arki jiray qofkii wax ah in saas loo galo marka sunta iska soo maydha oo walaaldiin wax la qaybsada oo hadaan qaldanahay noo sheega ...waan qaaadanayaaye....sidaa iyo jawaaab wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

InaSubeer

Wednesday, January 10, 2001 - 09:21 am
Waryaa Qubi, awowgaa iyo ......kii ku dhalay maskax garaada dab olola huh iyo hah lagu siin waa, war ma adoo nin Ogaden ah oo hasha baarkeeda ah ayaad yamyam iyo qadaadweyn leedahay haddaan khaldanahay wax ii sheega, war naga aamu ninyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Saturday, January 13, 2001 - 11:44 am
loooooool = waxay la mid tahay qosol markaan jaatinayno mrcda waryaa yamay iyo qaadadwayn waa maxsteen waa inaan u dul qaadanaa waanad ku mahadsantahya ina subeerow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaka

Saturday, January 13, 2001 - 12:26 pm
waryaa qubi: qubi goormaa kuu gu danbaysay?
waryaa ma reer qubi miyaad tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Sunday, January 14, 2001 - 09:00 am
shaka Adeer haaa waxaa iigu danabaysay mar aan dheerayn miyaad ubhaanayd wax kaaga warama igal soo xirii semeter@usa.net hadaad reer qubi tahay wadaad i garane...waanad ku mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Sunday, January 14, 2001 - 09:01 am
waraa semeter@usa.net ma garatay..hehehheheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil sacad

Sunday, January 14, 2001 - 04:12 pm
qubi sxb wax wax yar iiga taataabo qubi wati fogbaa iigu danbaysaye kolay anigaa mailka kaala soo xiriir donee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Tuesday, January 16, 2001 - 08:05 am
sxb dee wadan aad ayaa loogu fiicnaa ani waxaan ka imid mar aana aad u dheerayn marka waxaan hada jooga north america waxaana rabaa wadan kuu qubi inaan magaalo ka dhisno oo aan ceter ka dhigno marka nin yahow waa laguu baahnyahaye soo xirii..sidaa iyo wiil sacda 2

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maqaabul

Wednesday, January 17, 2001 - 08:58 am
Waryaa qubi nin wanaagsanbaa tahay laakiin waxaan ku odhan adeer dadkan malaxdu qalbiga u fadhido ha isku daaline iska dhaaf ilaahayna ha soo hanuuniyo waanad ku mahadsanathay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil sacad

Wednesday, January 17, 2001 - 02:11 pm
kaagan maqaabul:
sxb waa mahadsantahay ma doonayo inaan ku caayo laakiin waxaa ila quman qudhunka afkaaga dilooday ee aad sheegayso waxaa ila quman inaad aashaa la marto.
Takale ma dhibaad u aragtaa hadii ogadenia la dhiso.
walee waanu dhisi qubi waan waajib sida illahaydadkiisa ugu farad yeelay ayay waajib u tahay in ladhiso qubi.
Waxaa ila quman inaadan iska soo dacaroonine ee aa kurdhiso mugga caqligaaga
qubi: saaxiib waankula sooxiriiri doonaa insha allah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr. qoraxeey

Thursday, January 18, 2001 - 06:58 am
mr.QUBIwaxaa tahay shaaciroole and I know your real name. you dont even know where QUBI is marka talk about some where else please and dont make me laugh after i ask you every where in QUBI then you say OH NO I DONT KNOW it was just a joke you are a good man anyway so keep up the good jop and have agood time

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qubi

Thursday, January 18, 2001 - 11:31 am
all aad ayaad u mahadsantihiin maqbuul waxa uu ujeedaa aan umalayn dadka ogadenka ka soo horjeeda ee kama soo hor jeeda ayaan umalan in qubi la dhiso ta kale mr qoraxay man you know i was born there man and the think you is that only and you have any question about qubi jus mail i will send you back ...all you guyz are nice and really appreciated so guyz keep it up incouraging i have plan to make all ogadenia like new-york city..but after qubi....hehehehhe that is jock guyz thank you so much..peice and love 4 all ogenianz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

danood

Thursday, January 18, 2001 - 03:49 pm
qubiyoo inaadeer mahadsanid aad baan ugu faraxsanahay hadal wanaagaaga.iyo sidaad u turxaan bixin dadka buka ee aynaan waxba uqabin
ayaguna cadawga namooday mid baa igu yidhi in tuu ogaadeen na gumaysan lahaa xabashi ha ihaysto!!!!!!!!!!!
inkastoon kafogahay qubi hadana laabtay igaga taalaa waxaanan ku faraxsanahay in aad xuduudeena galbeed aad waar diye kahaysaan oo aad caruusa iyo
oromoo dhan oo ga yeedh yeedheen.wiil reer sacad alla hadaayo
awawgay baa dhihi jiray reer sacad nin daman malaha.
markaa hadalkaaga fiiriyayna waxaa ii cadaatay waxaan awowgay kamaqli jiray.
qubiyoow in adeer barasho wanaagsan saa wax ugu sheeg ku buka ee cadawgooda garnla,a <xabashida>
sokeeyihiina baruurta ala usaaray.<ogadeenka>
gadhka xiira gaashaan dhigbay gobi uaydaaye
giigiiga dumarkuna yayna idin galiilyeynin
lilx gaban goobtaad ku joogtaan dagaal labta ka ogaada.
waa geeraarkuu mariyay cali oday isagooy caloosha dhulka taalo inyar kadibna naf waa isdaayeen
carabtaa dhahda: khali al kilaab tanbax walqaafilatu tamshii oomacneheedu yahay
safarka kaxee aydu ha iska cidee
halganka hala wado kuwaa moodayo inaan xabashida uga daraanaynana markaan xornimada kunaaloono ayaan tusi doonaa in xabashi iyo soomaaliba uga roonahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBI

Sunday, January 21, 2001 - 10:22 am
Danood walaal aad ayaad u mahdasantahay maxaan ku idhaahdaa hadee ilaahayow afkaaga caano dhay ah oo kulul ooxunbo leh lagu qabay waana saas sheegtay waaa wadaynaa insha allah sidaa iyo Ogadeniaaaaa HA XROOOOOOOWDO...AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

subeer

Tuesday, January 23, 2001 - 10:37 am
waryaada halakan ma maqaabuulkii rugtoodiibaa waan yabaye maqaabuul iyo wiil-sacad uunbaa meesha ka socdee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

danood

Monday, January 29, 2001 - 07:42 am
aahey mr subeerow adiguna hais martiyaynin lagaama xigee qubi waa qaran reer sacad qabiilka guudna waa aga xaajadu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

subeer

Wednesday, January 31, 2001 - 11:04 am
danooon looooooooool waa tahay adeer waaan ogahay in nin reersacda meeshu iga jiro waaan ugahay inuu rag iga jiree danood adeeer waa dhawhay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

danood

Saturday, February 03, 2001 - 06:41 am
to subeer
saas weeye ugaas halkaa halaga hayo hana laga xaajoodo sidii tigreeda ciida ogaadeeniya looga saari ;lahaa
oo xoog nooma yaree tashila aan baa jirtee aan xaajadaa falanqayno
madixiisa alee haraajiyee waa kii lahaa macalinku
shanba reer mahaysteen haduu shiri ogaadeene
war hala shiro oo khaladna hala isku raacee aan reer ogaadeeniyoow wax gaadhno
godabta gaalkana halaogaado nin aanadii iloobay
tiro gal ma ahee.
lol subeer xaajadaaa ka arimi cubudhiye hadaad ku banaantahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Saturday, February 03, 2001 - 09:00 am
War ragu waa sidaa ay ka dhawaajiyeen danoodow ninyhow nin waxaa tahya lagama maarmaan oo waxaan u baahanahay taladaada ninyahow ee say kula thay xageen wax ka bilownaa talo faro ka haadayo inakii buu ilaahy iskeen tusye see se shirka ogaadeen la isgu keenaa waa ka talin lahayen...marka ninman yahow aniag hal dhib aa ina haysta aan umalaynaa kaas waxaa weeye nin walia oo oagdenia udhashay horta hadii uu buul uu gale meelkale ka helo ama north america ahatayee ama yurup ahayataaba maalinkaas ayaa la ilaawayaa oo nin waliba waxuu afka kaleeyahay war wadankii maa wax loo qabto war ninman yahow arinka hadal hala dhaafiyo oo action hagaadho kol uun oo aan ka soo wada haajirno qurbada ina laysay oo aan xidh cidla oo Qubi ama danood kuyaal aan hoos hadhsano ilaa aan laydh xornimo ingu soo dhacdo...marka waxaan karjaymayaa talo inagama maqnee laakiin waxaan u baahnay hogaan marka yaa ilaahy tolow inoo soo saari donoodow maad na horbeed adeer aan kuu duceeyee ....aniga igu halee walee intii tabartay ah inaa ku garab kaco..marka raga wax ha soo kordhiyaa oo wha is next ....waad mahadsanthiin alllllllllllllllll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

danood

Friday, February 16, 2001 - 11:15 am
lol mr qubi
mahadsanid inaadeer waxa aan haysano aan lagarab istaagno jowxo uma baahnin wax cusub oon samayno.ee waxaan ubaahanahay in aan taageero waxa jira.
ta xigta inaadeer halganka hubaysan halaga qayb qaato. oo hogaamiya yaasheena aan ixtiraamno. saasaan ku gaarynaa danteena.oo ah xornimo aan hoos hadhsano.
waad salaamantahay markale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubi

Friday, February 23, 2001 - 07:35 am
loooooooool@@@@@@@@@@@danooooooooooood
tolay adeer yaa talada kuu dhiiba walee inaan show malin dhow hoos hadhsan lahay waryaa warbal ila soo xidhiidh inaadeer nin arin iyo murti ku dhantahy baa tahay e-mailkaygu waa wacayz@hotmail.com ok inaadeer ila soo xidhiidh oo ii soo sheeg meeshaad joogto ani north america ayaan joogaaye waad mahadsantahay